Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo War Ka Soo Saaray Kulan Ay La Yeesheen Shirkadaha Qaadka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida heer qaran ee ka hortaga Xanuunka Covid19 ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Shirkadaha dalka keena Qaadka.

Kulankan oo daarranaa sidii laysaga xog waraysan lahaa xaaalda waddanku ku jiro iyo xabsida laga qabo faafitaanka xanuunka Covid 19 iyo i xal looga gaadhiga lahaa qaadka.


Masuuliyiinta Shirkdaha qaadka keena Waddanka oo madashaasi ka hadlay ayaa sheegay inay diyaar u yihiin Amar kasta oo kasoo baxa guddida heer qaran ka hortaga xanuunkaasi xattaa haddii la joojinaayo qaadka., Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this