Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Muuse Marqaanweyne must release hostage Coldoon

Recommended Posts

Amnesty International ayaa warbixin ka diyaarisay xariga wariye C/maalik Muuse Coldoon.

AUTHORITIES MUST RELEASE IMPRISONED JOURNALIST CABDIMAALIK MUUSE COLDOON

Amnesty International is calling on the Somaliland authorities to immediately and unconditionally release detained journalist Abdimalik Muse Oldon who was arrested and arbitrarily detained a year ago today for exercising his right to freedom of expression. Amnesty International is concerned that the journalist who was detained solely for peacefully exercising his human rights is now at heightened risk due to the COVID-19 pandemic.

Read the full report on Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   
3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Amnesty International ayaa warbixin ka diyaarisay xariga wariye C/maalik Muuse Coldoon.

AUTHORITIES MUST RELEASE IMPRISONED JOURNALIST CABDIMAALIK MUUSE COLDOON

Amnesty International is calling on the Somaliland authorities to immediately and unconditionally release detained journalist Abdimalik Muse Oldon who was arrested and arbitrarily detained a year ago today for exercising his right to freedom of expression. Amnesty International is concerned that the journalist who was detained solely for peacefully exercising his human rights is now at heightened risk due to the COVID-19 pandemic.

Read the full report on Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 hours ago, Holac said:

Is Coldoon still in jail? That is crazy. 

Intee ku ogeyd the innocent man? Dowladda dhexe can pressure Muuse Marqaan. I don't understand of their handling with kid gloves on Muuse Marqaanweyne while they are hard on the likes of Axmed Madoobe. They can make life hard of Muuse Marqaan's little marfish as well if they want to. But they don't.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You mean the same coward 2 km president. Who begged  the Ethiopian prime ministert,to please take him to Hargeisa like he is the mistress of abiye Ahmed. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraa Holland sharaabkaaga iskaga cab iyo mijintaada jaad iskaga ruug waxba lama socotidee. Meantime...

Weriye Coldoon oo weli u xiran ‘inuu laf dhuun-gashay’ ku noqday 'Soomaalilaan'

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo sidoo kale ahaa Samafale caawiya dadka tabaaleysan ayaa muddo ku siman hal sanno u xiran xukuumada Soomaalilaan ee uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi, iyada oo loo soo jeediyay eedeymo kala duwan oo salka ku haya magac dil qaran iyo aflagaado Madaxweyne.

Wariye Coldoon ayaa la aaminsan-yahay in sifo sharci daro ah loo maray xarigiisa, iyada oo 17-kii April ee sanadkii hore ee 2019-ka ay gacanta kusoo dhigeen Ciidamada Soomaalilaan, iyaga oo aan wax waaran ah u sidan xarigiisa, sida ay hore u sheegen Qareeno u doodayey Coldoon.

Coldoon ayaa Maxkamadi ku xukuntay Saddex sano iyo badh, kadib markii ay sheegtay inay ku heshay eedeymaha aan kor kusoo xusnay iyo weliba faafinta warar been abuur ah oo ka dhan ah Soomaalilaan, iyada oo Qareenadiisu ay aaminsan-yihiin in xukunkaasi uu udhacay qaab siyaasadeysan, oo lagu xukumay aragtidiisa shaqsiyadeed oo laf dhuun-gashay ku noqotay Soomaalilaan.

Xukuumada Muuse Biixi oo eedeymo kala duwan loogu jeediyay xariga Coldoon ayaa gebi ahaanba iska fogeysay, iyada oo ay ugu dambeysay eedeyntii Hey’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ujeedisay xukuumadooda, iyada oo weliba si dhakhso ah uga dalbatay in loo sii daayo Wariye Coldoon oo sifo sharci daro ah ku xiran.

Amnesty International ayaa xariga Cabdimaalik ku tilmaamtay mid sabab la’aan ah, maadaama loo fuliyay amar la’aan, waxaana lagu xadgudbay Qodobka 25 (2) ee dastuurka Soomaalilaan, kaas oo dhigaya in booliska ay qasab ku tahay in ay ka helaan warqad amar qaadasho ka hor inta aan la xirin

Xukuumada Soomaalilaan, gaar ahaa hogaamiyaheeda Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowr jeer oo kala duwan laga dalbaday inuu cafis u fidiyo Wariye Cabdimaalik Coldoon, inkasta oo u muuqdo mid dhagaha ka fureysanaya dalabaadka ku aadan sii-deynta Coldoon, hadana waxa socda dadaalo xukuumadiisa culeys lagu saarayo si ay usii deyso Wariyaha

Xigasho

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ninkaan runtii waxa lagu haystaa oo ciqaabta inta la'eg loo marinayaa waa soo hadal qaadida somaali wayn.

Waxaadse ogaataan hadii qof la caburiyo waxaa neef-tuurku ku bataa taliskii caburiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.