Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Mar Kale Midnimo

Recommended Posts

There is no need for mar kale since Soomaaliya ay tahay dal dhisan oo jira, aana kala tagi karin. However, I welcome this, dad badan ayaa riyadii xumeyd ka soo toosooyo.

“Waxaan markale dooneynaa in Soomaaliya iyo Somaliland ay midoobaan”

_111189485_430dcb1d-2bea-428d-adf8-dea52

Koox aqoonyahanno ah oo intooda badan ka soo jeeda Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa sheegay inay doonayaan inay dib u midoobaan Muqdisho iyo Hargeysa.

Bayaan uu dhaqdhaqaasi ka soo saaray magaalada London ayey ku sheegeen in ujeedkoodu yahay feker iyo aragti abuur midnimo ku salaysan.

Waxayna sheegeen in xubno badan oo ka tirsan dhaqdhaqaaqooda ay ka shaqeeyaan magaalooyin badan oo Somaliland iyo Soomaaliya ah.

Baaqa ayay sheegeen in ujeekiisu yahay sidii la isugu soo dhaweyn lahaa, loona xoojin lahaa wadahadallada ummadda Soomaalida iyo sidii loo heli lahaa midnimo macno leh oo waxtar dhinac walba u leh.

"Sodon sanadood sida iminka Soomaalidu ahayd, gaar ahaan labada gobol laguma sii jiri karo, oo umadnimadu kuma sii jiri karto marka la eego dhibaatooyinkii waaweynaa ee dhacay iyo kuwa iminka labada dhinacba gudahooda ka jira iyo isbedallada waaweyn ee gobolka Geeska Afrika ka dhacaya oo u baahan in la helo jiho cusub oo ka duwan wixii sodonkii sano ee u dambeeyay lagu jiray," ayuu yiri Maxamed Baashe Xaaji Xasan, xiriiriyaha dhaqdhaqaaqa Mar Kale Midnimo oo BBC-da la hadlay.

Wuxuu intaa raaciyay in xukuumadaha ay culeys ku saari doonaan, doorkooduna uu yahay feker iyo aragti abuur cusub oo ku saabsan midnimada labada dhinac.

Waxaa kale oo uu Baashe sheegay in xubna kamid ah ay ku sugan yihiin gudaha Somaliland, gaar ahaan, Hargeysa iyo Burco degaannada kale iyo dibedda, waxaana uu yiri "si qarsoodi ah ayaanu gudaha uga shaqeynaa."

Qorshahoodu ayuu sheegay in uu ahaa inay ku kulmaan gudaha Mgaalaada Hargeysa, balse aysan taas suurtagal ahayn, maadaama aanan laga oggoleyn doodda ay wadaan.

Hase yeeshee hadalka kasoo yeeray ururkaas ayaa waxaa ku gacan seyray Somaliland oo sheegtay in taasi aysan shaqeyneyn.

Read on

Share this post


Link to post
Share on other sites
16 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Wareysiga lala yeeshay the founder.

M.FACEBOOK.COM

Halkan ka dhageyso, wareysi ku saabsan ururka 'Mar kale Midnimo', oo maanta ay BBC Soomaali la yeelatay Maxamed...

 

MMA, they’re just like rats abandoning a sinking ship. I can’t say I blame them one bit.

After all, the relentless quashing of these dimwitted secessionist pipe-dreams are unfurling against a background of a resurgent and confident Mother Somalia.
 

Most sensible northerners don’t want to miss out.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne
Waxba kalama socotid arimaha mujtamaca soomaalida waqooyiga

Guryahaas jiirku ka buuxo ee london, isagasoo tag oo dadkaaga dhex gal si aad wax badan u ogaatid

Snm'tii xag jirka ahayd waa sii dhamaanayaan, wax yar baa ka haray oo aad ku jirto.

Dadku xoolo ma'ahan meel lagu xarayn karo, aqoonsibaa soo socdana way ogyihiin inaysan waxba ka jirin laakiin daruufta yaa ku khasabtay inay been mashxaradaan.

Mushkiladda waxay ka jirtaa koonfurta oo jacaylka xukunku ku batay ayagoon nabadna haysan, waa intaa kaliya waxa labada shacab oo walaalaha ah kala hortaagan.

Taas been kama sheegayo anigaa kaaga xog ogaalsan, ama rag iska celin yaa ku been legaday.

Mida kale  

Adigoon qofna caayin iyo beel wax ma sheegi kartaa? mise waa caado aan laga maarmi karin?

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
43 minutes ago, gooni said:

Odweyne
Waxba kalama socotid arimaha mujtamaca soomaalida waqooyiga

Guryahaas jiirku ka buuxo ee london, isagasoo tag oo dadkaaga dhex gal si aad wax badan u ogaatid

Snm'tii xag jirka ahayd waa sii dhamaanayaan, wax yar baa ka haray oo aad ku jirto.

