Oodweyne

President Bihi On His Government's Effort On The Corona-Virus Epidemic Crisis.

Recommended Posts

Duqii Gooni intu kolba god galo oo laga saaro, hada wuxu naf mooday inu Duriyadda ka dhex kaluumaysto. :D 

Awoowe, beesha barakaysan cod ayay ku kala baxdaa. 

Waagii Col. Caare Qardho joogay ayaa magaaladda Melbourne goobaha la isku arko waliba maqaaxiyaha ay leeyihiin beesha SSDF, waxa 24/7 hadal hayn jireen Col. Caare. 

Waxaan mar walba u sheegaa waar Youtube ha ku wareerina. Beesha barakaysan si kasta oo youtube wax walba isu mariso, xaasil we shake hands and move on. :D

Beesha Habaryoonis waa libaax ilaahay ka bari inaan lagugu soo dayn. :D :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Suldaanka,

 Saaxiib, runtii kan Ina-Gummeedka ah ee Gooni la yidhaahdo waan u khajilaa (I actually cringe for him), Sababta oo ah wa nin aan ogeyn sida uu u bahdilan yahay.

Taas-na waxa aan u idhi maalin kasta waxa aanu akhrisanaa Gedo ayaa waxa isku heysta Keenyaati kikuuyo ah iyo Amxaaro. Waxa aanu akhrinaa gabdho ay Kikuuyo ku kufsatey Gedo. Waxa aanu akhrinaa Jubbaland iyo Cagdheer soo kaxeysaneysa Kiinyaati oo dooneya in ay Gedo ka xoreyaan Amxaaro iyo Mr Cheeseman.

Intaas ayaanu dhageysanaa maalin kasta. Sidaas oo ah tahay-na wali arki meysid isaga oo naftiisa u xishoonaya, maaadaama dhulkiisii, degaankiisii, dadkiisii iyo maxastiisii jilicsaneyd lagu dul dagaalamayo ama dacadi axmaqnimo ah uu ku dul socdo.

Laakiin waxa aad arki isaga oo afka calyo kasoo daadinaya halkan SOL ah oo Somaliland iyo duriyadda barakeysan iyo Jamhuuriyadeeda Shankaroon ka sheekeynaya.

Runtii Faisal Cali Waraabe ayaa sheegay, oo isku si wax uma wada aragno, oo uma wada hadalno, Nimankan Walaweynta. Oo iyaku wax kasta waa sheeko caruureed wax u eg ayey lasoo shir-tagaan.

Sababta oo ah ma kulatahay, saaxiib, in haddii Dhul duriyaddu degto oo ka tirsan dhulkii Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed ay maanta Amxaaro qaydhin ka dharagtey iyo Kikuuyo Ugaali kasoo dheregtay ay isku heystaan cidii ku kaaji laheyd ama ka talin laheyd, oo maatadeenii layska leynayo markii la doono, oo ku darsoo dumarkeeniina layska kufsanayo markii la doono, in aanu rag Soomaaliyeed oo kale aanu soo dhex istaagi laheyn la doodistooda?

Waakaas aqaliga ku jira ee uu la soo ciyo kan Gooni la yidhaahdo. Waana waxa aan had iyo gooraale aan ugu idhaahdo "dhaqankii Ina-Gummeedka" ayaad leedahay. Walee, runtii wuxuu shabahaa kii xagaas iyo Waqooyiga looga yaqaaney ama la odhan jirey wa "sagagar" lumayo oo hacoo ah, oo aan biyo-is-marin. Mar hadii aanu garaneyn halka liidata ee uu taagan yahay. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Radio and TV education kicks off in Somaliland

"While all schools in Somaliland were closed to prevent the spread of COVID-19, the Ministry of Education and Science of Somaliland, with UNICEF’s support, started broadcasting free radio and TV lessons to give children an opportunity to continue learning."

WWW.UNICEF.ORG

Ministry of Education and Science of Somaliland, with UNICEF’s support, started broadcasting free radio and TV lessons for children.

