MoheyedinIssa

No comments

Recommended Posts

gooni   

Qofku markuu dhinto mar walba ilaahay waxaa loo waydiiyaa naxariis, sababtoo ah, waa wax gacantiisa kaliya ku jirta, adigana raxmadiisu inay wayn tahay ku xasuusinaya.

Hadaad waydiiso tolkiis ka warama c/laahi yuusuf? 

Waxay kuu sheegayaan inuu ahaa indhihii iyo dhagihii beeshu lahayd, maalinkuu dhintayna ay indho iyo maqal beeleen.

Waana aasaasihii dawladda puntland oo uu halganka dheer usoo galay.

Beel walba mujrim ay xusaan baa ka dhintay, albaabada guryahoodoona waa nimankii sababta u ahaa inay kala jeediyaan.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 hours ago, gooni said:

Qofku markuu dhinto mar walba ilaahay waxaa loo waydiiyaa naxariis, sababtoo ah, waa wax gacantiisa kaliya ku jirta, adigana raxmadiisu inay wayn tahay ku xasuusinaya.

Hadaad waydiiso tolkiis ka warama c/laahi yuusuf? 

Waxay kuu sheegayaan inuu ahaa indhihii iyo dhagihii beeshu lahayd, maalinkuu dhintayna ay indho iyo maqal beeleen.

Waana aasaasihii dawladda puntland oo uu halganka dheer usoo galay.

Beel walba mujrim ay xusaan baa ka dhintay, albaabada guryahoodoona waa nimankii sababta u ahaa inay kala jeediyaan.
 

Nacastii Gooni-niic badan, baa maanta usoo tafa xaadatay iney ku tufto Haleeygii Soomaaliya xoreeyey, miyaa? Adduunyow xaalka ba’a! 
 

I dhagayso, Ina-Adeer, aan kaa jaahil bixiyee taariikdii AUN Madaxweyne Cabdilahi Yusuf Yey. 
 

Cabdullahi wuxuu kamid ahaa raggii ugu horeeyey oo ka soo hor jeesta dawladdi  shuuciga ahayd oo Soomaaliya oo xor ah xoog ciidan kula wareegtay xuquuqdii iyo sharaftii Soomaali lahayd.

Cabdullahi wuxuu qeyb Soomaaliya kamid ah ka badbaadiyey burburkii uu kalifey axmaqnimadii dawladdii shuuciga ahayd.

Cabdullahi wuxuu madaxweyne ka noqdey dowladdi Soomaali bacdal burbur la iskugu keenay..

Intaas iyo in ka badan buu Soomaliya iyo Soomali u soo qabtee, Illaheey jana fardowsa ha ka waraabiyee.

Marka, Gooni-niic badaney, walaaley, taarikhdaas meel ku qoro. Habeen walba akhriso oo xafid. Waa dambe sidii jaahil diifley  lamid ah ha u hadlin.

Waa iga waano.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Tolmooge
Adeer c/laahi, allaha u naxariisto waa naga wada dhintay.

Siyaad Barre kulama uu dagaalamin inuu shuuciyad ka celiyo, oo soomaaliya dimuquraadiyad u horseedo.

Wuxuu ula dagaalamay inuu ku fariisto kursigii adeer sharmaake ka dhintay. 

Waxayna  rumays-naayeen in cid kale aysan gayin waa sida puntland maanta ku dhisantahay oo kale.

Dhagayso clip'ka yar asagaaba kuu sheegaya waxa halgakiisu ahaa.

Hadaad doonayso, inaad adeer c/laahi ku faanto taariikhdiisa 

Waxaad tiraahdaa waa ninkii ugu horeey oo qirta inuu dilay walaalkiis asagoo amxaar la socda inta kalena ku dayatay sida snm usc ssssss.   

Ama waxaad kaloo ku faantaa waa madaxweynihii ugu horeeyay oo Ethiopia keena villa soomaaliya ama wadnaha dalka.

Mar haduu ahaa asaasihii puntland oo dhibkaad aragtay soomaaliya ku haysa qalbigaan uga wada ducaynaynaa.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.