Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

On the road to Bu'aale

Recommended Posts

Danab oo deegaano hor leh kala wareegay Alshabaab

Xoogga-dalka-danab.jpg

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa lagu soo warramayaa inay howl-gallo qorsheysan ka sameeyeen agagaarka magaalada Jamaame oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

Howl-gallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxaa saraakiisha Danab ay sheegeen inay la wareegeen gacan ku heynta deegaanada kala ah , Beer-Xaani, Cabdi Dhoore, Qudus iyo Liba Kuus oo dhammaan hoostaga magaaladaasi.

Saraakiisha ayaa sidoo kale sheegay inay nolosha ku qabteen 3 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab.

Sidoo kale ciidamada Danab ayaa baaris ku sameeyey goobihii ay isaga baxeen dagaalyahanada Kooxda Al-Shabaab.

Xaaladdq ayaa haatan ah mid kacsan, iyada oo dhaq dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo duleedka degmadq Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.

Muddooyinkii la soo dhaafay ciidamada huwanta ayaa kordhiyey weerarada iyo howl-gallada ka dhanka aha dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.