Suldaanka

Reer Beledweyne oo sanadkan ka badbaaday flooding... thanks to Somaliland donations put to good use

Recommended Posts

qorane   
3 hours ago, gooni said:

Waraabe yaa waxaa laga hayaa hadaan xoolaha habraha, xoolaha kale ka aqaan waligay ma cuneen.
Reer "land" sadaqadooda wax wayn baa ka'si ah.

Hiiraan cid walba waa u mana-sheeganaysaa.

400,000,  ma dawladda soomaaliya iyo dawlada jabuuti bay kula tartamayeen, mise sadaqa shacabka waqooyi la baxeen bay ahayd?

Kuwa sadaqada qaatayna waa inay eegaan kuwa aan xataa munaafaqad waxba ku helin oo ilaahay uga mahad celiyaan.

Allahuma aslax axwaalnaa jamiican.
 
Maalmahan Soomaalida waxa kusoobatay dad laleeyahay waxa laga saarayaa jin iyo waxyaabo lamid ah  adiguse waxaan umaleeynayaa inaad ubaahantahay in lagaa saaro cudurka “Somaliland”.

Share this post

Link to post
Share on other sites

The money for Qardho was directly handed to Pland Government and the money for Beledweynte including the one from Jabouti was handed over to Hirshabele Government.

And while the donations from Sland are appreciated, there's nothing unique, every Somali from Puntland, Mogadishu, and diaspora have donated money and material. So, let's not go and politicize this. 

What Somali governments including regional governments are guilty of is the lack of planning and infrastructure to stop these recurring floods.

Share this post

Link to post
Share on other sites
17 hours ago, Che -Guevara said:

Where's the bit for Qardho mase PR donation meesha😋

This is not about Qardo. But for the record, we have Dahabshiil representing us there. :D 

EXNGw9IWAAAesQu?format=jpg&name=medium

Share this post

Link to post
Share on other sites
52 minutes ago, Che -Guevara said:

The money for Qardho was directly handed to Pland Government and the money for Beledweynte including the one from Jabouti was handed over to Hirshabele Government.

I have not seen any reports confirming that Cheeseman actually sent the money to Hirshabelle. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Hiiraan cid walba waa u mana-sheeganaysaa.

Dib u akhri kolay waxaan filayaa inaad suuxday ka hor intii aanad ka bogan warka meesha ku qoran.

Cid reer Hiiraan u manasheegatay ma jirtee Reer Hiiraan ayaa sheegay oo shaaciyay. :D:D 

Cuqdadu inay ku indho iyo dhego tirto maha. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

The butler of Menelik Palace (PM Abiye Ahmed's residence) Mr. Cheeseman can't wait to fly to his master's house to do the needful. :D 

96542289_170158061129891_247203819895652

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
qorane   
4 hours ago, Che -Guevara said:

The money for Qardho was directly handed to Pland Government and the money for Beledweynte including the one from Jabouti was handed over to Hirshabele Government.

And while the donations from Sland are appreciated, there's nothing unique, every Somali from Puntland, Mogadishu, and diaspora have donated money and material. So, let's not go and politicize this. 

What Somali governments including regional governments are guilty of is the lack of planning and infrastructure to stop these recurring floods.

Rubbish.  

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Galbeedi
Xog ogaalnimadu intaad akhriso kaliya ma'ahan walaale.

Sidaad ogtahay hir-shabeele waa gobolada ugu qanisan geyiga soomaalida dhanka beeraha iyo xoolaha nool labadaba.

Gobolada dhexe, bari, ilaa gabilay, khudradoodu way gaartaa.

Maantay baabuurtii baladweyne ma imaan suuqii khudrad waa lagasoo waayay soo kamaadan maqal suuqyada waqooyi?

Mushkiladu waa maamul xumo iyo maarayn la'aan, ayagaa loo baahnaa inay gobolada kale u gurmadaan.

Dawladda dhexe iyo jabuuti labaduba way bixiyeen lacagtii meelna laguma sheegi karo maanta.

Reer koonfurku waxay ku maah maahaan (gol ey baa lagu tijaabiyaa) 
Aaway intii yarayd maxay ku qabteen?

30 sano yaan dhiganaynay jaamacadda boobka, ribada iyo wax is daba marinta.

Xataa kuwanu ma yaqaanaan inay dhagax meel dhigaan, gacmahana kor u taagaan si loogu sacabiyo.

Tan igu sawir

Hadaysan madaxda qaranku isku sawirin  yaa ka fool-xumayd aragtidayda, carabtu waxay u taqanaa arrintaas (رفع المعنويات )

Ama niyad dhis, waa la booqdaa dadka xanuunsan wax wayn bay u tahay ayaga, waana nala faray.

Suldaan.

Dadka reer hiiraan waxay fariin u dirayaan federaalka dhexe, oo ay ku lafo garaacanayaan, meelna snm kamasoo gasho, xataa hadii magacooda lasoo hadal qaado.

Sadaqada warkeeda waxaa la xiraa maalinkay jeebkaaga ka baxdo muxsinkii bixiyay aakhiro iyo hor alle yuu ula baxay. 
Saliid, siyaasadda lagu shiilo sadaqada lagama dhigo.

Tan cuqdada

Wax cuqdada ma qabo dariska gurayga ku xiga waxaan jeclaan lahaa inuu noqdo soomaali wanaagsan oo aanan beel isku raacin.
Allahuma aslax axwaalnaa jamiican.
 
Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Suldaan.

Dadka reer hiiraan waxay fariin u dirayaan federaalka dhexe, oo ay ku lafo garaacanayaan, meelna snm kamasoo gasho, xataa hadii magacooda lasoo hadal qaado.

