cadnaan1

I thought the baxnaano project was for IDP barakacayaasha

Recommended Posts

cadnaan1   
Tallaabo   
16 minutes ago, cadnaan1 said:

There are not even five thousand families in the whole of Badhan.This is clearly a case where the minister responsible for the distribution of this much needed aid has decided to give his entire clan a bonus!!  Badhan is neither a war zone like many places in the South nor suffered any natural disaster like the flooding in Beledwayn and the locust infestation in the southern farm lands. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa istaahilaan in loo sadburiyo badhan, waayo cidna lama qaybsan daruuf kastoo soo martay duufaano abaaro iyo barakac intaba.

Wuxuu is barbar dhigayaa dhuuso mareeb iyo badhan wax walba isbaaro waa inay ka raadiyaan. 

100 qoys ma degana dhuuso mareeb magac ahaana waa magaalo qadiim ah laakiin kaneeco iyo colaad looga cararay nus qarni ka badan.

Xoogaa yar oo qoysas ay dab ku shitaan waa ceeb inay ka hadlaan, ayadoo boqolaal mashruuc ay ka heli karaan gobolada ay joogaan.

Snm ayadu waxay noqotay ilmo yar oo ku daba socda oo marba kabta kaaga istaagaya, wax kasoo qaad ma leh, inaad dhinac uga leexato mooyee.

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
58 minutes ago, gooni said:

Adigana qabiil ayaa ka dhex hadlaya war lacagtan waxay aheed in lagu caawiyo barakacayaasha collaadaha iyo abaaraha kasoo qaxay ee nolosha xun Ku dhex hayso magaalooyinka ee dad aan colaad iyo abaar toona arki in loo sadburiyo waa ceeb iyo xaq daro.

Share this post

Link to post
Share on other sites

3 hours ago, cadnaan1 said:

Adigana qabiil ayaa ka dhex hadlaya war lacagtan waxay aheed in lagu caawiyo barakacayaasha collaadaha iyo abaaraha kasoo qaxay ee nolosha xun Ku dhex hayso magaalooyinka ee dad aan colaad iyo abaar toona arki in loo sadburiyo waa ceeb iyo xaq daro.

waxaa wanaagsan inaad ka hadasho deegaan aad waxkataqaanid .

  xoolodhaqato badan baa xoolahoodi ka dhamaaday abaarihi la soo dhaafey  baa soo degey degmada iyo tuulooyinka hoosyimada. lacagtana danyartaa baa lagu caawinaya xaqna wey  u leeyihin.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Badhan district had for the last few years large internally displaced  who have lost their livestock and  livelihoods due to droughts .this relief is  a good step.

before you start spreading misinformation get your facts right wasiir Jamaal waxaa laga soo doorta degmada Dhahar not Badhan  

the population of Badhan district in the UNFPA 2014 population estimate were 238,855

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
39 minutes ago, thoroughbred said:

Badhan district had for the last few years internal displaced who have lost their livelyhoods due to droughts .this relief is a good step.

before you start spreading misinformation get your facts right wasiir Jamaal waxaa laga soo doorta degmada Dhahar not Badhan  

the population of Badhan district in the UNFPA 2014 population estimate were 238,855

You telling me this little village had 238,855 population 2014.

This is Google map 2020

Screenshot_20200422-200120.png

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Waa istaahilaan in loo sadburiyo badhan, waayo cidna lama qaybsan daruuf kastoo soo martay duufaano abaaro iyo barakac intaba.

Wuxuu is barbar dhigayaa dhuuso mareeb iyo badhan wax walba isbaaro waa inay ka raadiyaan. 

100 qoys ma degana dhuuso mareeb magac ahaana waa magaalo qadiim ah laakiin kaneeco iyo colaad looga cararay nus qarni ka badan.

Xoogaa yar oo qoysas ay dab ku shitaan waa ceeb inay ka hadlaan, ayadoo boqolaal mashruuc ay ka heli karaan gobolada ay joogaan.

Snm ayadu waxay noqotay ilmo yar oo ku daba socda oo marba kabta kaaga istaagaya, wax kasoo qaad ma leh, inaad dhinac uga leexato mooyee.

Waa mahadsantahay  saxb 

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, cadnaan1 said:

You telling me this little village had 238,855 population 2014.

This is Google map 2020

Screenshot_20200422-200120.png

Cadnaan ,  Aan kugu casumo Badhan,  arinlu saa mooday maaha🙂🙂🙂

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
1 hour ago, maakhiri1 said:

Cadnaan ,  Aan kugu casumo Badhan,  arinlu saa mooday maaha🙂🙂🙂

Visa Somaliland maa u soo qaataa Mise visa puntland.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

THe UN report mentioned above was commissioned during the regime of Hassan Sheikh. The minister who supervised the project was C/raxman Caynte.

  • Thanks 2

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
12 hours ago, cadnaan1 said:

Adigana qabiil ayaa ka dhex hadlaya war lacagtan waxay aheed in lagu caawiyo barakacayaasha collaadaha iyo abaaraha kasoo qaxay ee nolosha xun Ku dhex hayso magaalooyinka ee dad aan colaad iyo abaar toona arki in loo sadburiyo waa ceeb iyo xaq daro.

Cadnaan
Qabiil waligay igama dhex hadlin adigay kuula ekaanaysaa markaad niyadda ka shidan tahay.

Intee sano yaa dayniile wax lagu cunayay xalaal iyo xaaraan midkay noqotaba, qof saxankooda gacanta kula jira miyaad aragtay?

Waa maalin dab-shid waxa aad kuula wayn.

Badhan waxaa ku nool dad aad u badan oo xataa Ethiopia kasoo barakacay dad xoolihii ka dhamaadeen waligeena maan maqal wax la taray.
Barakacayaashu soo soomaali ma'ahan dhamaantood?
Maxaa kala fadalay?

  • Thanks 2

Share this post

Link to post
Share on other sites
23 hours ago, cadnaan1 said:

Cadnaan, is this even a real statistic? I mean we just see a low-resolution cropped list, which does not include many major cities in Soomaaliya. Even if it is a real number, is it even related to the current undertaking of Baxnaan social assistance program?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.