Oodweyne

President Bihi On His Government's Effort On The Corona-Virus Epidemic Crisis.

Recommended Posts

Masha allah, Dahabshiil Group have donated $800,000 to the Somaliland COVID 19 Commission.

Corporate citizenship. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Shacabka Somaliland lagu qasbay inay iibsadaa PPE kit haday u baahdaan, famil ka sheekeynaya dhibka ka qabsaday.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
21 minutes ago, cadnaan1 said:

Shacabka Somaliland lagu qasbay inay iibsadaa PPE kit haday u baahdaan, famil ka sheekeynaya dhibka ka qabsaday.

لا حوله ولا قوة الا بالله 
Ilaahow cibaadkaaga u naxariiso.

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
1 hour ago, gooni said:

لا حوله ولا قوة الا بالله 
Ilaahow cibaadkaaga u naxariiso.

Aawey wixii mucaawimo ahaa oo lasiiyey sida kuwii China, UAE,turkiga, Qatar iyo 3 million oo cash ah oo ay ugu deeqeen private sectors Somaliland.

Muusa biixi iyo kooxdiisa waa mafiaya ee Allah ka dulqaado umadaas.

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, cadnaan1 said:

Shacabka Somaliland lagu qasbay inay iibsadaa PPE kit haday u baahdaan, famil ka sheekeynaya dhibka ka qabsaday.

Sheekadan waa runta, dadkan mudda waa duushay lagu maaweelinaayey, laakin hadda runta arkaan meesha shufta baa ku haysata. 

Maalin dhow baa arki kuwa madaxda u ah oo is oohinaaya , oo leh cadawgayagu waa MOGADISHU 

Share this post

Link to post
Share on other sites
29 minutes ago, cadnaan1 said:

Aawey wixii mucaawimo ahaa oo lasiiyey sida kuwii China, UAE,turkiga, Qatar iyo 3 million oo cash ah oo ay ugu deeqeen private sectors Somaliland.

Muusa biixi iyo kooxdiisa waa mafiaya ee Allah ka dulqaado umadaas.

Waa kuwaa la gadaayo, ama Ethiopia loo iib geeyey 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Horta dhaliisha iyo noloshu waa mataano, waana is garab socdaan goor walba iyo meel walba. 

Mida kale inkastoo qof ay meel u caday meel ka madawdatahay oo aan ogahay inaad qalbiga ka jeceshihiin dhaliisha Somaliland. Laakin hadana waxaan isku day'ayaa inaan indiin caqli celiyo, intii aan kari karo. 

Anigu shakhsiyan, kolkaan dhagaystay sheekada qoyskan, waxaan soo xasuustay sheekooyin Hargeisa ka socda hada oo intii Korona la kawsaday, waa na siday u badantay. 

Siduu Korona u yimid qof walba oo xanuunsada dadku shaki ayay ka qabaan oo Korona ayay ku sheegaan. Hospital guud dhib ugu wayn waxay tahay dad loo sheegay in xanuun koodu yahay xanuuno kale sida maskaxda oo dhiig ku furmo, TB, iwm. Laakin dadkii iyo reerii ka soo jeedeen takoorayaan. 

Qofkii Korona u dhinta oo la soo xaqiijiyay (Test result) dawladda ayaa aasta. Dawladu waxay hada qofka Corona u dhinta aastaa habeenkii, maalintii  waa la joojiyay sababo la xidhiidha dadka... dad ayaa ka mudaharaaday in xaabala xaafadooda lagu aaso dad Korona ah.

Anyway,  qoyska maydkoodi waa soo qaateen guri ayay keensadeen, PPE ayay dalbadeen, waaxana loo sheegay PPE in la iibsado. Sababtu dee qof walba oo dhinta in sidii Korona loo aasa, wax macquul ah maha. 

Hadii aad doonaysid meel aan sharci iyo kala danbayn lahayn oo qof kasta wuxu doonaayo iska qaadanaayo isagoo sharci iyo usoo marin meelna, waxaa taa ka helaysaa Mogadishu. Meesha ventilators la iska qaatay.

Laakin halkan sharci ayaa jira oo qofna wixii aanu entitle u lahayn bilaash lagu siin maayo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
1 hour ago, Suldaanka said:

Horta dhaliisha iyo noloshu waa mataano, waana is garab socdaan goor walba iyo meel walba. 

Mida kale inkastoo qof ay meel u caday meel ka madawdatahay oo aan ogahay inaad qalbiga ka jeceshihiin dhaliisha Somaliland. Laakin hadana waxaan isku day'ayaa inaan indiin caqli celiyo, intii aan kari karo. 

Anigu shakhsiyan, kolkaan dhagaystay sheekada qoyskan, waxaan soo xasuustay sheekooyin Hargeisa ka socda hada oo intii Korona la kawsaday, waa na siday u badantay. 

