Sign in to follow this  
AYOUB

Your Malitia Needs You

Recommended Posts

AYOUB   

^^That's what our man over there says it is. :D But then again, is that Barwaaqo with a Bazooka? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

No way! that can't be Barwaaqo...ask Devil's Advocate, the leader of the platoon she might tell it as it is... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^^^ You'll never guess the first name that popped into my head when I saw that picture.loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

Ayoub...LOL!

 

This is def a propagandist...pic--those xalimos are too cute to shoot a fly!-esp the one with the purple slash on her! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raxmah   

Hey Ayoub -- how much do you charge to train these women. icon_razz.gif

 

BTW watch out ka barti ka badii a la yidhi -- they seemed to be eager for faraaxs. :D

 

:eek: :eek: :eek: Such a scary pic though..But hey women gotta do what they gotta do-right.

Share this post


Link to post
Share on other sites

dang somalian women look scary and gagsta at the same time wow i knw they can do better if they show there teeth picture me in that group haleluya lol but still they got there hood on (camar) and still got them pants but good luck to them. iam sure they do need that

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaabir   

Why you gotta lie saxib.. you are not the only one who been checking Horseednet.net

 

Caruurta ku jidha Ciidamada Daraawiishta oo loo isticmaalo Siyaabo kala gedisan

caruur_Ciidan1.JPG

 

Maxkamada Darajada koowaad ee Boosaaso ayaa Axadii lasoo dhaafay la horkeenay Maxamed Axmed Mire oo loo heysto inuu dilay bishii November ee sanadkii 2003da Marxuum Mire Xassan. Dilkaan oo ah mid horey xiisado uga dhaliyey magaalada ayaa dhacay taariikhdu markay aheyd 10kii bishii Novermber ee sanadkii lasoo dhaafay 2003, waxaana weli la isku khilaafsan yahay cidii geysatay dilkaan.

 

Maxamed Axmed oo ah wiil 17 jir ah, ayaa loo heystaa dilkaan wuxuuna kamid ahaa ciidamada Daraawiishta, ayadoo la sheegay inuu dilkaan geystay kadib markii uu rasaas ku furay gaari uu watay Marxuum Mire Xassan.

 

Hasayeeshee wiilka dilkan lagu soo oogay Mr.Maxamed Axmed iyo Qareenada difaacaya ayaa sheegaya in dilkaan uu geystay nin kale oo la yiraaho Cabdinuur C/laahi oo asaguna kamid ah ciidamada Daraawiishta.

 

Mr. Maxamed Axmed ayaa horey loo soo taagay maxkamad milatari ah si qarsoodi ah ayadoo maxkamadaa ay ku xukuntay dil, isla markaana la sheegay in 7 markhaati lasoo hortaagay Maxkamadaa milatariga ah.

 

Balse Qareenada Mr.Maxamed ayaa sheegay in maxkamada milatariga ah ay tahay mid shirqool ah oo ay soo agaasimeen xubno kamid ah saraakiisha Daraawiishta oo markaa la rabay in danbiga laga wareejiyo ninka asagu dilka geystay oo ay Qareenadu ku sheegeen C/nuur C/laahi.

 

Dilkaan oo ka dhacay magaalada Bosaso 7 Bilood kahor ayaa ah mid aan illaa iyo hada loo ciqaabin cidii ka danbeysay ayadoo ninka hada loo heysto oo ah Maxamed Axmed uu 7daa bilood ku xidhnaa xabsiga dhexe ee Bosaaso.

 

Qareenada Maxamed Axmed oo ah 17jir kana mid ahaa ciidamada Daraawiishta ayaa sheegay in la siidaayo daayo ninkaasi maadaama aan illaa iyo hada lagu cadeyn dilka lagu soo oogay.

 

Gudoonka Maxkamada ayaa sheegay in Qareenka Dacwada soo oogayey inuu maxkamada horkeeno markhaatiyaal, asagoo markaa muujiyey sida uusan ugu qanacsaneyn cadeynta la horkeenay Maxkamada.

