Sign in to follow this  
Nasteexo

RAGII QARNIGOO QURMAY!!!!!!!!!

Recommended Posts

Samafal   

LOOOOOOOOOOOOOL. THAT GABAY WAS VERY FUNY. LAAKIIN WAXAAD U EGTAHAY MID ODEYGII SADEXDII U TUUREY EE ARINTAAS WAX MA KAJIRAAN?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nasteexo   

Sha baad ku bilaawdoo sha baan ku dhameyn shurufloow sheekadan iga shub

 

War ma anaa i shukuleee????

Wale anaa ku shukayn oo sidii shaxdii shanshan kuu tuuraaye ee shurufle i dhageyso.

War sheydaamadaan yar oo sharqamaaya ee sidii shinidii kugu shamuumaaya sharkooda aloow na mooti.

Shuluqyahoow shafka weeyn ee shaarka gaduudan ee sheekada aqoon shanta ha ila soo galin

Nimankaan shigshigaayoo sharafti ka dhamaatay

War shafafkaan yar oo sidii shumac la shiday isku shiilmay

Waxaan wada shafka yar sheekaan idiin hayaa ee shiirka ka soo qabeysta oo kaalaya aan showree

War wax badan baan idin shuufay oo sheekadiina dhageystay oo shuqulxumadiina ka yaabay

Walee waan idiin shirnay anakoo shan shan ah oo sharkiina ka yaabnay shahaadadaan qabsanoo shakuuroow naga hay.

Mid shuuqay mid shuluq ah mid shiiray mid shaqo beelay mid shigshigaayo iyo mid aan sheeko aqoon

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

Shamiseey waa sheeko laga shactireysto

 

Sheekadaan waxeey ku socotaa ragaan shafafka yar yar misana sheekodoonka ah oo shaah cabka badan.

War ma adinkaa u sheekeyn karo gabdhahaan

SHAMIS

SHACNI

SHANKAROON

SHAXSHAXLEEY

SHEEKAALEEY

Iyo shanta raacda

Idinkoo wata

SHIINE

SHIIRLE

SHURUFLE

SHIRWAC

SHANKA DHEX SHAQEEYE

IYO MID MASHIIDIYAA

War sheekadaan ka so shiroo shaqa guri ka dhigta oo shuqul keeda soo sheega!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Nasteexo - salaam marka hore

 

Marka labaad, suaal: ma xiisaa kuu heysa af-lagaadeynta ragga, mise af-xumaanta ayaaba kaa dookh ah? mise xishoodkiibaa kaa lumey? anigu garan maayo balse warka cadee gabaryahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

loooooooooooooooooooooool

heheheeeee........is that BURAANBUR???

Nasteexo sidee noo gashay...halkaa miyaan kaa joognaa?

 

Rag waa nin naag helay,

Naa naa nin korodhsadey,

Najis nimeey ku kaadidey!

 

And that means; Raggu waa sadex:

 

1. Waa nin nasiib badan oo dhuubo-dhex yar, qalanjo qoor-dheer, marwo karti iyo imaan badan nin helay.

2. Jaq-jaq, filanwaa, muran aan dhamaan, nin korodhsadey oo calafkiisau siiyey naag lugoysa oo aan u ogoleyn in uu gurigiisa ku nasto.

3. Najaasad, areebo ah, garna galin kana bixin oo ehelka iyo qaraabada, dariska iyo asxaabta intaba la colowda...reerna ma dhaqdo lagamana dhaqdo..waa keligeed quman iimaan iyo akhlaaq daran..bal ilaahey amarkii nin baa calafkiisu halkaa dhigaa.

 

Nasteexo wa ina kaa hadde ragga qaarkii (old-school) muraayad noocaas ah bey wax ku arkaan oo idinkoo dhan sadex baan idin ka soo qaadney.

 

Note: Annigu ma oran ee Mudug yaa looga maah-maahaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

nasteexo wali waad nagu ciyaaraysaa miyaa,naga kala aayar bahasha,ramadaanka ayaan kaaga cabsaneenay laakiin hadda dagaal aa bilaabanaayo hadaadan sheeegin waxa kugu kaliffay in aad saas noo gasho,si xun baad no gashay runti lool!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nasteexo   

Baashiyoow been badanidaa bismilaahiye

war beladan aad babineysid baladka la wareegeysid baashiyoow naga daa

Bal kaalay billaneey ila baar boggaan

Baashi iyo baandadiisa baan kala bixin

ee baxsaneey ila fiirso

Waa mid bakhayl ah mid beenbadan mid buufis qaboo bazooka wata iyo mid boqor ah.

 

Bakhaylku waa waa mid baraka beelay oo badar ku siineyn baansiina kuu quurin beesana ka baqtiyay

ee baarliiney ka baxso.

 

Beenbadane waa mid beenta baafinaayana ballana aqoon.

Bari ilaa buuloxaawo buu belo ka tuuraa

Bakaarahana been la fadhiya sidii BBC

EE barniyey ha dhageysan baladuu babinaayo.

 

Kan buufiska qaboo baazookaha wata baluu soo dhigoo baladkii buu baabi'iyey

EE baariyoow naga badbaadi balaayu

la tashtaa oo buugaagta u qoraa beerna la cunaa

ee Badriyaaaay babi oo ka bismileeyso

 

Laakin ka boqorkaaa wa baari loo baxsado balanta ka bixin.

Baashaalka mid ku dheereeye.Badar kuu karinaaya bacdana balladka ku geeynaaya

MId ku tusaayo meelaha bilicsan oo biyaha badan

Barwaaqaad ku noolan hadaad beri la joogtid berkuuna kuu qaboojin.

Basraay hadaad heshid boqorkaas boqol nin ka fiican u bilicsanoow....

Ma been baan sheegi baashiyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Negative yet funny...

 

Masteexo sound like a sister who ain't been right with the men...

She is been meeting the wrong one's all along.

I think is about time aad meela kale fiiri sid

jidkaa kusocotid buuro buu kaa tuurey

I fahan hadii fahmidaada ey fiicantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
biG mOm   

Asalaamu Alaykum Wa rahmatullahi wa barakatuhu

 

 

hmm! Nasteexo good 1 sis, qaadka iyo ragga cuno waad la heshay tnx! balse ha il duufin marna sis

Keep working ! bye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Qashinkaan qaa qaawan ee qaad ka ku wareeray quudna kuuma hayaan qumaneey ka tasho

very funny. Diracleey =1 macaswiloow = 0

Share this post


Link to post
Share on other sites
Modesty   

Lol@ cambulada Dhaaf! After reading it for like an 1 hour(1 word per 5 mins smile.gif ... it was qosol, walah my calool is hurting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this