Sign in to follow this  
RedSea

Women drivers increasing(Hargeysa)

Recommended Posts

RedSea   

Somaliweyn - Hargeys - 26/11/06

 

Magaalada Hargeysa oo ay ku soo badanayaan Gabdhaha Darawaliinta ah ee Gaadiidka Kaxeeya

 

( Saxafiyada Moha Daahir Faarax oo aan wareysi kala yeelanay dhinacyo badan oo ku saabsan somali-lan iyo Horumarkeeda)

 

moha_darawal.jpg

 

moha_daahir.jpg

 

 

Hargeysa waa Magaalo aad u balaaran isla markaana xiligan ku talaabsatay Horumar baaxad leh kaas oo soo jiitay dad aad u fara badan oo isugu jira Madow iyo Cadaan, taas oo laga dheehan karo Muuqaalka wanaagsan ee Magaalada iyo sida maalinba maalinta ka dambeysa ay u sii bidhaameyso.

 

Inkasta oo Socdaalkii iigu horeeyey ee aan ku imaado Hargeyso ay tahay hadana waxaa ii muuqanaya Sawirkii la iga siiyey kol hore ee la xiriiray Horumarka ka jira, waxaana Magaaladu ay tahay Magaalo ay ku sii hirteen dadyow aad u fara badan kuwaas oo ganacsi Nolol iyo waxyaabo kale u soo raadsaday.

 

Hadaba waxyaabaha Cajiibka ah ee aan ku arkay Magaalada ayaa waxaa ka mid ah, adiga oo arkeysid Gabdho aad u fara badan oo kaxeynaya gaadiidka, kuwaas oo isaga kala gooshaya Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa .

 

Inkastoo Gaadiidku uusan laheyn Rag iyo Dumar hadana waxaa la oran karaa waxaa saamaxaya in Haweenku ay sida ay doonaan u isticmaalaan gaadiidka Nabada iyo Horumarka ka jira Deegaanada Somaliland.

 

Hadaba si aan wax badan uga ogaano Arintan ayaan waxaan kala sheekeystay Saxafiyad ku sugan Magaalada Hargeysa, isla markaana ka holgasha TV-ga Qaranka Somaliland, iyada oo dhinaca kale Warar u dirta hay’ado warbaahineed oo dalka dibadiisa, waxaana aan la sameeyey Wareysi ku saabsan Horumarka Somali=land doorka Saxaafada, iyo Muuqaalka Hablaha iyo arimo kale.

 

 

Si aad u hesho Macluumaad dheeraad ah Halkan riix si aad u dhageysato Wareysiga Moha Daahir

listen her report here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^Actually she is Somali,clickt the link above,her full 9 minute interview can be heard.

 

You are right to some extent,I thought she was some Arab girl,but actually her name is Moha Dahir Faarax.

 

She is journalist for TV Somaliland as well Somaliweyne.

 

Listen to her report,she sounds like very smart individual.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^don't know - maybe if she wasn't so Arab looking - not that Arabs aren't attractive - but she's missing that special Somali ingredient imo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^lol.Lt Xalane and the Point,keep your shoes on,teh lady is married...I think,hence for the ring on her left faryaro.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shakti   

oye.. whats the big deal! isn’t this Somali not those darn yellow-teeth country

 

Lieutenant Xalane, u really need 2 get hatch soon, **caution** u r 5 female pictures away b4 u start rapping it!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Red Sea:

^lol.Lt Xalane and the Point,keep your shoes on,teh lady is married...I think,hence for the ring on her left faryaro.lol

Redsea ,u really know her?

 

Devilangle,Do u look like her?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by BORN_BRANIAC:

Man didn't even know that she is related to my mother.... wow what a small world.

LOL..I am glad I didn't say anything too crazy about her,specially after finding out that she is your aunty!

 

anyways,did you show this thread to your mom or something,how did you find out she relates to your mom,cuz,you could do me reall big favor. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoL. Gabdho baabuur wado maa wax weyn noqotay, that now it is newsmaking? I think the wararka is slow in Hargeysa.

 

Reminds me being told my sister driving her Fantikuwataaro in '70s. In mid '80s as boys, maxee xeebta Jasiira noogu kaxeysay. Almost a dozen boys ka buuxo one as fatuuro kuuseey as that little Fantikuwaataro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Fantikuwataaro,what is that man?

 

Women driving a car, what is the fuzz, war heedhe ilayn soomalidu weli waadanbeeyssaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this