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Wax badan yaan si dadban iyo si toos ahba wax idinku sheegay, laakiin weel duleela waxna laguma shubto waxna laguma karsado.

Qabiilka doorashada ku kala baxa waa sadex habrood oo 2 saac iyo bar aad dhulkiisa ku mari karto hadaad gaari fiican wadato, oo waliba intiisa badan banaan.

Hadaad leedihiin intaas yaan ku qanacnay aqoonsina u doonaynaa, markii habaru taliso  tan kale aamusiya oo cabaadka iska daaya ama bad-weyn raadsada idin kala qarisa arrintu waa intaas ayadoo kooban.

Tan farmaajo
Farmaajo beeshiisu kama rabto guryo dhisan
Kama rabto wadooyin waa wayn
Kama rabto buundooyin
Kama rabto iskoolo iyo isbitaalo
Waxa kaliya oo ay ka rabtaa sidii m'ed siyaad inaan karaamo magac iyo sharaf kula noolaano walaalaheen soomaliyeed oo dhan, waana dawladnimo aan hoos loo eegin.

Arrintaas wax maka dhaqaajiyeen mise maya? 
Waa wax qabadka aan ugu codayn doono inshaa-allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^

Naxli Ina-Gummeed, aqliga foorara ee adiga kaa maqan ee aad waliba dad kale ku sheegeysaa waa kee, Saaxiib?

Sababta oo ah adiga oo lagu leeyahay waar dadkaakii iyo gobolkaagii Gedo ee aad kasoo jeeday ayaa ku jira gumeysi, maalinkan maanta ah ee aanu joogno, ee hadal kuuma furna, ayaad wali tahay sagagar soo tanac-tanac leh, oo aan isgaraneynin halka uu joogo ee uu taagan yahay, nadal hacooyow.

Somaliland ama duriyaddu-na cabaad kuma jirto, aan kuu sheege, saaxiib. Waana dad awoodey in ay dalkooda ka taliyaan. Afrikaan lasoo kireeyey-na uma ilaaliyaan goboladoodii, magaalooyinkoodii iyo maxastooda inta ugu jilicsan, sida heysata kuwa badan oo Somalia ku nool.

Madax-weynii ay soo doorteen-na "magan marti" ah uguma aha gabadh uu qabo reerkeeda magaaladii caasimadda u aheyd dalka, sida Ina-Farmaajo ku heysata Muqdishu.

Kursiga madaxtinimadda ee Somaliland-na si kasta oo ay isugu qabtaan, duriyaduna, waxa biyo-kama-dhibcaan ah, in aaney dowladoodii ay wada dhisteen aaney u dumin doonin. Taas ay wada leeyihiin ee Somaliland layidhaahdo ayaana u dhaanta wax kasta oo nacfi ah oo aad ku sheegto in ay Somali-weyn dhexteeda laga helayo. 

Intaas ma garatey, Ina Gummeedow?  

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

DP WORLD has handed over to Berbera's city general hospital a much-needed PPEs, and other medical equipment. 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

The daily update of COVID-19 in Somaliland.

  • So far it's good report, there have been 2752 folks who come through the border for the last 48 hours, and all were checked and have shown no positive sign.

 

  • There have been 146 folks who have shown initial signs of the symptoms in the last 48 hours. However, all were proven negative of COVID-19 after the test was done.

 

  • There are only 5 positive cases of COVID-19 so far. And they all are in "quarantined-in-place"

 

  • There are 11 folks that their test is bending at the lab, according to the official Pandemic committee.

 

  • And most importantly of all, now, they are going to start sending a "testing mobile team" to the regions, just to take a statistical sample of a "control and random swap-test" from the regions, in order to know who is a "symptom carrier" without showing any overt signs of it. Or whilst being what is known as the "asymptomatic cases".

Hence, that way, you will know the "Statistical level of penetration" of this virus in each specific region of the country. Or at least in each major city of the country. This is really very important.

