Saalax

More residents of Hargeisa city, Somaliland region whose land was stolen by Musa Bixi family come forward

Recommended Posts

cadnaan1   

Reerkan muusa biixi gaajada ay ka yimaadeen ma Yara waa sidii anyaxa oo kale ayey dhulkii u boobayaan

Xasan shekh maxamuud reerkiisa  ayaa laga yaabanaa waagi uu madaxweynaha ahaa Kan ayaaba ka daran

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, cadnaan1 said:

Reerkan muusa biixi gaajada ay ka yimaadeen ma Yara waa sidii anyaxa oo kale ayey dhulkii u boobayaan

Xasan shekh maxamuud reerkiisa  ayaa laga yaabanaa waagi uu madaxweynaha ahaa Kan ayaaba ka daran

:D 

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 hours ago, cadnaan1 said:

Reerkan muusa biixi gaajada ay ka yimaadeen ma Yara waa sidii anyaxa oo kale ayey dhulkii u boobayaan

Xasan shekh maxamuud reerkiisa  ayaa laga yaabanaa waagi uu madaxweynaha ahaa Kan ayaaba ka daran

s0210.gif Madaxweyne Xasan Sh. hala barbardhigin tuugaan maafiyada muqayilka weyn. Xishood wax u dhow xataa malaha. No wonder sidaan ayuu u daaqaa sidii neef camal:

Muuse Bixi.jpeg

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
11 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Saalax, Muuse Muqayil saan hadduu ku socdo dadka amuu gataa? Rabi ayaa u maqan masaakiintaan.

daadku dhacayo badankod wa kuwii uu codeeyay isla xafaadiisa. fartooda bay qaniinayan. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
4 hours ago, galbeedi said:

Saalax,

Why these so called journalists never interview the other side of the story? they just showing us one side . 

 Muse and crime family don't like the media. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 hours ago, Saalax said:

daadku dhacayo badankod wa kuwii uu codeeyay isla xafaadiisa. fartooda bay qaniinayan. 

Meel abaar ba'an ku soo koray filaa. Dowladii Kacaanka dhulkii iyo hantigii guud ugu tagtay Waqooyiga dhan boob ayaa lagu dhameeyey, hanti gaar ahna laga dhigtay.

It also tells you Muuse Muqayil knows deep down meesha waxba inay yaalin inta yar hartayna inuu boobo before la iska daba imaan. Waa la iskaga daba imaanaa, little does Marqaanweyne know.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Meel abaar ba'an ku soo koray filaa. Dowladii Kacaanka dhulkii iyo hantigii guud ugu tagtay Waqooyiga dhan boob ayaa lagu dhameeyey, hanti gaar ahna laga dhigtay.

It also tells you Muuse Muqayil knows deep down meesha waxba inay yaalin inta yar hartayna inuu boobo before la iska daba imaan. Waa la iskaga daba imaanaa, little does Marqaanweyne know.

 

wa xaqiiqda meesha xoolo urursii ba lo jooga. The entire Somaliland project is a xoolo urursi project so the politicians can steal the average citizen while screaming "ictiraaf is coming"  :D . 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.