Suldaanka

So much for Controlling Somali Air Space. Ethiopia Airline will continue its scheduled services to Somaliland... will stop Somalia (inc. Puntland)

Recommended Posts

gooni   

Hawada soomaaliya labo dal lagama xukumo walaalayaal.

Xisaabtan waa mid aadnan ka shaqayn karin waxaad kala socotaana way iska yar-tahay sida muuqata.

Waxaa la rabaa inaad fahamtaan marka ugu horaysa dadka diyaaradda la socda inay soomaali yihiin. 

Maamulkahargaysa jooga gacan kuma hayo imkaaniyaad iyo caqli marqaan ka madax banaan. 

Dawladda dhexe waxay u diyaarisay 5 milyan oo wax looga qabto cudurkaan saf-markaa waa tabarteeda.

Waa qorshe dalkoo dhan ah sidii loo kala ilaalin lahaa dibad joogta iyo dal joogta.

Dawladda dhexe uma diidi karto dad soomaaliyeed dhulkoodii hooyo iyo hawadoodii labadaba balse waxa ay ka fekerayso waa bad qabka shacabka soomaaliyeed oo dhan, intaas markaad fahamtaan wax badan yaa idiin kala baxaya.

Dadka qurbo joogta ah:

Waxaan kula talin lahaa inaysan dalkoodii ku noqon wakhtigan la joogo si ay u badbaadiyaan dan-yarta aan saabuun gacmaha lagu dhaqdo iibsan karin

Waxay joogaan dalal oxcagin haysta oo hadii neeftu ku dhegto ka caawinaya.

Sax ma'ahan inay soomaaliya u cararaan markii cudur aan daawo lahayn uu ku dhaco, marka kalena surwaalka iyo diraca dhoobada ka ilaaliyaan. 

Waa waajib diini ah inaysan ka bixin dal cudurku ka jiro.

Xaalkoodu yuusan noqon ninkii  qaniinyada maska habeen madaw saaxiibkii qodaxda ugu sheegay

U hiili dadkaaga iyo dalkaaga waa ka ilaali wax kastoo dhibaya.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites

@gooni

Awoowe hadii aan kuu gula murmo arimaha tax-drivers ku ku fiicanyihiin, waa lagaa gardaranyay. Laakin adiguna wax aanad waxba ka aqoon, dadka ha kula murmin. Deal?

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaalayaal, snm brothers.

Taxile wuxuu raadsadaa aqoonyahan wadooyinka is dhaaf-dhaafaya ku anbaday waa shaqo kaligiis uu gaar u leeyahay.

7-jir qurbaha ku dhashay yaad ku caqli noqoteen anigoon ixtiraamkiina luminayn.

Xogta hoose ee duulimaadyada ma heli kartaan aduunkii oo dhan waa soo oodmay waana kala oodmay.

Snm waa maamul wakhtigiisii soo dhamaanayo sida muuqata, waana mida keenaytay inay bilaabaan boobka guryaha danyarta iyo haweenka laga dhintay.

Hawada soomaaliya qayb bay ka xukumaan hadal sax ah ma'ahan waxbay ka xukumaan waa ixtiraam dooda toosin karta.

Clip'ka cadnaan si fiican u dhagaysta. 

8 hours ago, cadnaan1 said:

Just shambolic 

 

 

 

Waa waxa ay la kulmeen dadkii soo degay oo meesha lagu daadiyay.

Soo ma dareemi kartaan inta khatar ka imaan karta, wiilkii hotel'ka joogay oo qaabilay dadkii yimid asagoon wax protection ah wadan inta ay le'egtahay?

Hotelka ma khasnajiga iyo adeegaha yaa loogu talo galay inay ku qaabilaan mise dad gaara oo aqoon u leh baarista caafimaad?

Maxay hawada ugu dagaalamayaan ayagoon awoodin basics ay ku qaabilaan dadka imaanaya?

