Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Ninkii soo joog laga waayo...

Recommended Posts

...soo jiifaa laga helaa. Inteenan dhalinyarada ku dhameyn meesha, maatidana iyo carruurtana barakicin maxee u tanaasuli waayeen intaas la tuugaaye. Xoog wax ku keenayaan moodeen. Meesha dowlad tabardaran joogto moodeen. Anyway, better late than never.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

About time Ahlu-sunnah has been dismantled, now these 2 should answer for their criminal activities and then be executed for their crimes.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   
11 minutes ago, Dalmar1 said:

About time Ahlu-sunnah has been dismantled, now these 2 should answer for their criminal activities and then be executed for their crimes.

By the way, this are not the typical Suffis we Somalis have known in our country. In fact, the original Sufis were the primary sources of the spreading of Islam in many lands. They were known for the love of the prophet and great charities.

These current Suffi group in central Somalia are totally different. The so called Ayatullah Macalin Mohamed said, " he saw a dream and proclaimed Dhuusamareeb as the new Hajj"

Kuwani Suffiya mahan ee waa budhcad hubaysan oo diinta deelqaaf geliyey. Anyway, do not worry about them. they already got some cash earlier and wanted more.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
53 minutes ago, galbeedi said:

Well Said Galbeedi, these Ahlu-suufis were nothing but a charlatan, thanks to Allah that they have been dismantled as they have caused enough Fitnah.

Share this post

Link to post
Share on other sites
On 2/29/2020 at 10:52 PM, Dalmar1 said:

About time Ahlu-sunnah has been dismantled, now these 2 should answer for their criminal activities and then be executed for their crimes.

Give credit to dowladda dhexe dadkaas gacan adag ku qabatay. A little acknowledgement waa u quuri la'dahay dowladda dhexe, I see.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
4 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Give credit to dowladda dhexe dadkaas gacan adag ku qabatay. A little acknowledgement waa u quuri la'dahay dowladda dhexe, I see.

SFG deserves all the Credit indeed, and horta when will your crusade against Galmudug Folks end, 24 saac baa waxa laa taagantahay cuqdad, perhaps we should give you an reer Mududg woman to soften up your nightmarish days of the 90s Halyeey Ina Caydiid.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Home

Wararka Maanta

Hoggaamiyihii Ahlusunna Waljamaaca oo Garowe ku sugan haatan 

Isniin, Maarso, 02, 2020 (HOL)- Hoggaamiyaha ururka Ahlusuna waljamaaaca Macalin Maxamuud Sheikh Xasan, ayaa socdaal qarsoodi ah oo laga qariyay saxaafada ku yimid magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo HOL ay la xidhiidhtay ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan ujeedada imaatinka Macalin Maxamuud, balse  oo maalmo kahor lagala wareegay awoodii Ahlusunna ay ku lahayd gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in macalin Maxamuud uu kulan la yeelandoono madaxda Puntland kahor inta uusan u duulin magaalada Nairobi, halkaas oo uu ku wajahan yahay maalmaha soo socda.

Dhawaan, Puntland waxay sheegtay inay aad uga xun tahay sida loola dhaqmay Ahlusunna Waljamaaca, iyagoo ku eedeeyay dowladda federalka Soomaaliya inay duulaan ku tahay goboladii nabdoonaa ee iska xoreeyay ururka Alshabaab.

Horey, Puntland iyo Ahlsunna ayaa isku mowqif ka taagnaa arrimaha ka socda Galmudug, waxaana jiray kulan madaxweyne Deni uu Garowe kula yeeshay Macalin Maxamuud Sheikh Xasan bishii january ee sannadkaan.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
abdiwali.sheikh@hiiraan.com

Share this post

Link to post
Share on other sites
18 hours ago, MoheyedinIssa said:

I think he is on his way to Kiikuuyo land. Is he going there to get some fresh funds from corrupt, anti-Soomaaliya Imaaraad? Even as he claims inuu siyaasadda ka haray. We will soon know.

Share this post

Link to post
Share on other sites

They are back after being funded and armed by Kiikuuyada. No way.

Ahlusunna oo muddo kadib dhaq-dhaqaaq ciidan ka billowday gobollada dhexe

Xoogag u daacad ah Ahlu-Sunnadii Gobolada Dhexe ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka wada qaybo ka mida Gobolka Galgaduud, maalmo kadib markii madaxda kooxdaas ay dib ugu soo laabteen gobolka.

Ahlu-Sunna oo tan iyo daba-yaaqadii bishii February ee sanadkii 2020 ka maqneyd Gobolada Dhexe ayaa markii ugu horeysay waxaa hoggaankeeda toddobaadkii hore lagu arkay Siyaarada Sheekh Yuusuf Direed, oo ay kaga qaybgaleen deegaanka Huurshe ee Gobolka Galgaduud.

Dhaqdhaqaaqyada Xoogaga Ahlu-Sunna ka bilaabeen Gobolada Dhexe ayaa waxaa barbar socda kulamo ay Madaxdii Ahlu-Sunna deegaanada Galmudug kula qaadanayaan odayaasha beelaha, si loo soo noolleeyo doorkii siyaasiga ee Ahlu-Sunna, loogana hortaggo Shabaabka isu ballaarinaya Gobolada Mudug & Galgaduud. Hoggaanka Ahlu-Sunna ayaa maalmo ka hor deegaanka Huurshe kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah maleeshiyada Al Shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in Hoggaamiyaha Guud ee Ahlu-Sunna Waljameeca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faaarax iyo Madaxii Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ay taageero hub ahi ka heleen odayaasha qabaa’ilada qaarkood.