    

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Oodweyne said:

The daily update of COVID-19 in Somaliland.

  • So far it's good report, there have been 2752 folks who come through the border for the last 48 hours, and all were checked and have shown no positive sign.

 

  • There have been 146 folks who have shown initial signs of the symptoms in the last 48 hours. However, all were proven negative of COVID-19 after the test was done.

 

  • There are only 5 positive cases of COVID-19 so far. And they all are in "quarantined-in-place"

 

  • There are 11 folks that their test is bending at the lab, according to the official Pandemic committee.

 

  • And most importantly of all, now, they are going to start sending a "testing mobile team" to the regions, just to take a statistical sample of a "control and random swap-test" from the regions, in order to know who is a "symptom carrier" without showing any overt signs of it. Or whilst being what is known as the "asymptomatic cases".

Hence, that way, you will know the "Statistical level of penetration" of this virus in each specific region of the country. Or at least in each major city of the country. This is really very important.

    

 

Thank you for:

Making the Somali part of the world in efforts, reporting, activities

In bad or good situations being part of the world is itself a great thing.

I am also pleased to see the Turkish, British, Gulf Arabs...all showing up in Somaliland considering the diplomatic hindrances and obstacles they face.

If there is a will there is a way. You also seem to have the capacity to act and live like a civilized society.

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jack Ma's donations reach Somaliland. 

I think Somaliland should quarantine these donations. Mogadishu loogama horayn Jack Ma's donations. Probably the used masks and gloves ayay dib noogu soo macmaleen. 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Daily Update of COVID-19 in Somaliland

  • So far 6 cases are positive of COVID-19. And out of that 1 person had become healthy enough to come through during the period he was quarantined. Therefore 5 are still in the "quarantine-in-place". 

 

  • There have been 1000 people who came through the border, in the last 24 Hrs, as folks who trade between Somaliland and Ethiopia, particularly the commercial and the heavy-load truck drivers. There were all checked and tested on the border-entry-point, and none of them were proven to have symptoms of COVID-19.

 

  • There were in the last 24 Hrs 151 people who were showing symptoms and signs of COVID-19, they were checked and tested and they were all found to be negative.

 

  • In the last 24 Hrs, there were 42,000 people who called the "toll-free-helpline-call center", that was intended and was established for this pandemic. And all were either getting information about this virus. Or they were given "on-line-consultation" over the phone by the "duty doctors" in terms of ascertaining the symptoms these callers may think they have, and whether those are signs of COVID-19.

 

  • So far, ever since this 24Hrs "help-line-call-center" was created, which has only been a one week in time, there have been 200,000 people who called it, whereby all were enquiring information about this virus and how they should know what is the symptoms in which this COVID-19 has.

 

  • There are extra 10 people in the last 24 Hrs, who needed their test to be sent abroad for what is known as a "double-confirmation" of test analysis. And their result is not yet in terms of whether they are COVID-19 positive cases, in a definitive sense, or not.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Paging my friend, Tallaabo. And I wanted to tell him, here is a definition of a true Somalilander, namely a genuine man who will put his shoulder to the wheel when worse come to pass, and all are required to put their hands on the deck.

It's what we did during the SNM struggle in the 1980s whereby our financiers and rich men (even those who were living in Mogadishu at the time and who were under the nose of the Faqash's regime) used to contribute heavily and financed the "struggle" with their money. And now, every businessman will come forward to do his bit, as this fellow just did. 

Remember that line: "To whom much is given, much will be required", may have been a biblical proverb, but it was also a "cultural trait" in which we Somalilanders have had it previously. And have indeed shown it abundantly in action.

And now, like so much of  "atrophied muscle" (or weakened muscle) that can come back into its own old sense after it has been given a good exercise, this notion of "broadest shoulders should carry the largest weight" (or at least understanding of it) will be seen to have come back into Somaliland in the midst of this pandemic. You just watch this space, my friend. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.