gooni

Wada Tashiga Puntland

Recommended Posts

gooni   

Cadka nalagusoo raacayo ma iska goynaa ilaahow haka dhigin.

Guul baan u rajaynaynaa walaalaheen puntland.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warkan oo BBCSomali aan ka akhriyay waa la yaabay. Hada waa looma ooyaankii isagoo 5 nin oo beesha Bariga Sanaag ah maydkoodii wali dhexyaalo barxadda parlamaanka Puntland loo dhaariyay inu badalo Dhoobo Daareed kursigiisi ku fadhiistay. 

 

WWW.BBC.COM

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa sheegay inaysan aqbaleyn wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliloo ay qayb ka ahayn Puntland.

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa Dr. Gaas oo wali gaas badan sii daynaya. :D 

"Dhulka Maqan" ayay ku soo celiceliyaan in badan. Laakin sidaa maaha arinku. Dhulka inta ay ka sii joogaan ayaa caalamad su'aal saarantay. Ileen Dhul maqan oo hadana lagaa soo durkinaayo sanad walba ka hadal malaha e. :D 

Deni waa ka xishooday inu soo hadal qaado meel aanu xiniinyo u hayn, ka hadalkeeda waa deel qaaf. 

----

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diktoore

Gaas waxa laga haya isagoo maamuus madaxweyne sita inu Fatwo/Decree ku yidhi "Hadii aan waxba iska celin wayno waxaan nahay ehelu naar". 

Talaw musheekhta cilmigi Fiqi ga ah baratay maxay ka odhanlahaayeen qof madaxweyne ah oo umadii hogaanka u ahaa ku sheegay inay  "ehelu naar yihiin"? Diintu maxay ka qabtaa? Waa su'aal da waynoo madaxa daalineysee. :D

Ta kale, dhaartii 3 Stooges ee TV'ga ka hor dhaartay umadda Islaamka dhan markhaati ka ahaayeen, ayaguna sharcigu talaw muxu ka qabaa?  

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka Beesha Warsangali Suldaan Siciid oo lagu bahdilay madasha wadatashiga maamulka Garoowe. Waxa loo diiday inu microphone ka hadlo, deedna wuu isaga baxay shirka.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
17 hours ago, Suldaanka said:

@goonifaalo ama opinion waxaad ka qabto bal noo sheeg. 

Mise meesha duco ayuunba usoo gashay. :D 

 

Anigu waxaan uga baqayo shirka walaalaheen waan sheegay waana uga duceeyay.

Dumar yaa beri hore ka shiray inay ragga iska reebaan dhibkooda. 

waxay shir gudoomiyihii ku talisay in cadka raggu kusoo raacayo layska gooyo gebigiisaba.

Markii loo sacabiyay oo shirkii lasoo xiri lahaa yaa mid kale tiri hadii la gooyo waxba is badeli maayaan waa isla meeshii, tiina waa loo sacabiyay.

8 hours ago, Apophis said:

Your “brothers” are ready to liquidate your uncle farmajo.

 

Puntland makala jecla adeer madoobe iyo ahlu-suna. 

Waa caro tuur ay farmaajo ka qodonayaan intaas waa inaad fahamtaa intaanay da'daadu sii waynaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar Gooni, maahmaahdaas wax rag loola yimaado maha. Dumar ayaa ku dhex kortay ayaan filayaa. Waar nimanka reer Koonfurka ah dhaqan biis weeyan. Nin wayn oo Garoowe maahmaah aad u xun ku hadlaayay waa maqlaayay. Awoowe Dhaqan 101 in lagu bilaabo waa istaahisha runtii. :D 

 

Odeygii Cali Daacuun ayaa si waadix ah u seefseefay shirka Garoowe. Wuxu yidhi waa madhalays. Rag ay ku soo oodantay siyaasaddii oo jid ay u baxaan la ayaa meesha ka cabanaayay sida Ahmed Karaash yidhi "Shirku waa Cabasho" :D :D 

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOOL this is a so called Mogadishu Minister.... 

Imisa ayaad maqashay Gaas waa hogaamiye fiican, aakhir afar sano ka dib kolkii hagbadda uu wareejiyay waxa la isku wada raacay inu ahaa hogaankii ugu xumaa maamulka Garoowe soo mara. Anigu waxaan qabaa wali title-ka hogaanka ugu xun Garoowe wali waa banaanyay, Deni is a good candidate for it. :D 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.