 

Ciidamada Booliiska ayaa sidoo kale lagu dhaliiceynayaa in ay ka gaabsadeen in ay faraha la galaan baaritaanka dilkaan ayadoo uu dilkan ka dhacay meel u jidha 400 oo mitir xarunta ciidamada Booliiska.

 

Booliiska ayaa la sheegay in ay arrintan ka gaabsadeen maadaama ay ka dhex dhacday goob ay gacanta ku hayaan ciidamada Daraawiishta ee ka amar qaadata Col.C/laahi Yusuf.

 

Arrintan ayaa ah mid si weyn loo hadal hayo magaalada, ayadoo ay dadka qaarkiis aaminsan yihiin in la rabo in danbiga dusha laga saaro ninka 17jirka ah ee kamid ahaa dhalinyarada da' ada yar ee kamid ah ciidamada Daraawiishta.

 

Kooxda C/laahi Yusuf ayaa horey loogu dhaliiceeyey in ay hubeeyeen dhalinyaro Da' ayar intuu socday dagaaladii Sokeeye ee Puntland, isla markaana ay in badan ku dhinteen dagaaladii ka dhacay deegaankan, halka in badan oo kamid ah lagu dilay iska horimaadyo ka dhex dhacay isla maleeshiyadii Darawiishta ay la socdaan iyo kuwo kale oo lamid ah Maxamed Axmed oo dusha looga tuuro danbiyada ay galaan ragga qaan gaarka ah ee kamid ah isla maleeshiyadaas.

 

Caruurta da'ada yar ee ku jidha ciidamada Daraawiishta ayaa xaalada ay ku nool yihiin tahay mid aad u qalafsan.

 

Marka laga soo tago nolasha xun ay ku nool yihiin iyo waxbarasho la'aanta loogu bedalay qoryaha iyo in ay kala guraan rasaasta, ayaa hadana waxaa usii dheer in loo adeegsado danbiyada waaweyn sida shirqoolka iyo falalka kale burcadnimo oo ay geystaan maleeshiyooyinka kamid ah Daraawiishta.

 

In badan oo kamid ah caruurtan ayaa waxaa sidoo kale loo geystaa jir dil iyo dhaawacyo kale marka ay iska horyimaadaan maleeshiyooyinka ay kamid yihiin.

 

Waxaa sidoo kale jira dhalinyaro aad u da'a yar oo ciidamada Puntland la qoray wakhtigii ay socdeen xiisadaha ka dhex taagnaa deegaanka Somaliland iyo Puntland, taasoo dhalisay in ciidamada Puntland ay 40% ay noqdaan caruur da'adooda ay ka yartahay 18 jir sida ka muuqata Masawirkaan oo laga soo qaaday xarunta ciidamada ee magaalada Gaalkacyo.

 

caruur_Ciidan.jpg

Maamulka C/laahi Yusuf ayaa asagu ka gaabsaday inuu wax tilaabo ah ka qaado caruurta la qorayo ciidamada oo badanaa khasaaro weyn kala kulma nolasha adag oo ay ku nool yihiin maleeshiyooyinka hubka sida.

 

Note: Hussein Farah (Keynaan)

Bosaso, Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nice looking picture. They look young but disciplined.

 

Are these girls part of the Darwiish force? Well atleast they have a job that pays the bills in a poverished country. I solute them.

 

 

Baashi, Opi is not in there. It is Barwaaqo and Ameenah who lead this brigade.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^^^You are not the only one attracted to powerful women ;)

 

Lakkad:

those xalimos are too cute to shoot a fly!-esp the one with the purple slash on her!

Orod oo hoosta ka gal and you will find out what they mean by 'baby-faced assassins' :D Purple scarf is codenamed INDIA aka Angel-Dust :D

 

Darman

 

Why you gotta lie saxib.. you are not the only one who been checking Horseednet.net

If that was directed at me, what did I lie about?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this