Hoggaanka Ahlu-Sunna ayaa sidoo kale waxay Sabtidii deegaanka Huurshe ku qaabileen Saraakiil uu horkacayay Taliyaha Guutada 15aad ee Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Mascuud Maxamed Warsame, kaasoo ay weydiisteen inuu dib ugu soo celiyo hubkii beelaha Dhuusamareeb iyo Guriceel, ee ay ku wareejiyeen bishii February, 2020, ka dib dagaaladii dhowrka cisho socday ee Maamulka Galmudug kula galeen Magaalada Dhuusamareeb.

General Mascuud oo ka mid ah Saraakiishii ay barbaarisay Ahlu-Sunna, hadda waxaa la leeyahay waa uu ka mowqif duwan yahay, isagoona u janjeera dhanka Madaxtooyada Galmudug.

Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in Xoogaga Ahlu-Sunna ay haatan dhaqdhaqaaqa xoogiisa ka wadaan wadada xiriirisa Guriceel iyo Xeraale, Guriceel illaa aagga Balanballe. Xoogagan ayaa la soo sheegaya in lagu arkay deegaano ku dhow dhow Balihood iyo La-jiide, halka Huurshe ay ku sugan yihiin Hoggaanka Ururka.

Madaxtooyada Galmudug oo ka walaacsan abaabulka Ahlu-Sunna ee gobolka ayaa Talaadadii waxay Saraakiisheeda Ciidamada meel ku dhow deegaanka Huurshe kula kulmeen odayaasha, waxgaradka iyo ganacsatada ka soo kala jeeda Guriceel, Xeraale, Balihood iyo La-jiide, oo ay kala hadleen soo rogaalcelinta Ahlu-Sunna, iyagoona ka codsaday inay la shaqeeyaan Dowlad Goboleedka Galmudug.

Dadka odoroso siyaasadda dalka ayaa kuu sheegaya in ujeedka ugu weyn Ahlu-Sunna ee xilligan uu yahay, sidii xubno ku feker ah loogu soo dari Golaha Shacabka, si lamid ah sidii dhacdayba sanadihii 2012 iyo 2016. Xeeldheere-yaashu waxay sheegayan in doorashadan ay muhim u tahay Ahlu-Sunna, lamase oga sida ay xilligan ku suurtageli karto inay xubno ku yeelato Baarlamaanka Federaalka.

Xeeldheere-yaasha ayaa qaba muddadii Ahlu-Sunna ka maqneyd Gobolada Dhexe in habacsanaan dhanka amniga ah laga dareemay deegaanada Galmudug, Shabaabkuna waxay muddadaasi kordhiyeen weerarada ay ka gaysanayaan deegaanadaasi, iyagoona halis geliyay amnigii Magaalada Dhuusamareeb. Xarunta Maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb iyo deegaanada hoostagga qaarkood waxaa ka dhacay tiro qaraxyo ah, marar kala duwana waxay Shabaabku madaafiic ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha Gobolka Galgaduud ugu weyn ee Ugaas Nuur.

Ahlu-Sunna ayaa lagu ammaanaa mid fahamsan xeeladda dagaalka ee Al Shabaab, waana taas midda keentay in ay Shabaabku ka caagaan dhulkii ay Ahlu-Sunna ka arrimineysay, muddadii laba iyo tobanka sano ahayd.

Xigasho

Share this post

Link to post
Share on other sites
Khadafi   

War corrupts you, even honest hearts can be stained by the dirty politics of Somalia. Sheekh Macalaim Maxamuud and xertiisa in guriceel  were busy studying islam. When al-shabaab under the leadership of Kaba-ku tukade wrestled controll of the mosques and imposed his interpertation al-shabaab style a group of xerows took upon arms, Remember the battle of wabxo? Al-shabaab launched 4 major offensives and failed everytime with heavy losses? why? The indegenous group  thought they were literally fighting khwaarijta of our time, al-shabab takfiiris.. They belived they were on the right path, while enemy was on the wrong path. I am pretty sure that government forces would have laid down their arms and run away but these xerow students in 2008-2009 did not.

In Gedo Sheekh Xasan Qoryooley  armed themselves and the Shaykh himself was martyred. Shaykh Maxamed Faarax was also martyred,  But power corrupts you. Ahlusunna of guriceel became a pure tribal militia. Its bizarre to see him know saying "waanu tanasulnay" when he was the one advocating war against the government.

Alle ha u naxariisto Sheekh Maxamed Faarax in the video, He was martyred a year later. As I said before politics corrupts you, look how a movements starts and then becomes burcad. A rouge militia that craves for power,

WWW.NYTIMES.COM

Somalia has been plagued by civil war between rival clans for almost 20 years. Now, religious groups are killing each other over competing visions of Islam.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Sufiyada are always much better than Wahabi  in terms of mercy, moderation and interaction with people. Wahabisim is nothing but Petro- Dollars renting gullible nomads.

They did Okay against Al-shabaab, but real Sufis do not take up arms. They are like doctors who supposed to save live than take them. The moment they crossed that line, they entered the political mess of Somalia where neighbors, gulf states and others with money join the skirmishes. Besides, in central Somalia the age of innocence is gone long before the rest of Somalia decades ago.

For the last five years , all I saw about Ehlusuna was nothing but "{ Budhcad Hubaysan"

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.