Sign in to follow this  
checkmate

WLC BARAMBARO

Recommended Posts

I shoobaro is first in line, to give you these the first roses..wlc wlc sis...

 

How is aabo doing sis? is he still on the BOX pelting wood....odaygaas ma daalaayo, war islaanta u naxariiso yaa ku yiraahdo kaama carareysee

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

hellooooooooooo,,,, welcome Baranbaro,,,,, long time not seen,,,,,, how our father ???

 

Welcome,,, Welcome,,, Welcome,,, Welcome,,, Welcome,,, Welcome,,, Welcome,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

BaranBaro welcome first walaashiis, how u doing, me haven't sen u long time, soo dhawaaaw hee wa noo dhuumatay ayaamahan, wa ku sugeynaa inaad u kariso mushaaari kuwaneeto qaamoon qanshiir haku dhacee

 

 

xarago, heedhe ma waxaadh ka wadhaa timidhtii hodheba dab loo waa, hadha waan ku saxayay un dee dhib ma jidho xadhago weeye magacaagu anna waa boodhbadho magacaygu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pucca   

thank u all ever so kindly for that warm welcome!...the family is doin great alhamdulillaah, though ur old man is kinda angry that you haven't sent him much in these last couple of months..shame on u all!

 

**shakes head**

Share this post


Link to post
Share on other sites

barambaro???? long time didnt see barambaros lol

 

missed ya ;) ......... but wot kind of barambaros

 

you are ???? tan cad mise tan haadayso

 

mise tan caadiga ah!

 

icon_razz.gificon_razz.gif kidding...

 

no harm feelings siso lol welcome again

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ar walaashee yariista aa imaaday..lol..wlc

Baranbaro gaabeey kuntur waaleey..See kugu xiisay lee...

 

Ka waran labadii yar yaraa Aasbaro iyo tiimbaro, wili naago ka weyn mee shukaan sanoyaan? Shaxiirinimada familiga waxee tacbaan ku noqotay labadaas agtooda...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Reer-Baro, horta nimanyahow aad baan ugu faraxsanahay in ay inanta idin ka yar idinku soo biirtay. Welcome Baranbaro lol Magacaa i dillay!

 

Saaxiibayaaloow, aanba idin kala xishoodo ereyada qaarkoode, naga kala yareeya tarmiga reer-Baro! Bal si yar oo xirfad leh mid mid albaabka dambe uga soo xaluusha - iyadoon ishu idin hayn ;) Yaaney il idin helin oo aanan laydin curinin sxbyaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pucca   

is it barambaro or baranbaro? :confused: i've always pronounced it with an "m"...but i could be wrong...so which one is right??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Salama caleykum walaalkey jamaal..

 

Sxb anaga waxaan meeshan u soo galnaa kaftan iyo baashaal. Marna ha u qaadan in ee naga tahay qash qashaad iyo wax kale.

 

Reer baro hadaa u fiirsatid waxaan nahay dhalinyaro wax kaste ka hadli karto oona leh lots of experience sxb.

 

Adigoo duqa magalada ka aheed meeshaan aanba gabay iyo murti kugula tar tami karnaa..lol..

 

sxb dhalinyarada meeshaan joogaan qaar baa u qaatay in aan kala saareyno oo xumaan bee u arkaayaan sida aan anaga isku fahanay oo ee sheekada naagu baxdo. Waxa waxaas keenayana waa is fahan la'aanta..

 

Dad badan baa jira meeshaan aan necbahay in aan aqriyo wax ala wexee qoraan laakiin ma dhibsado oo ma dhaho maa nalaga qabto dadkaan.

 

I know Sol is not the same like before because most of the people now are new comers. So have to wait a while and see...

 

But for me and the old nomads who are baro..lol..bax fiiri waxa aan qornay in the past. Meeshaan dadka shidi jiray aan ka mid aheen..Kii muranahaa anugaa teesto kala daalnay..ma fahantay..

 

Most of our post are in Somali and thats why some people in ehre don't like us (baro) because they think in aan kas u sameynayo..

 

sxb naga raali noqo hadaa na dhibsatay because hadii aanan freely u hadli karin oo aanan kaftan la imaan karin aniga meeshaan waan iskaga tagi lahaa...

 

To be honest aniga meeshaan waxaan u imaadaa kaftan iyo in aan arko fikradaha dadka kale maxaa yeelay dad badan aan isku fikrad nahay aa joogaan meeshaan. waana dad aan wiligey arag oona maqal..lol..thats why I like SOL.. hadii hala haas la ii diidona waan iska tagaa nooh..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Feebaro, aniga waad isku key haleen kartaa sxb. And I enjoy the contributions you guys make to SOL, no doubt. Laakiin sxb, waa sidaad u sheegtayee, dad idin dhibsadaa jira - so maadaama aan 'moderator' ahayna waxaan (waajib igu ah) oo aan is iri bal raggaas dhallinta ah bal usheeg warka jira. Ee sxbyaal reer-baro, xumaan marnaba yaanan loo qaadan ereyada aan sida waanada iyo saaxiibtinimada leh idiin kugu iraahdo... Horeybaa loo yiri : "Waayeel kaftan buu arrinkiisu ku dhamaystaa" marka saas iga ogaada nimanyow!

 

 

Barambar: With an M i think! I too get it wrong sometimes. Both terms can be used, I guess.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this