Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

And the abuse of innocents does not abate

Recommended Posts

Maskiinkaan Yemaniga ah xuu ka rabaa Muuse Marqaan? Only knows how to abuse masaakiinta ku hoos nool.

Fanaanka Saalax Carab: Waxaa tacadi xun iyo cunsurinimo la iigu geystay Hargeysa

Fanaanka Saalax Carab ayaa sheegay in si cunsurinimo leh loogula dhaqmay Somaliland kadib markii muddo labo todobaad ah uu si sharci darro ah ugu xirnaa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Fannaankaan oo maanta dib u helay xoroyadiisa, ayaa farriin uu maalin kahor xabsiga kasoo diray ku sheegay in loo xiray kadib markii dhawaaan Xamar ay kasoo heeseen isaga iyo fanaaniin kale oo reer Hargeysa ah, balse isaga kaligiis la beegsaday.

Waxaa uu tlmaamay intii uu xabsiga ku xirnaa in loo diiday inuu daawo qaato maadaama uu sheegay inuu qabo xanuuno uu kamid yahay Dhiikar. Waxaa sidoo kale uu tilmaamay in loo diiday qareen udooda.

 “Anigoo fanaan ah oo wax dambi ah aanan galin, ayaa la igu xiray meel lagu xiro tuugada iyo gacan ku dhiiglayaasha ah. Horey looguma xirin fanaan aniga iga horeeyay. Waxaa la igu cunsuriyeeyay waa qabiilkayga, Waxaan ilaaheey ka baryay inuu cadaalad isiiyo,” ayuu yidhi fanaanku.

Fanaanka ayaa kamid ah fanaaniinta kasoo jeeda dalka Yemen, balse ku heesa afka Soomaaliga. Wuxuu fankiisa kasoo bilaabay dowlad degaanka Soomaali(da).

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maafiyadaan Muuse Muqayil ka koow yahay bililiqo ayee ku dhameeyeen waqtigooda. Wey ogyihiin meesha inay waxba ka soo socon, so bililiqada hantida iyo dhulka danta guud ayee si ba'an u wadaan tan iyo sagaashameyadii.

XOG laga bixiyey ‘muran dhuleed’ lala xiriiriyey Saylici oo ka taagan BOORAMA

Badhasaabka gobolka Awdal, Cabdiraxmaan Axmed Cali oo maanta warbaahinta kula hadlayey gudaha magaalada Boorama, ayaa ka hadlay muran baahsan oo ka taagan dhul la sheegay inuu si xoog ah ku qaadanayo Madaxweyne kuxigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici.

Badhasaabka ayaa sheegay in dhulkaasi oo ku yaala buurta Faaraxyood ee magaalada Boorama ay yihiin dhul dan-guud ah oo ay ugu deeqeen qolo Hay’add ah oo ka dhisaysa Xarun lagu hayo Agoonta.

Sidoo kale waxa uu sheegay Badhasaabku in dadkii ku doodayay dhulkaasi ay is arkeen, balse ay warbaahinta u sheegen wax ay isla ogeyn, kuwaasi oo Madaxweyne kuxigeenka ku eedeyay inuu awood dowladeed kala wareegayo dhulkaasi.

Badhasaabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedahaasi Saylici lagula xiriiriyay dhulkaasi oo maalmihii u dambeeyay uu ka taagna muran xoogani, iyada oo dhawaan ay warbaahinta kasoo muuqdeen qoysas danyar ah oo sheegayey in si qasab ah looga qaadayo dhulkooda.

Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa inta badan dhaleeceyn loogu jeediya arrimo la xiriira dhulka, xili ay isasoo tarayaan dad badan oo ku doodaya in dhulkooda ay si xoog ah uga qaadanayaan Madaxda ugu sareysa Somaliland, sida Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Saylici

Share this post


Link to post
Share on other sites

And on and on:

Somaliland detains female musicians for traveling to Mogadishu

Somaliland authorities have arrested Hamda Yousuf Ibrahim and Barwaaqo Mohamed Hashi in April only for traveling to Mogadishu, Somalia’s capital, Human Rights Centre Somaliland in Hargeisa said in a statement.

The musicians from the Hargeisa-based Horn Stars band were arrested upon their arrival at Egal airport in Hargeisa, the capital of Somaliland. Sources close to the police told media that arrests were made after a warrant arrest by the police chief.

They are charged with anti-national activity of a citizen abroad (article 212 of the Penal Code) and corruption of a citizen by foreigners (article 189), The Human rights watchdog said.

