cadnaan1

Dowlada oo keen satay laba helicoptero oo ayaxa Kula....

Recommended Posts

gooni   

Difeeto wayn oo xagga maskaxdaa yaa haysata xag-jirka snm.

FAO maxay diyaaradda si gaara ugu gayn wayday?

Aragtidayda FAO wayba u gayn lahayd haday dadaalkeeda leeyihiin, balse waxoodu waa ayaxu ha i cuno intaan marqaan jabayo.

Dawladnimo wahmi laguma dhisi karo.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lacagtii Worldbank, cuntadii WFP iyo UNCHR.. hadana ma diyaaraha/helicopterkiia FAO (Food and Argriculatural Organisation) ayaa la sheegtay? kkkkk 

Hadii maalmo loogu yaboohay maha macnaheedu in lagu siiyay.  :D 

Inta Ayax la dagaalamaayo, waxa haboonaan lahayd in Wabiga Juba tuulooyinka uu qaatay dadka ku taablaysan in lagu soo badbaadiyo.  Mise contract FAO kuma jiro badbaado dadka shacabka ah? Caku!!

At least, helicopter USAID u soo dirtay Somaliland, ciidamo Ethiopian ah looga baqi maayo. :D 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.