Apophis

The overthrow of Afweyne2 has started.

Recommended Posts

Dude spends his time in office being extorted by the Ethiopian goons. ūüėā

I would've just tooken the money and kept my mouth shut. This cold case!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
6 hours ago, cadnaan1 said:

Meesha waxaa ii muuqda qaldaan Ku faraxsan dhibka haysta reer muqdisho iyo darood u hadlaya malaayacnigii lagu yaqiinay.

Dadka banaabaxaya waa dad dhibka u adkaysan waayey oo rag diaspora ah oo aan wacyiga ka jira xamar aan la socon amaro iska soo saaraya ayaga aan ka fikirin amaradan inay dhib weyn Ku tahay bulshada

Dadka xamar dagan waxay u badan yihiin dad masaakiin ah xamaalato ah Corona viruska waxaa kaga daran baahida kale ay haysta markaas ayaa nin hotel dagan amaro iska soo saaraya.

Cadnaan.
Nimankan ku farxaya dhibka muqdisho oo snm kasoo jeeda waa walaalahaa, ifka usc bay ugu jecel yihiin, waxay u arkaan, nimankii siyaad barre ka xoreeyay ilaa iyo hadana way kugu faanaan meel kasta oo ay dunida ka joogaan xataa adigoo god madaw ku jira.

Meesha ma taalo sabab ay kugu nacaan ama ay ku necbaadaan.

Usc,waa cheque furan xagooda.

Dhiigga koonfurta inay ku qoslaan waxaa keenaya, aragtida muuqata nadaam dhismaya oo ay u jeedaan quruxdiisa oo anay doonayn iyo caqli xumadii usc oo kulmay.

Tan dadka aad leedahay waa masaakiin habeenkii ha is raadsadaan.

Dadka maslaxadooda maalintii oo dhan bay qaybsan karaan habeenkii ayagaa danu ugu jirtaa inay guryahooda joogaan.

Aan dawlada ciyaalka koolada dhuuqa ku kicino iyo dumar wixii la heli karo, waa ajande kale oo aan u malaynayo inaan wax maslaxada ugu jirin reer muqdisho.

Waa markii ugu horaysay oo labo qof oo dhintay qaali noqdaan burburkii ka dib soo tii maydku gaari gacanka saarnaan jiray ayadoon mudaaharaad la aqoon.

Qof kasta haduu ilmahiisa iyo qoyskiisa xalaal ku quudiyo, waa dawladnimada laguu sheegayo
Meel kale haka raadin.

Farmaajo
Wuu u jeedaa asagoo ilmahii iskoolka aadayay kabaha u xiraya in waalidkii dhalay madaxa aashito uga shubayo.

Adeerkiisna asagoo kuraasta iska dhiga leh yaa naftu ka dhacday waxba kalama tagin waad la socotaa taariikhda.

30 jir waagaas dhashay 15 jir uu sii dhalay weeye waxa wadada laga celin la'yahay ama ha burburiyo ama isbaaro ha dhigto, waa wadadii uu aabihiis lasoo maray ama kusoo koriyay

Allahuma aslax axwaalnaa jimiican.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 minutes ago, gooni said:

Farmaajo
Wuu u jeedaa asagoo ilmahii iskoolka aadayay kabaha u xiraya in waalidkii dhalay madaxa aashito uga shubayo.

Bro! Lmfao¬†ūüĎÜūüŹĺYou sure do make a point.¬†

Share this post


Link to post
Share on other sites
qorane   

All over the world rich and poor people protest police brutality and Mogadishu is no different.  It’s unfortunate sick individuals take advantage of this sad incident.

 

This woman is in bed with the Kenyan puppet Ahmed Madobe. 
 

Famous anarchist from central regions.

 

Missed the ‚Äúthe good old days‚ÄĚ of tweeting the¬†death and destruction of innocent Mogadishans.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, cadnaan1 said:

Meesha waxaa ii muuqda qaldaan Ku faraxsan dhibka haysta reer muqdisho iyo darood u hadlaya malaayacnigii lagu yaqiinay.ÔĽŅ

Dadka banaabaxaya waa dad dhibka u adkaysan waayey oo rag diaspora ah oo aan wacyiga ka jira xamar aan la socon amaro iska soo saaraya ayaga aan ka fikirin amaradan inay dhib weyn Ku tahay bulshada

Dadka xamar dagan waxay u badan yihiin dad masaakiin ah xamaalato ah Corona viruska waxaa kaga daran baahida kale ay haysta markaas ayaa nin hotel dagan amaro iska soo saaraya.

