gooni

Puntland oo u Mahad Celisay UNHCR

Recommended Posts

cadnaan1   

Halkan sawirka hoose waa mucaawimo ka timid puntland waagi qaraxi zoobe ay ugu deeqday dadkii xamar, laakiin sida muuqata kartoomada mucaawmada waxaa lahaa hay'ada UNICEF Cid tirina ma jirto mucaawimadan waxay ka timid UN ka.

Dadka waa la Kala nasabsan yahay.

 

FB_IMG_1588431213957.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D 

Cheeseman claimed the 'in-cash' donation from World Bank and UN as his own and named it 'Baxnaano'. Now they are even claiming the 'in-kind' donations from UNHCR as their own. What will they call the 'in-kind' donations from other countries? hmm let me guess 'Taageero'? :D :D 

Bisadda/mukulaal ayaa cuntada la siiyo inkirta.  

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan

Dawladda soomaaliya beero ay wax ka kaydsato oo dadkeeda ku filaada malaha iyo wax soo saar waa la gaari maalin ay noqotaba

Waxa lagu wada socdaa wàa UN iyo dalal saaxiib ah wixii laga helo.

Arrinta fahamkeedu kugu adag yahay waa qoondaynta, dawladda waa inay hay'adaha  la socoto una gudbiso sida dalku u kala baahi badan yahay leexsasho la'aan.

Waa arrintaa amaanta dawladda wixii dawladda dhexe kaaga yimaadana waa qoondayn uga mahad celi.

Man laa yashkuri-naas, laa yashkuri-laah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awoowe, waa mid qoondayntu. Waligeedba cid ayuunba qoondayn jirtay ama hayadda maxaliya oo wakiil ah ama hayad Caalami ah sida SaveTheChildren ama maamul dawladeed.

Laakin waxa ugub ah in aan la xusin ama aan la sheegin cida kaalmadu ka timid. Bil cakis, waxa Cheeseman ku kacay waa sheegasho bilow ilaa dhamaad oo macnaha yahay in dadka maxasta ah ee waxma garatada ah lagu jahwareeriyo. 

International Donors sida World Bank ama DFID/USAID etc waxay ka hor deeqaha soo marin jireen hayad caalami ah sida World Vision/Save the Children oo maamuli jirtay. Waligeedna anigu ma arag World Vision oo sheegatay wax aanay ayadu lacagteeda lahayn. Mar walba waxa lagu lifaaqa cida kaalmadu ka timid si dadku ula socdaan.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan.

Waxaad doonayso waa la akhrin karaa aragti durugsana ma'ahan.

Waa in cidii hantida lahayd toos gobol walba u gayso sidii berigii hore maamul kastaana markuu gaal gacanta ku dhunkado dawlad gaara iska dhigo oo lays barbar ordo.

Adeer arintu sidii hore ma'ahan dawlad lala macaamilo waa tii ugu fiicnayd oo nasoo marta, rootiga iyo sharafta lama kala reebo (waa baahanahay bakhti looma cuno) waa niman yaqaan system'ka aduunku u shaqeeyo.

Kiintaal bur ah dadkeena laguma kala fogayn karo. 

Hay'aduha iyo saaxiibku waa inay dalka dawladda matasha la macaamilaan, mahad celintana ayaga ka helaan.

Wixii intaa ka dambeeya hantida ay bixiyeen dawladaa iska leh  ama odayga reerka yaa baahida qoyskiisa yaqaan.

Sax ma'ahan inaad nagu qanciso reerkaaga nin kale macaawino haku maamulo inta ku gacan dhaafo.

Cid walba way qoondayn kartaa hadal aqoonyahan ma'ahan ee buugtii dib ugu noqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.