Human Rights Centre strongly condemned the detention and prosecution of two female singers labeling the charges against the singers as merely persecution with no legal basis.

“We are startled by the government’s intolerance towards musicians and restrictions imposed on musicians who perform art across the region of Horn of Africa where many speak the Somali language. The charges are merely persecution with no legal basis,” says Yassmin Omar Haji Mohamoud, the chairperson of the Human Rights Centre.

“We call on the government to respect the constitution and international human rights conventions,” she added.

Somaliland authorities also detained Abdiwahaab Osman Omar, a Borama based activist for a Facebook post critical to the government without charges.

Human Rights Centre is concerned with the criminalization of arts and  called on the government to drop the charges and release the two singers and activist Abdiwahaab.

It is not the first time musicians are arrested in Somaliland for visiting Mogadishu, the capital of Somalia.

Somaliland sees Somalia as an obstacle hindering its efforts aimed at gaining an international recognition as seeks an independence from the rest of Somalia.

Somaliland has declared a unilateral independence from the rest of Somalia in 1991, however, no country has so far recognized it as an independent state.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabadh sheegtay in qabiil keeda awgeed loogu diiday dhalashada Somaliland

202232637817782016655630.jpg

Ayaan Cabdiwali oo sheegtay in ay Hargaysa ku dhalatay, ku kortay, wax ku baratay, isla markaana ku dhaqantay, ayaa sheegtay in dhalashada Somaliland loogu diiday qabiilkeeda awgeed.

Ayaan waxay sheegtay in ay u baahatay  aqoonsiga dhalashada Somaliland, si ay u qaadato waraaq dambi la'aan ah, oo ay u baahnayd, lakin aqoonsigii loo diiday kadib markii loo sheegay in anay Somaliland u dhalan.

Ayaan ayaa sheegtay in dhamaan hay'adaha ay booqatay si ay u hesho dhalashadeeda, ay diideen, isla markaana markii danbe loo gudbiyay hay'ada dambi baadhista ee CID-da. Waxay sheegtay in CID-du ay u sheegeen in ay qaadato aqoonsi daganaansho ah taasi oo ay la yaabtay madama oo ay Hargaysa ku dhalatay oo anay ahayn qof meel kale ka yimid.

"Qoladii CID-du waxay igu yidhaahdeen kaadh daganaansho ah qaado kadibna, kaas ayaanu faro kuugu samayni, waxan ku idhi sideen kaadh daganaansho ah u qaataa halkeen kasoo guuray?, qof meel kale kasoo guuray ayaa daganaansho qaatee" ayay tidhi Ayaan.

Waxay sheegtay in nin sarkaal ah oo CID-da ka tirsan, oo loo gudbiyay markii danbe ay kala kulantay wax ay aad ula yaabtay.

"Ninkii sarkaalka ahaa wuxuu iyu yidhi maad kala tagteen ninka **** ahaa ee caruurtaada dhalay, markaasan ku idhi haa, markaasu igu yidhi oo sideenu kuu siina bilee oo aad caruurta nagala baxsanaysaba," ayay tiri Ayaan.

Sharciga dhalashada Somaliland ayaa sheegaya in cidii Somaliland daganayd wixii ka horeeyay 1960 oo kali ahi ay heli karaan aqoonsiga dhalashada Somaliland.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeisa ku Dhalatay yes Laakin hargeisa umay dhalan this woman is an Ethiopian from qabri dhahare she was only born in Hargeisa’s   somaliland law states a person from somaliland is a person who’s parents and grandparents hail from somaliland soil. This is not the case with her since she is the big foot community from Ethiopia 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
3 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Hargeisa ku Dhalatay yes Laakin hargeisa umay dhalan this woman is an Ethiopian from qabri dhahare she was only born in Hargeisa’s   somaliland law states a person from somaliland is a person who’s parents and grandparents hail from somaliland soil. This is not the case with her since she is the big foot community from Ethiopia 

 

 

Big foot maxaad ula jeedaa xaaji? ma soomali maroodiga la nool baa Ethiopia joogta?

Aragtidayda gabadhan waxayba daacayad iyo sumacad aan jirin u samanaysaa snm. 

Xagee waraaqaha dhalashada iyo faraha somaliland ka shaqeeyaan aduunkaan aan ku noolahay.

Dhawr oday oo hargaysa ka yimid yaa hadda i ag fadhiya basaboorka ay wataan waxaa ugu qoran inay hargaysa iyo burco ku dhasheen anigana waxaa iigu qoran gaalkacyo.