Talo ku socota aqoonyahanka soomaalida.

Aqoontu waa warqad jeebka laguu geliyay waxaa loogu talo galay inaad caruurtaada ku masruufato

Ha isku dayin inaad dadka soomaaliyeed wax ugu qabato way nasii kala fogaynaysaa waxna noo tari mayso

Hadii aad doonayso inaad wax noo qabataan dadka dhex-gala adinkoo qabiil iyo caadufad ka fog.

La imaada tawaaduc ama dabacsanaan aad dadka xogtiisa dhabta ah ku ogaan kartaan.

Ama maantoo dhan aan ku daalno khiyaali iyo hees aqoonsi oo jini curiyay.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
13 hours ago, cadnaan1 said:

Just shambolic 

 

 

I was hoping Mr Muuse and Co would at least quarantine travellers in a dignified and professional way but apparently I was wrong. Now this airport should be shut down immediately. It is jeopardising our public health. No more useless politics around it. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Tallaabo said:

I was hoping Mr Muuse and Co would at least quarantine travellers in a dignified and professional way but apparently I was wrong. Now this airport should be shut down immediately. It is jeopardising our public health. No more useless politics around it. 

I don't think an easy fix like shutdown the Airport will get you anywhere. How long do you want the Airport to close? two weeks, two months, two years? You can't tell when the risk of COVID19 is minimised. 

In my opinion, it is inevitable COVID19 will show up in all corners of the world. You can't stop it. 

By learning to manage the risks, which this opportunity is providing to the different stakeholders, they will be in a better position to respond if and when real issues arise. 

Wixii operational issues ah, of course will be stream lined. It will get better. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Snm haday horay u guulaysatay hadal rageed yaa loogu imaan lahaa 30 sano.

Aqoontaadana British ugu abtiri si aysan kaaga qiimo dhicin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

USA Travel advisory:

"Flights departing from Hargeisa, Somaliland for Addis Ababa are still available on Ethiopian Airlines (ET).  Currently ET is the only carrier flying out of Hargeisa. Although flights can still be booked on the Ethiopian Airlines website please be aware that departures are often consolidated to every other day or every third day in order to fill flights.  If you have booked an ET flight from Hargeisa please communicate with ET and the Hargeisa airport about scheduling changes."

 

UK Travel advisory:

"There are no confirmed cases of coronavirus in Somaliland. Local authorities in Somaliland have announced a number of precautionary measures to prevent the spread of the virus including restrictions on travel:

From 30 March the Somaliland authorities will be refusing entry to individuals who started their journey in Europe or America. Individuals travelling from Europe or America with Hargeisa as their final destination may be denied boarding by the airline.

All passengers arriving into Somaliland through Egal International Airport in Hargeisa will be subject to mandatory 14 day quarantine. Quarantine will be in hotels designated by the local authorities. The cost of staying at the hotel during quarantine will be borne by passengers. You may need to demonstrate that you can afford the cost of your hotel quarantine before boarding your flight. Please contact your airline for more details.

All arrivals will be subject to entry screening which may include temperature measurements and checks on recent travel to affected areas. Those people displaying symptoms linked to coronavirus may be transferred to a nearby isolation facility while further tests are carried out.

The Somaliland authorities have announced the closure of all land borders for three weeks from 1800 on 26 March and the closure of all sea ports. You should check for updates with local authorities before travelling to the border.

Advice to return home is aimed at British people travelling abroad rather than those who are permanent residents overseas, including in Somaliland, who are urged to follow the advice of the local authorities. British Nationals who wish to leave should contact their airline or travel company and insurance provider as soon as they are able, and keep up to date with the latest developments. See Return to the UK.

The authorities have encouraged members of the diaspora not to travel to Somaliland at this time."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Way ku fashilmeen. 

Waliba Ethiopia Airline si toos ah ayay dib ugu bilaabaysa duulimaadkeedii Mogadishu. That is like adding insults to injury. :D :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.