Anigu odhan maayo waan ku faraxsanay dhibta Mogadishu lagu hayo. Laakin waxaan ku odhanayaa  Reer Mogadishu dantooda gartaan. Cashuurtooda ayagu ha ku noqoto, magaaladooda ayagu ha maamulshaan.

halaqyadda ku dhex dhuumanaaya ha iska saaraan. 

intaa hadii ay gartaan, anagu iyo Mogadishu wax isu kaaya keena waa faduul. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
3 hours ago, Suldaanka said:

Anigu odhan maayo waan ku faraxsanay dhibta Mogadishu lagu hayo. Laakin waxaan ku odhanayaa  Reer Mogadishu dantooda gartaan. Cashuurtooda ayagu ha ku noqoto, magaaladooda ayagu ha maamulshaan.

halaqyadda ku dhex dhuumanaaya ha iska saaraan. 

intaa hadii ay gartaan, anagu iyo Mogadishu wax isu kaaya keena waa faduul. 

Suldaan

Ku dhawaad nus qarni bay muqdusho maamulayeen usc, halaqna uusan la joogin

Maxaad la qabateen?
Maxaad uga dhigi waydeen dawlad idin aqoonsata oo daris idin la ah?
Aaway abaalkii ay idiin galeen?

Halaqa waa la gartay sun buu leeyahay waana khatar halis galiya nafleyda.

Maxaad usc u taqaanaan ayaga?

Ma ogtahay in faa'iidada labadiina oo  heshiiya maskana iska ilaaliya ay ka qurux badnaan lahayd wadciga maanta snm joogto oo lagu macnayn karo quud aan jirin qoryo u guro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   

Somalilanders should keep their noses out of our business. This is not your country, run back to your dry deserts. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, gooni said:

Suldaan

Ku dhawaad nus qarni bay muqdusho maamulayeen usc, halaqna uusan la joogin

Maxaad la qabateen?
Maxaad uga dhigi waydeen dawlad idin aqoonsata oo daris idin la ah?
Aaway abaalkii ay idiin galeen?

Halaqa waa la gartay sun buu leeyahay waana khatar halis galiya nafleyda.

Maxaad usc u taqaanaan ayaga?

Ma ogtahay in faa'iidada labadiina oo  heshiiya maskana iska ilaaliya ay ka qurux badnaan lahayd wadciga maanta snm joogto oo lagu macnayn karo quud aan jirin qoryo u guro.

Wax badan ayaa lala qaban karaa rer Muqdisho hadii ay dantooda ka hor mariyaan dan aanay wax ugu jirin sida midnimo dhimatay soo noolaynteed. 

Like they say power corrupts people. The USC as an organisation got lost when it departed from its founding causes and instead morphed itself into a power grabbing mafia without principles or values. 

But the people are not blameless either. How else can you describe a people who are ulalated for the returned to power the remnants of the ousted dictator? it is insane. And they are paying the price for it. 

I am very sure people like HSM, Sherifka and Abdirahman Abdishakur have now woken up to the reality and understand what is at stake here. 

We believe when the right leaders return to Muqdisho, they will focus on what matters to their people more than they ever done.

It is time to eradicate the parasites that only know how to live off other people's hard work and wealth. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
23 hours ago, Suldaanka said:

We believe when the right leaders return to Muqdisho, they will focus on what matters to their people more than they ever done.

It is time to eradicate the parasites that only know how to live off other people's hard work and wealth. 

Amen to that! 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Children, children, calm down. Farmajo has a few months left. He will be out and you can b!tch out about the next SOB in Villa Somalia from the comfort of your home in the West.

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^^ Che,

I see you you haven't noticed the essence of this issue, which is really simple. And leaving aside your unwarranted and snarkily trite comment which is out place in here, the larger fact of the matter is that Mr. Cheeseman has been in power for three (3) years and some months. And since that time he hasn't seen the need (or wasn't able) to improve at all the law and order of this town or to stop the likes of Al-Shabaab making the collective lives of the citizens of this town a living hell on a daily basis, or even to stop them taxing up to their "collective eye-balls" the businesses of this city. And on top of that, he can't even secure or open up most of the major roads and the thoroughfares of this town for public usage, given that most of them are closed as of now.

And yet that being the baleful and the benighted case of this town, he still, however, has the gall and the temerity for a cheap act of "self-glorifying conceit", whereby he went out of his way to actually put up all sorts of "propaganda pictures" of himself all over this town. Like the historical manner in which the likes of Mr. Saddam Hussein and his Uncle Afweyne (i.e., Gen. Barre) used to do it to their respective capitals of Baghdad and Mogadishu when they were in power in those towns, back in old the days.

This is the point.

Hence, see to it if you could follow that simple logic. Or perhaps you could tell us, indeed, the need he has (or at least had) to "self-glorify" himself in this cheap way and in this odiously bare-cheek manner of his. And if you could only manage any fitting answer to that real "conundrum" in which we have in here, then we will gladly welcome it.   

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Caqliga yar cilmiga maadigaa laguma shubo, wuu ugasii dari
Kan diiniga ah oo saxan yaa u fiican aragtidayda.

in lagu eedeeyo sodon sano jidad lala furi  waayay qabiil xag-jir iyo xaaraan ku naax,iyo bahal oo dhan, muxuu sadex sano farmaajo ugu furi waayay waa amaan eed ma'ahan.