Snm waxaan kula talin lahaa cunsiriyadda ha iska daayeen wax wanaagsan ma'ahan aakhiro iyo aduun labadaba 

Hablaha quruxda badan yaysan been u sheegin oo nooga cayaarin, weelka daboolka ha ka qaadeen oo dadka ha u sheegeen inaan waxba ku jirin 32 sano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 Dee bigfootka  wa reerkiina basaboorka somaliland itoobiya lugu taga Tanzania Kenia jabuuti South Africa Uganda South Sudan malaysa iyo England xita  maalin dhawayd na imaaraatka lugu taga ta labaad naagtaani basaboor may rabin Dhalashada id card somaliland bay Rabtya sii ay warqad dembi baadhis uso hesho that’s all naagtuna somaliland umay  dhalan wa ajanabi wa naag itoobiyanad ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, gooni said:

Xagee waraaqaha dhalashada iyo faraha somaliland ka shaqeeyaan aduunkaan aan ku noolahay.

Documents from Hargeisa are well regarded in both Europe and America and accepted as valid documents. For example, marriage, birth and death certificate you obtain from Hargeisa will be certified by US embassy, UK or EU embassies. 

Whereas the one you get from Mogadishu require additional checks and notarisations and may even not be accepted after all.  

Ayan's case is a bureaucracy issue. It has nothing to do with her clan. She is married to a Somaliland citizen and has kids that are Somaliland citizens, therefore she is qualified to become Somaliland citizen. 

The number of countries accepting Somaliland's passport is increasing.  In Asia, you can travel with Somaliland passport to UAE, Malaysia, Taiwan, Thailand, Bangledesh and India. 

In Europe, UK, Turkey, France and Finland. In North America, only students can travel with Somaliland Passport.

This is Malaysia and the arrival of Somaliland students with their Somaliland passport. 

image.png.5438bfe694aea549baf439fa935cd4a0.png

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

 

On 5/11/2020 at 6:35 AM, maakhiri1 said:

Somaliland Ciidanka Booliska Oo Si Toosa Ula Wareegay Gaadiid Ay Ku Soo Qabteen Qaad.

I know this stpud police cheif, his name is Araweello in Borama. I know that town didn't had enough police cruisers for a long time and I was surprised all these police cars.

The question is" Goormay Jamuuriyada Barakaysani qaadka mamnuucday""

Xaaji warka na sii.

Deeda Ilaahay baa baxshee baada laga qaadayo fanaaniinta oo looga furanayo waxoogaagi ay Muqdishu kala yimaadeen iskadaaya. Waxa dhalinta lacagta yar ka furanaya waa kuwa isku sheega sirdoonka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Gabadh sheegtay in qabiil keeda awgeed loogu diiday dhalashada Somaliland

202232637817782016655630.jpg

Ayaan Cabdiwali oo sheegtay in ay Hargaysa ku dhalatay, ku kortay, wax ku baratay, isla markaana ku dhaqantay, ayaa sheegtay in dhalashada Somaliland loogu diiday qabiilkeeda awgeed.

 

She tried to obtain document using falsified and fake identity details. She gave wrong information in order to obtain her citizenship documents. 

Here is complete interview with the Citizenship Office of the Hargeisa Local Government

Why would she do that? Come on social media and claim she is being discriminated against.  

Lies will only buy you 15 minutes of fame, but will cost you an eternity of shame. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dadkii meel iska meegaarta, "dad" ay gumaystaan waayi maayaan.

Naagta ninka qaba ma kafiilan kartaa ama  waraaqo ma u samayn kartaa sharciga snm haday abtirsato ? Mise waa inay caaqilkeeda keentaa ayaduna?

Waxaan qabaa hadaad bigfoot iyo faransiis hargaysa ku dhashay sharcigii u diideen aqoonsigiinu waa soo dhawyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sharcigu waa cadyay.

1. Somaliland citizen who is female can marry into outside Somaliland. She may retain her citizenship only if she doesn't take up her husband's. Also her children or husband will not be given Somaliland's citizenship.

2. Somaliland citizen who is male can marry from outside Somaliland. His wife and children will automatically qualify for Somaliland citizenship 

3. A non-Somaliland person can become a Somaliland honorary citizen due to his service for the country (i.e. did exceptional work for Somaliland)

 

The French man need to join the Somaliland Army and earn his colours there. The more enemies of Somaliland he takes out, the faster he can qualify for Somaliland's honrary citizen category. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.