Sadaqada warkeeda waxaa la xiraa maalinkay jeebkaaga ka baxdo muxsinkii bixiyay aakhiro iyo hor alle yuu ula baxay. 
Saliid, siyaasadda lagu shiilo sadaqada lagama dhigo.

Tan cuqdada

Wax cuqdada ma qabo dariska gurayga ku xiga waxaan jeclaan lahaa inuu noqdo soomaali wanaagsan oo aanan beel isku raacin.
Allahuma aslax axwaalnaa jamiican.

 Horta sadaqadaas waxay ka dhaxaysa dadkii bixiyay kaw, dadkii gudoomay iyo ilaahay. Adiga boos kaaga banaan ma jiro. Wixii samaawaadka ku xidhan, adiga oo kale wax lagama waydiiyo.  Waar ileen tanoo kale. :D 

Dad badan ayay dhibsaday Reer Beledweyn warkaa ay shaaciyeen oo sidii acid caloosha dhibiil ku noqotay. Reer Beledweyne waa gob awoowe. taa waa isla qirsanay ayaan filaa. 

Wixii taagero ah ee aynooga baahdaan waa la garab taaganay. :D 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   
2 hours ago, Suldaanka said:

Dad badan ayay dhibsaday Reer Beledweyn warkaa ay shaaciyeen oo sidii acid caloosha dhibiil ku noqotay. Reer Beledweyne waa gob awoowe. taa waa isla qirsanay ayaan filaa. 

Suldaanku arrintan waa ku saxsan yahay.

There is nothing politics about this. This shows how deep is the looting of public funds by Somali leaders. 

Fatahaada biyuhu haddii aanay hadda mar sadexaad soo noqon (2017, 2019, 2020) cidna ma ogaateen lacagta la lunsaday. 

We are talking about half million from federal government, 600,000 from Djibouti and $1.5 million from China. that is $2.5 million dollars. It is the main reason nothing is built in Somalia. A very small contract of less than half million could high dykes of small concrete and sand. If they can not build that simple work what do you expect them to achieve. 

Midna ogsoonow, tuugadu Hargeisa iyo Muqdishoba way joogtaa. 

During the Awdal drought of 2017, a million dollar was brought to Hargeisa by Mogadishu elders. The Awdal region got only $150,000 of those funds. The rest disparaged through government  bureaucracy. 

We are ruled by thieves. Yet, Farmaajo and company are silent as usual. Why not come out in public and explain if the fat man , Waare of Hiiraan looted the money unless you guys are also guilty of stealing some of the cash especially the Chinese money. . That man Waare is trying to get re-elected again. If there is justice he should be prosecuted.

Tuugo is bahaysatay ayaa ina xukunta. Intay maalkii ummadda xadeen ayey rabaan in aan laga hadlin. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, galbeedi said:

During the Awdal drought of 2017, a million dollar was brought to Hargeisa by Mogadishu elders. The Awdal region got only $150,000 of those funds. The rest disparaged through government  bureaucracy. 

The Drought committee handles all the donations and the sums of donations received was proportionally shared across all the regions as the drought not only affected Awdal but also majority of the Somaliland regions. 

There will always be thieves I give you that. But nothing compares to the whole sale theft that is going on in Mogadishu and elsewhere in South Somalia. For example, the region of Gerdafui in Puntland was recently cut off from the rest of the region by cyclones and other falling rocks. The money donated to the recovery was totally misappropriated by those that meant to lead the recovery. Not a single dime was found. 

In Somaliland, there is to some extent checks and balances which makes sure at least the projects are done, but may be not to 100% but somewhere between 70% to 80%.

  • Thanks 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Lo and behold!!! Cheeseman has transferred 1.1 million dollars today. :D 

Minister Baile, the glorified cashier, pulled that amount from the slush funds. :D 

2020510637247180987991582.jpg

HIIRAAN.COM

Axad, May 10, 2020 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay inaay soo gaareen lacagihii dooda dhaliyay ee lix bil kahor aay yabooheen dowlada federaalka iyo...

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
qorane   

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xaqiijiyay inay soo gaartay lacagtii dowladda Federaalka ugu tala gashay gurmadka Fatahaadda Beledweyne.

Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ayuu ku shaaciyay inay soo gaartay 500,000 oo dollar ka timid dowladda Federaalka iyo 600,000 oo dollar oo dowladda Jabuuti ku deeqday.

Maalin ka hor ayay aheyd markii Guddiga Gurmadka fatahaadda Beledweyne uu shaaciyay in aysan soo gaarin lacagtii sanadkii hore dowladda Federaalka ugu deeqday gurmadka Fatahaadda Beledweyne.

Arrintan ayaa sababtay dhaleeceyn loo jeediyay dowladda Federaalka oo ahaa in aanay fulin balanqaadkeedi bishii November ee sanadkii hore, isla markaana lix bilood ka hor lacag ay balanqaaday aysan bixin, halka 24 saac gudahood ay lacag gaareysa hal milyan oo dollar ugu deeqday gurmadka daadadkii ku fatahay magaalada Qardho.

WWW.JOWHAR.COM

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xaqiijiyay inay soo gaartay lacagtii dowladda Federaalka...

Share this post

Link to post
Share on other sites

Djibouti's Government confirms that they transferred the sums of donations to Cheeseman 7 months ago. 

So when even donations get misappropriated, its then little wonder that millions of dollars are also unaccounted for.

--------------

HIIRAAN.COM

Isniin, May 11, 2020 (HOL) - Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in ay 7 bilood ka hor ku wareejisay wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya lacag dhan $600,00, taasoo loogu talo...

Share this post

Link to post
Share on other sites
qorane   
4 hours ago, Suldaanka said:

Tuugo isbaheeystay.  They will still even more  in the last days in villa amisom unless things change. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.