In dadkii la dilay magtoodii keen la dhaho ama soo qabo qofkii dilay waa amaan eed ma'ahan.

Ogowna maydku jidkuu iska ooli jiray maalmo ka hor ayadoon xataa wax tukaha ka celiya aysan jirin madaxduna guryo iska cabiran jireen.

Waxaa kaloo u wanaagsan aaway mushaarkeenii maxaa loo kordhin waayay siiba kan ciidanka ayagoon boqol heli jirin berigii hore, maantana ka kaca 260$ waa amaan eed na'ahan.

Waxaa u wanaagsan in lagu eedeeyo machine neefsasho yuu xaday, markii laga waayay musuq-maasuq wayn, waa amaan kale eed ma'ahan.

Aan is xilqaan dalkeena ku dhisano waa hadal ficilkiisa watay waa amaan eed ma'ahan.

Dad is fahma yaa wax qaban karee dawladu ha is fahamto waa amaan eed ma'ahan.

Isbitaalka martiini oo dadka covit-19 loogu talo galay, sariiruhu kuma filna aad bay u yar-yihiin waa amaan eed ma 'ahan.

Mar baa jirtay uusan isbitaalba u ekayn oo jabal-jaanku seexan jiray.

Beeshiisu waxay u sheegtay in wadanku qabiilo kala goosteen
Waqooyi galbeed reer baa sheegtay.

Muqdisho reer baa sheegtay 
Maxaad soomaalinimo kaligeen noogu gawracaysaa aan cidina rabin?

Ayagoo ka gar leh, yuu gacanta ku dhuftay waayo biyuhu meesha godon bay aakhirka isuga tagaan.....waa mabda' asaga u gaar ah.

Canshuurta
Wax badan yaan arkay maangaab ku celceliya canshuurtii reer muqdisho laga qaaday yaa lagu raaxaysanayaa

Canshuurta beel kaliya ma bixiso hadaad aragto ganacsato beel u badan oo dekedda wax kalsoo baxaysa macneheedu ma'ahan inay kaligood canshuurta bixiyeen.

Habarta Nfd ama xuduudka Ethiopia joogta way saaran tahay canshuurtaas xoolahaan inta badan goboladaa loo wadaa.

Kuma filna wax badan, laakiin waxaa wax ku filan, sida loo maareeyo dakhliga wadanka soo gala waa amaan.

Hadii la raaco oraahda jaahilka. 

Canshuurta laga qaado muqdisho xagee aadaa? 
Ma garbahaarey, yaa lagu dhisaa? Jawaabtu waa maya.

Muqdisho meelna uma dhaafto iyo wax alle wixii anfac kale ah oo dhan.

Faqiirku rootigiisu ha goosto iskoolka ha la aado eed ma'ahan waa amaan.

Gar-naqsada intaadnan geedka tagin waa oraah nin wayn nooga tagay beri hore.

Allahuma Aslax Axwaalnaa Jamiican.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Lool.

If ever you lot in here of SOL, wanted it to know how does a fool who has no ability to know when it's about right time to stop digging in the hole in which he is in it, actually looks like it, then, look no further than the silly waffler who is above my post. Given that he seems to really went out of his way just to demonstrate how he has never heard of the idea or the assertion that says: "when you are in a hole then it's best to stop digging".

Particularly that seems to be the case in here if you view it carefully the manner in which he trying to defend the most outrageously indefensible thing that seems to have come to passed in Mogadishu since Mr. Cheeseman came to power there. 

And by that I mean the simple argument that says (or at least hold), that, given Mr. Cheeseman hasn't done a whole lot of things in Mogadishu (at least in security-wise), therefore, this idea of "plastering" his "self-glorifying pictures" or his alleged "officials portraitures" in the same town he hasn't done a lot for it is really absurd and outrageous in equal measure of it, actually strikes this waffler in here as something that is uncalled for kind of argument on the face of it.

Hence, granted, of course, he wants to defend him (i.e., Mr. Cheeseman), and yet, he can't answer that simple argument with counter-argument of his own, which in turn could tell us as to why he (i.e., Mr. Cheeseman) needs for the parades of these kinds of pictures in Mogadishu.

So what he does, then, is that he digs deeper into the hole he is in it already with lots of aside assertions and with a quite frankly absurd argument that doesn't address the central argument which had it as to why is there a need for the likes of Mr. Cheeseman to be putting up his endless pictures in this town. As if we live in the era of Gen. Barre or that of North-Korea's Kim Family's Potemkin State. 

Just watch him talk ever more waffle and ever more absurd kind of nonsensical assertions in here, henceforth. As opposed to actually "justifying" as to why is there the urge in which this Mr. Cheeseman has it to have his "larger-than-life pictures" being put up in every street-junctures of Mogadishu. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.