Dadku xoolo ma'ahan meel lagu xarayn karo, aqoonsibaa soo socdana way ogyihiin inaysan waxba ka jirin laakiin daruufta yaa ku khasabtay inay been mashxaradaan.

Mushkiladda waxay ka jirtaa koonfurta oo jacaylka xukunku ku batay ayagoon nabadna haysan, waa intaa kaliya waxa labada shacab oo walaalaha ah kala hortaagan.

Taas been kama sheegayo anigaa kaaga xog ogaalsan, ama rag iska celin yaa ku been legaday.

Mida kale  

Adigoon qofna caayin iyo beel wax ma sheegi kartaa? mise waa caado aan laga maarmi karin?

Lol...😁

Gooni, waxaad soo niic tiraahdidba maanta ayaa soo qortay hadal macquul ah. Tollow ma Quule fresh ah baad kusoo quraacatay saaka, waa iga su’aale?😜

Calaaya kuli xaal, anigu walaale, Ina Cawil Mucjiso kumaan sheegi lahayn xag jir. Waayo waa bakhti qurbaha ku gaboobey oo kombiyuutar wax lagu qoro moodey inuu Soomaaliya ku kala goayn karo.

Shiid, fooqul shiid, iga dheh! 😂

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 hours ago, Oodweyne said:

 

Tillamook,

Waxaan ku odhan: "Ma Gudboona Geesiga Hantiyey Iyo Gocorka Guuldareystey". Taasina waa ta keentay in aad sidii Salaan Carabey yidhi aad noqoto nin ku sifoobey sadar nuxur miidhan ah oo ku jirtey gabaygiisii dheeraa. Sadarkaas oo ahaa: 

"Hadaad hiil hinaastey aadse itaal u weyday, ma afkaad ku ciil bixi ileyn cidlaad ka hanjabeysaaye".

Markaa mar hadaad tahay nin dhulkii uu lahaa laga qaadey oo Puntland laga qaadey, oo waliba laga eryey oo maanta aan Laas-Caanood aan tagi karin isaga oo "calanka tawxiidka ku qoran yahay" ee Somaliland leedahay hoos jooga mooyee, maxey kuu tari "riyadda siyaasadeed" ee ah Somaliland lagama goyn karo Somalia, mar haddii aan adiga, shakhsiyan, taladeeda arintaasi aaney gacantaada ku jirin. Aadna tahay nin loogu taliyo degaankiisii uu kasoo jeeday. 😂

Lol...😁

Your silly mentality and churlish rebuttal is no different from the silliness exhibited by an estranged wife, who—because she is mad with her significant other—locks herself away in one small bedroom of her husband’s spacious mansion,  often shouts threateningly that, he dare not come near her nor even bother to come close to his billiard room—which just so happens to be adjacent to the small room she is cooped up within.

I do grant you this, Oodka....Las Canood does find itself in the unfortunate predicament of being in a similar situation as that Billiard room mentioned heretofore. However what is even sadder are the hapless, helpless and hopeless secessionist who act and think like that estranged and disaffected wife mentioned in the above scenario.

Just as she fails to see the futility of her madness—after all,  in actuality, the whole damn mansion belongs to her and there is no need to only sequester herself in one wing of the house—you, too, Oodweyne, fail to see that the whole of Somalia belongs to you and your progeny. 

So, as I charitably look down you all as objects of pity, I wish to urge you guys to overcome your effeminate insecurities and Laangaabnimo; 😜and bring that blessed “calan” of yours,  oo aad Tawxiidka barakeysan ku masawirteen to fly over the whole of Somalia, just as some of your estimable grandparents had done previously with the glorious Bluugle, 🇸🇴, instead of miserably and endlessly sulking about and locking yourselves away in one small corner of the country.

I know that this does entail some high risk for your lot, but I’m sure the inexhaustible audacity of our Somali forbearers still runs in your veins. Let Somalia and other Somalis once again become proud of their Northern sons and daughters. 😎

With that, I think I have said enough for today to cajole you to do the right thing. But if that fails by way, of carrots and then I gots plenty of stick to you lay upon you for the useless secessionists you are, so habrayahow aanu saddex-da ku qabno... ordaha aqalkiina maamusha oo dadkiina dhinac ka raaca.😂

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walanweyn and their hope. Somaliland uniting with Somalia. In what world do these maniacs live in. There is a bigger chance Kenya taking over Somalia than we sharing land with you lot. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
M.FACEBOOK.COM

Run kugu mudduci ah laga ma raysan karo. Marka la soo qaado in laga hadlo midnimo kale oo cusub oo Waqooyi iyo...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.