Suldaanka

Mudane Saleebaan Cali Koore oo ka dhex adimay xafladdii Caleema Saarka Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale

Recommended Posts

Waxa xusid mudan in Wasiiro ka soo kicitimay Garoowe loo diiday inay ka hadlaan xafladda. Sida owgeedna dib ugu laabteen magaaladda Garoowe ayagoo sii dhex maraaya deegaanka Soomaalida Ethiopia. 

 

Dharkayn Geenyo oo ah goobta xafladda caleema saarka Garaadka ayaa ah tuulo ku taal xadka Somaliland iyo Ethiopia.

GOO.GL

Somalia

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaaladda Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore oo baqdin iyo sas ku riday Wafti Garoowe ka soo kicitay oo qardo-jeex iyo dhuumasho ku soo gashay Dharkayn Geenyo dhanka maamulka Somalida ee Ethiopia.

Waftiga waxa ka mid ahaa:
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha
wasiirka Wasaaradda waxbarashada
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka
Wasiirka Dekadaha iyo kalumaysiga
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo beeraha
Wasiiru ‐dawlaha wasaaradda Waxbarashad Wasiiru‐dawlaha Qorshaynta
Wasiir ku‐xigeenka wasarada Hawlaha Guud Wasiir ku xigeenada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Sahro Kiin.

Xildhibaan Saleeban Faarax ,Xildhibaan Axmed Xariir Gaas , Xildhibaan Dhuubane ,Xildhiban Cabdiraxman Muuse,

 

Dawladda Somaliland ayaa ku war galisay in kali ah loo ogolyahay inay hambalyo iyo sacabka ay tumaan, wax kale looga ogolayn.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suxufi reer Gaalkacyo ah, ahna owner of PUNTLANDTIMES.COM"

 

".

Markii Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore amray in ay 6saac gudahood uga baxaan gobalka Sool, amarkaasna ay aqbaleen.
#WAYNAKAA"

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Maanta waa maalin jimcee, hadalkayga aan wacdi ku soo koobo.

عَنْ جَابِرِ بْنِ عَبْدِ اللهِ ، قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللهِ صلى الله عليه وسلم:أَيُّهَا النَّاسُ ، اتَّقُوا اللهَ ، وَأَجْمِلُوا فِي الطَّلَبِ ، فَإِنَّ نَفْسًا لَنْ تَمُوتَ حَتَّى تَسْتَوْفِيَ رِزْقَهَا ، وَإِنْ أَبْطَأَ عَنْهَا ، فَاتَّقُوا اللهَ ، وَأَجْمِلُوا فِي الطَّلَبِ ، خُذُوا مَا حَلَّ ، وَدَعُوا مَا حَرُمَ.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.