Siduu Korona u yimid qof walba oo xanuunsada dadku shaki ayay ka qabaan oo Korona ayay ku sheegaan. Hospital guud dhib ugu wayn waxay tahay dad loo sheegay in xanuun koodu yahay xanuuno kale sida maskaxda oo dhiig ku furmo, TB, iwm. Laakin dadkii iyo reerii ka soo jeedeen takoorayaan. 

Qofkii Korona u dhinta oo la soo xaqiijiyay (Test result) dawladda ayaa aasta. Dawladu waxay hada qofka Corona u dhinta aastaa habeenkii, maalintii  waa la joojiyay sababo la xidhiidha dadka... dad ayaa ka mudaharaaday in xaabala xaafadooda lagu aaso dad Korona ah.

Anyway,  qoyska maydkoodi waa soo qaateen guri ayay keensadeen, PPE ayay dalbadeen, waaxana loo sheegay PPE in la iibsado. Sababtu dee qof walba oo dhinta in sidii Korona loo aasa, wax macquul ah maha. 

Hadii aad doonaysid meel aan sharci iyo kala danbayn lahayn oo qof kasta wuxu doonaayo iska qaadanaayo isagoo sharci iyo usoo marin meelna, waxaa taa ka helaysaa Mogadishu. 

Laakin halkan sharci ayaa jira oo qofna wixii aanu entitle u lahayn bilaash lagu siin maayo.

 Marxuumka dhintay oxygen la'aan ayuu dhintay oo isbitaalka oxegen ma hayno ayey Ku dhaheen familka

M.FACEBOOK.COM

Bal Qabarkan iyo Qadarkan idinku Akhriya. (Silicii aan walaalkay, Shalay ku Aasay!) Hargeysa: "Waxaan Ahay...

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

I am not surprised at all. It is well know in Somaliland that any medical aid and food which is donated by the international community for the benefit of the poor people is sold privately in the markets. This has been going on long before the coronavirus pandemic. The levels of corruption in Somaliland is unsustainable and might eventually bring down the whole society. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
1 hour ago, Tallaabo said:

Stealing the aid money and equipment exist all over Somalida but not the level of Somaliland specially in the current administration, you can't tell people to buy the oxygen and PPE kit 

Where is the three million cash donated by the private sector and all the other donated medical equipment by the China, UAE, turkey and Qatar.

Some people in here on denial and telling us propaganda here every day.

Share this post

Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Tallaabo said:

You cannot rush to judgement Tallaabo. I know very well how some Somalis are wired. They will push for things that are not reasonable or medically not of benefit to their loved ones, just because someone told them to ask the doctors, this person has zero medical experience. They will insist of being prescribed "drug xyz" because some other person with similar sympthoms were given "drug xyz" and they became better.  

I have seen it from my very own eyes here in Australia where a stroke victim who the doctors declared brain-dead but otherwise his other organs were fine including breathing and heart beating as normal. The family members of that patient wanted things done the Somali way. The doctors said this person is 'DEAD' and should not be given anything including food. Let nature take its course and the other organs will shutdown naturally. 

The family of the dead person refused and took the dead person home. They fed him using various methods. After 2 weeks of drip feeding, the man's other organs shutdown. If they followed the Doctor's orders, the dead person should have only went through the suffering for few days at most not weeks. 

The morale of the story here is, Somalis are stubborn people. Just because the family was told they were not entitled to free oxygen or PPE because their dead person is not of COVID 19. That doesn't mean there is corruption. 

It makes it a nice story though for some people. :D 

Share this post

Link to post
Share on other sites
qorane   
4 hours ago, cadnaan1 said:

Stealing the aid money and equipment exist all over Somalida but not the level of Somaliland specially in the current administration, you can't tell people to buy the oxygen and PPE kit 

Where is the three million cash donated by the private sector and all the other donated medical equipment by the China, UAE, turkey and Qatar.

Some people in here on denial and telling us propaganda here every day.

Soomaalida waxeey kumaah maahdaa  " Nin tiisa gabay tu'kale makalkaalo".  2020 safarka jidka Jowhar  iyo Xamar waa nolol iyo geeri. Waare iyo gangs Xamar dhul kumasafraan.   10 sano kahorna waxaan gaari yar kasoowadanay Berbera ilaa Hargeysa askari ma arag nin qori watana ma arag.  Isku xishoo oo tooshka foolxumada Hirshabelle iyo Jowhar your hometown taal ku ifi.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Meeshaan difaac iigama muuqdo walaalayaa.

Geeridu waa xaq dagaal iyo dhimashana wax cusub ma'ahan.

Waxaa cusub mayd coronavirus dilay oo karfantii deeqda ahayd laga iibinayo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Another tragedy in Hargeisa hospital wax weyn ayaa qaldan sidee ilaa iyo hada uu bilaa oxygen uu yahay the main hospital 

M.FACEBOOK.COM

Waxaanu hada ka soo dareernay aaskii marxuumad Amina Cali Warsame oo aanu ku soo aasnay xabaalaha haleeya...

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.