Holac

Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?

Recommended Posts

Dowladda Soomaaliya oo qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiisay degmada Xudur ee gobalka Bakool

202062637266938862264641.jpg

Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay degmada Xudur ee gobalka Bakool, si sare loogu qaado awoodda la tacaalidda xanuunka COVID-19.

Qalabka caafimaad iyo dawooyinka oo lagu wareejiyay wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed, Maamulka gobalka Bakood iyo maamulka degmada Xudur, waxaa kamid ah  Maaskaro iyo dharka ay xirtaan howl-wadeennada ka howl gala xarumaha lagu daweeyo bukaannada la xanuunsan Feyruska Karoona.

Wasiirka caafimaadka Koonfur Galbeed, Maxamed Cusmaan Xaaji, Guddoomiyaha gobalka Bakool, Maxamed Cabdi Maxamed (Tall), iyo guddoomiyaha degmada Xudur, Maxamed Macallim Axmed, ayaa ka mahad celiyay dawada iyo qalabka caafimaad ee dowladda federaalku ku wareejiyay.

Howl-wadeennada farsamo ee ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xudur geeyay taageerada xukuumaddu ku xoojineysay awoodda xakameynta Feyruska Karoona ayaa sidoo kale socdaalkoodu salka ku hayay inay Qiimeyn ku sameeyaan xaaladda guud iyo xarumaha loo qorsheeyay in dadka lagula tacaalo, si loo ogaado baahida jirta, looguna qorsheeyo taageerada dheeraadka ah ee ay u baahanyihiin.

Dowladda federaalka ayaa horay qalab caafimaad iyo dawooyin u gaarsiisayay degmooyin iyo goballo ka tirsan dowlad gobaleedyada dalka si sare loogu qaado dadaallada kahor tagga iyo xakameynta xanuunka COVID19 ee dhibaatada ku haya dunida oo dhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

04 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

> New cases confirmed today: 58
> Banaadir: 32
> Hirshabelle: 11
> Somaliland: 8
> Galmudug: 3
> Puntland: 2
> Jubbaland: 1
> South West: 1

> Male: 49
> Female: 9
> Recovery: 12
> Death: 0
------------------------------------
Total confirmed cases: 2,204
Total recoveries: 418
Total deaths: 79

For more information, please visit:

Website: www.moh.gov.so
Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19
WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia

102415372_2825469574242876_6264226525818

  • That is really sad! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka ee 2020 oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay Dowladda Ingiriiska, uuna guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Boris Johnson.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia confirms 58 new COVID-19 cases as tally rises to 2,204

Somali health ministry on Thursday confirmed 58 new cases of novel coronavirus, bringing the total number of infections to 2,204.

Fawziya Abikar, the country’s health minister said 32 of the latest cases were found in Banadir, an administration area which covers the capital, Mogadishu, 11 other cases in Hirshabelle state, 8 cases in the breakaway region of Somaliland,

The minister added that 3 cases were recorded in Galmudug, 2 cases in Puntland, a case in Jubbaland and another case in Southwest state.

She further said 12 patients recovered from the disease and no death case has been reported in the past 24 hours.

The total number of recoveries in the country has so far reached 418. Added the ministry.

The minister also said that 49 of the latest cases were male while nine other cases were female.

The increase in the number of COVID-19 cases comes at a time Somalia is also facing heavy flooding and a threat of desert locust infestation.

The UN has warned that if the virus transmission is not contained rapidly, the patient surge and increasing demand for health care will overwhelm the country’s fragile health system.

The Horn of Africa nation has instituted measures to contain the possible spread of COVID-19 including closing schools, banning large gatherings and suspending international and domestic passenger flights.

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Come Learn Somali said:

Between extreme poverty, and just hard headed folk who'd not socially distance, I think this issue will impact Somalia and possibly neighboring countries most. 

True. The only silver lining against this is that Soomaaliya's population is very young and the elder population not that significant in general population.

Share this post


Link to post
Share on other sites

07 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

> New cases confirmed today: 45
> Banaadir: 25
> Somaliland: 17
> Puntland: 2
> South West: 1

> Male: 35
> Female: 10
> Recovery: 10
> Death: 1
------------------------------------
Total confirmed cases: 2,334
Total recoveries: 441
Total deaths: 83

For more information, please visit:

Website: www.moh.gov.so
Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19
WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia

102908924_2831465196976647_4503464087945

Share this post


Link to post
Share on other sites

08 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

> New cases confirmed today: 34
> Somaliland: 19
> Galmudug: 15

> Male: 24
> Female: 10
> Recovery: 29
> Death: 1
------------------------------------
Total confirmed cases: 2,368
Total recoveries: 470
Total deaths: 84

For more information, please visit:

Website: www.moh.gov.so
Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19
WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia

102949874_2833964000060100_3913943275848

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa maanta kala wareegtay hay’adda USAID Somalia afxir gaaraya shan boqol kun (500,000) oo dalka gudihiisa ay ku sameyeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo taageero ka helay hay'adda USAID Somalia mashruuceeda GEEL Somalia.

Wasiir Fawsiya ayaa aad u amaantay dalinyaradaasi oo ku sameeyn muddo 1 bil ah shan boqol kun oo Af-xir ah oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed kuna soo aaday xilligii loogu baahida badnaa.

101840054_2836933979763102_1224725150998

102279744_2836933303096503_7412308659431

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.