Suldaanka

There is something brewing in Pirate enclave... Bombing in Garowe, Killings in Bosaso, shootouts in Gaalkacyo

Recommended Posts

Few hours earlier,  4 men in Puntland melitia uniform stole close to $20,000 dollars from one the local Telco companies. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garowe's Police station taken over by Wiil-hoog. :D

Deni Yoga's is 1 1/2 years into his term and he is already struggling to keep the clans happy. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

When SULDAANKA started this thread,  thought it was propaganda,  but some thing is serious going wrong in Puntland,  

Just now, another explosion in Kalkacayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 Gudoomiyihii Puntland ee Gaalkacayo ayaa ku dhintay qaraxaa. 

Garoowe oo ah meel 10 minute dhan walba uga lugayn kartid ayaa hadana niman hubaysan ku dhex dhuumanayaan habeenkii. Waa wax caqliga saliimka ah ka degi la. Waxayna tusaale u tahay maamulka Deni oo sii daciifaya.

In my opinion, Puntland qarka ayay u saarantay civilwar. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Second governor is killed as many months.

Is this Al-Shabaab or other sinister groups destabilizing Puntland?

Mr. Holac, we shall investigate by reaching the locals from Gaalkacayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Khilaafka soo jiidamaayay mudo ee u dhaxeeya Deni iyo Karaash ayaa hada meel aad u xasaasi ah maraaya. 

Warbaahinta maamulka ayaa hada la safatay Deni.

Ninkaa odeyga ah ee Ahmed Karaash wuxu ku socdaa wadado'dii Camey maray.  Wuxu hada in yar u jiraa in 'enemy from within' u aqoonsadaan beesha maamulka iska leh.  

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Fitno walba oo dhacda waxay kasoo aslantaa cadaalad daro isku sameeyaan mushtamaca meesha dagan puntlan bilawgii qabaailo ayaa Ku shirkoobay laakiin hada waxay kusoo hartay sedex jufo oo ilma maxamuud ah markaa dib ha iskugu laabtaan before it's too late.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Puntland waxay ka kooban tahay beelo sabur badan oo maamul iyo nabad  jecel.

Dani haduu isku wadi waayo, ciidan uma dhisi karo cid u dhisaysana ma jirto.

Xaduudka kenya dawladu qabiil uma dirin xag-jir iyo cadawna beel kaliya kuma filna.

Asagana waxaa ku waajiba sidoo kale inuu gal-gala ku ilaaliyo ciidan soomaaliyeed oo isku dhafan.

Puntland Wax haka dhisto xoog soomaali leedahay oo naga wada dhaxeeya.

Ama beelaha kale oon kursiga sare loo ogolayn dulumka haka daayaan ugu yaraan. 

wixii intaa kasoo hara waa khatar aan calaacal lugu dawayn karin.

Puntland iyo maamulada kaleba waxay u baahanyihiin in loo tababaro ciidan police iyo nabad sugid si fiican loo sugay.

Military qaranka oo dhan ilaaliyana wadajir loo dhiso.

Hadii maamul walba military loo dhiso federaal ma'ahan waa jamhuuriyado kala gaara iyo ha lasii kala fogaado codka diidmada qayaxana ha sii socdo waligiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.