Holac

Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?

Recommended Posts

10 hours ago, galbeedi said:

The Guardian reports today that 30% of those in intensivev care in UK hospital syatem are Black, Asian and middle eastern people. Even among the 10 or so doctors who died are all born outside UK.

Amazing. A Sudanese and Pakistani Doctors.

In USA so far the hardest hit places are all about from 25-50 percent blacks. NewYork, Michigan, New Jersey, Gulf coast south Luisiana.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, maakhiri1 said:

Have u seen Mogadishu,  people protesting when told simple social distancing,  what is wrong with these people?

If it helps, they are not alone.

If you are thinking education or technological development, that is not the case either.

If they do not modify soon, all these countries quarantining will have major problem in their hands. Man is not made to be quarantined no matter what. You have to give a lot of incentive which is hard to come by in Mogadishu.

Some countries are paying people more than they earned working and spending money to go to work etc. Now they get more money and spend much less.

 

On the other hand there is also what they believe in Brazil, Mexico, Belarus..etc

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
8 hours ago, maakhiri1 said:

Have u seen Mogadishu,  people protesting when told simple social distancing,  what is wrong with these people?

The way government handled the situation was wrong police went to the masjid while masajidka uu buuxay and people were waiting to pray and told them to leave.

Waxay aheed in habeenkii amarka lasii bixiyo oo subaxiiba policeka masaajidyada hor istaagaan.

  • That is really sad! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiiru dowlihii cadaaladda HirShabelle oo u geeriyooday cudurka CORONAVIRUS

Wasiiru dowlihii Cadaaladda maamul goboleedka HirShabelle Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow ayaa maanta magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus oo ku dhacay.

Khaliif Muumin ayaa ka mid ahaa 9 qof oo wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ay Jimcihii shaaca ka qaadday in laga helay cudurka Coronavirus.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka HirShabeelle oo dhowr ah, kuwaas oo la hadlay Caasimada Online ayaa xaqiijiyay geerida Khaliif Muumin.

Xildhibaan Khaliif ayaa todobaadkii hore loo soo qaaday magaalada Muqdisho, kadib markii uu ku xanuunsaday magaalada Jowhar, laguna arkay astaamaha lagu garto cudurka Coronavirus.

Waxa uu noqonayaa qofkii labaad ee inta la ogyahay gudaha Soomaaliya ugu geeriyooda cudurka Coronavirus. Khaliif ayaa cudurka ku qaaday gudaha dalka, mana jirin wax safar dibadeed ah oo uu dhowaanahan galay.

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa horey u sheegtay inuu billowday faafitaanka cudurka ee bulshada dhaxdeeda (community spread), waxaana laga cabsi in cudurka uu gaaray dad badan oo ku sugan gudaha magaalada.

Waxaa jirta cabsi xooggan oo la xiriira inay jiraan dad aan laga war-hayn oo cudurka uu gaaray ama u dhintay ayaga oo aan la diiwaan-gelin. Shacabka Muqdisho qaarkood ayaa werinaya dad dhintay oo lagu arkay caalamadaha cudurkan balse ma jirto cid xaqiijin karto maadaama aan tijaabo la marin.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Two in critical condition in Mogadishu as Health Minister warns of ‘gradual spread’ of COVID-19

Two COVID19 patients at Mogadishu’s De-Martini hospital are in critical condition, the Ministry of Health has said warning of ‘gradually spread’ of the disease in the country.

Health Minister Fawziya Abikar said Sunday the two patients were under intensive care following a deterioration of their situation. She however noted the rest of the patients are ‘progressing well’.

“The disease is gradually spreading within the population as individuals with no travel history have tested positive,” the minister said calling for observance of protocols and measures set out by the ministry.

Noting the elderly were more vulnerable, the minister urged Somalis to play a greater role in securing and supporting them.

The minister also called on the public to be vigilant and report any cases by dialing the number 449 for emergency support.

Somalia has since recorded 25 cases after four more people tested positive Saturday.
Two people have recovered from the disease.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali region organized COVID 19 testing in Jijiga University

2020412637222485731431369.jpg

Laboratory facility for COVID 19 virus testing organized the Jijiga University, in Somali regional state, is launched on Saturday in the presence of the region’s acting president, Mustafa Mohammed Omar.

State-affiliated Fana Broadcasting Corporation (FBC) reported that the facility could test up to 240 samples per day. Samples from individuals showing COVID 19 related symptoms used to be sent to Addis Ababa where there is a testing facility, and had to wait for days to get results.

A month or so ago, Ethiopia had to send samples from individuals to South Africa to determine if they have contracted COVID 19 virus.

Now it is a different story. Ethiopia tests hundreds of people every day. As of April 11, 3500, people have been tested. Apart from the Federal government, regional governments are conducting tests on their own.

Amhara regional state and Somali regional have become the latest to organize testing for COVID 19. So far, no individual from the Somali region is confirmed to have contracted the pandemic.

