galbeedi

In Somaliland everyone is denying the existence coronavirus patients.

Recommended Posts

galbeedi   

Waar magaaladayadu ma qabta Coronavirus ee malaha xagaa viyo Burco ka eega.

This thing could become another political football. 

Reer hebel ayaa u badan. 

Both Borama and Berbera deny the existence, yet Djibouti had announced that four people who crossed from Somaliland tested positive.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Galbeedi

Like I said in another thread, you need to take what Djibouti has to say with a lot of salt. This is a dictatorship that is facing its biggest challenge yet. The people had it.

With regards to Corona Virus in Somaliland. Let me tell you one thing, by nature, Somalilanders do not hide anything. What you see is all you get. If there was any Corona Virus in Somaliland, before the doctor is notified about it, the rest of the world will know it. Because that is the nature of Somaliland people. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

By the way, who are these careless people flying from Europe and coming to Somaliland these difficult times? 

Why bring the virus to people who doesn't have healthcare.?

Share this post

Link to post
Share on other sites
28 minutes ago, cadnaan1 said:

Waa jawaabtii hadalkii shalay kasoo baxay dowlada jabuuti  sheekada waa rag iska dhicis ayey noqotay.

Cadnaan, kol hadii aad rumaysatay tii Djibouti, tan laabta u sii daa. :D 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
15 hours ago, galbeedi said:

By the way, who are these careless people flying from Europe and coming to Somaliland these difficult times? 

Why bring the virus to people who doesn't have healthcare.?

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
1 hour ago, Suldaanka said:

Cadnaan, kol hadii aad rumaysatay tii Djibouti, tan laabta u sii daa. :D 

Reer qawdhan masaajidka cayaarta ka daaya wax walba waxaad ka dhigteen rag iska dhicis.

Ethiopian airline ilaa hada waxay ugu soo dagtaa Hargeisa waa xamar Ku xumeeya laakin masiibo ayey idiinku noqon doontaa

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, cadnaan1 said:

Reer qawdhan masaajidka cayaarta ka daaya wax walba waxaad ka dhigteen rag iska dhicis.

Ethiopian airline ilaa hada waxay ugu soo dagtaa Hargeisa waa xamar Ku xumeeya laakin masiibo ayey idiinku noqon doontaa

Waagii aan geeljire ah ahaa,  xoolaha kuwo ayaa jira  kiniinka diida (kiniinka caalka/dabo shubanka xoolaha). Kuwaa inta afka loo kala qabto ayaa xabad kiniin ah oo fartaa leeg qasab/force lagu siiya waliba biyo loo raaciya. 

Malaha warka Somaliland ka soo baxa, we will have to shove it down your throat. :D

War ninyahow geeljirenimon waad soo martay,

Newska wixii macquul ah waa la qaadanaa laakiin Kan North Korean stylka ah kaa qaadan mayno.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
13 hours ago, cadnaan1 said:

Reer qawdhan masaajidka cayaarta ka daaya wax walba waxaad ka dhigteen rag iska dhicis.

Ethiopian airline ilaa hada waxay ugu soo dagtaa Hargeisa waa xamar Ku xumeeya laakin masiibo ayey idiinku noqon doontaa

Cadnaan
Waxba kuma xumayn karaan ee dadkii caqli xumadu soo dhoofisay yaa meel dhexe  ku xinimay, waxayna balan qaadeen inay meel dugsoon ku ilaalin doonaan.

Cahdigii way ka baxeen, dadkii soo degay, bay jeeb baarteen qaar waxay ku dhaheen nala qayila
Kuwii jabuuti u socdana ha aadeen.

Puntland iyo waqooyi galbeed waa shacab qalbi fiican mujrim kasta wuu u talin karaa

Soo sidaas ulama socotid mise dadka ma kala taqaanid?

Share this post

Link to post
Share on other sites
10 hours ago, cadnaan1 said:

War ninyahow geeljirenimon waad soo martay,

Newska wixii macquul ah waa la qaadanaa laakiin Kan North Korean stylka ah kaa qaadan mayno.

Kolka kee ayaa North Korea u saansaan eeeg, ma kan ilaa IOG soo saxeexo aan la tabin karin, mise kan adiga oo reer koonfur ah aad soo ogaan kartid oo indhahaaga oo shan ah aad ku so xaqiiqsan kartid? 

@gooni

caligii waa kaa suulay runtii. dadku horimar ayuu sameeya, adigu dib-u-socod ayaad bilowday. :D  

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.