On Saturday, Addis Ababa City Administration and Tigray regional state announced that a house-to-house screening would be conducted starting from next week.

Share this post


Link to post
Share on other sites

93412192_2898380486913077_46195659433857

92824245_2898380403579752_34749115507440

93487490_2898381363579656_39206711267656

Muqdisho, Abriil 12, 2020 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo bulsho ee dalka waxa uu la qaatay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo madaxda hay’adaha dowladda ee qaabilsan caafimaadka, wacyigelinta iyo dhaqaalaha.

Madaxweynaha ayaa warbixino ku saabsan saameynta cudurkan safmarka ah uu ku leeyahay nolasha dadkeenna ka dhageysta Wasiirka Caafimaadka Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdullaahi Cali Xasan iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).

Sidoo kale, Kulankan oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed, Guddiga Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed iyo Golaha Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa Madaxweynuhu waxa uu u soo bandhigay wel-welka ku aaddan sida shacabka Soomaaliyeed aysan wali ugu baraarugsanayn halista faafidda cudurka COVID-19.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tilmaamay masuuliyadda adag ee shacab iyo dowladba ina saaran marxaladdan adag, iyada oo ay lagama maarmaan tahay in aan dadaal, talo iyo tabarba isugu geyno samatabixinta caafimaad iyo nololeed ee dalkeenna.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kula dardaarmay masuuliyiinta iyo xubnahan uu la kulmay in ay xoogga saaraan sidii la isu waafajin lahaa ilaalinta badqabka caafimaad ee shacabka iyo fududeynta culeysyada nololeed iyo dhaqaale ee ka dhalanaya dadaallada xakameynta cudurkan halista ah.

Dhammaad

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir:
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: media@presidency.gov.so
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOffi
cial/
Twitter: @TheVillaSomalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Those who landed in Mogadishu never been quarantined until it was too late. Checking temperature wasn't enough.

We warned them to close the Somali  air space, but they waited too long until the virus arrived. 

Ilaahay bay leeyihiin. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

70% PLUS of Somali population earn their living daily , to survive, if it is lock down, gov should get food for the people, else how they going to survive ,and lock down is futile.

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, maakhiri1 said:

70% PLUS of Somali population earn their living daily , to survive, if it is lock down, gov should get food for the people, else how they going to survive ,and lock down is futile.

Dowladda malaayiin Soomaaliyeed dhaqaalle ee ku quudiso uma heyso. Waxa kaliya Rabi ka sakoow ugu baxsan karno cudurkaan waa dhalinyarada aad ugu badan Soomaaliya, duqooshinkana ku yar. Saas ee tahayna 50 jirka Soomaaliya joogo, badankooda sokoroow, dhiigkar iyo subagga wada qabo waxee u dhigantaa 75 jirka ku nool dalalka Reer Galbeedka.

50 jir iyo inta ka weyn, siiba kuwa qabo jirooyinka aan kor ku sheegay, Rabi ayaa u maqan. Cudurkaan baas wuu wada jiidan doonaa, qalabkii lagu neefsanaaye ku filana dalka ma yaalo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha HirShabelle iyo xubno kale oo Jowhar ku xanuunsan kuna jira karantiil

Wararka ka imanaya Jowhar ee xarunta HirShabelle ayaa sheegaya in halkaasi ay ku xanuunsanayaan madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare, wasiir ka tirsan xukumadiisa iyo xubno kale oo ka mid ah maamulkiisa.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan maamulkaasi ay wajahayaan xaalad xanuun, waxayna dhamaantood la kulmeen wasiiru-dowlihii maanta u geeriyooday xanuunka COVID-19, kaas oo dhawaan laga keenay magaalada Jowhar ee xarunta HirShabelle.

Ma jirto cid xaqiijin karta in xanuunada haya xubnahan ay yihiin Coronavirus, hase yeeshee masuuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha baarlamaanka HirShabelle ayaa sheegay in madaxweynaha xanuusan yahay islamarkaana uu muddo 7-aad ah ku jiray xaalad is karantiil ah.

“Ma’suuliyiin badan oo ka tirsan HirShabelle ayaa xanuunsan mana heestaan wax daryeel ah,” ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka HirShabelle Sheekh Cusmaan Barre.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa mar wax laga weydiiyay in Madaxweynaha HirShabelle ku xanuunsanayo Jowhar waxa uu yiri “waa maqlay in madaxweynaha xanuunsan-yahay balse intaas kuuma dhaafi karo.”

Guddoomiyaha baarlamaanka HirShabelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda Hirshabeelle waxa uuna sheegay in HirShabelle aysan haba-yaratee ka muuqan diyaar garowga cudurkaan iyo wacyi gelintiisaba.

“HirShabelle waa dayacan-tahay mana jirto wax dedaal ah oo socda oo wacyi-gelin ah waxayna dadkaan ku jiraan xaalad halis ah,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Sheekh Cusmaan Barre oo la hadlay Radio Kulmiye ee Muqdisho.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.