Suldaanka

A statement by the International Community regarding so called 2020 S/Elecitons

Recommended Posts

UNSOM.UNMISSIONS.ORG

Mogadishu – Somalia’s federal electoral law has now been approved by the House of the People and was signed into law by the President on 20 February. This law is part of the essential electoral legislative...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Back in August 2019 the IC gave Cheeseman to have the Elections laws in place by Decemeber. That was 2 months ago. 

And the so called Election Law (Which is in reality just an empty shell) doesn't even address any of the main contentious issues. It neither says anything about seat allocations nor does it have a constituency damarcations. Also, doesn't address Political Party's relevance in the equations. 

And the most important of all is the non existence of a Consitutional Court which will handle disputes. 

The so called NIEC also do not enjoy support from anyone, really. Even inside Mogadishu. 

All in all, this slow motion train wreck will come to a full stop soon. And by the 11st hour it will go back to 4.5 again. :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Tani waxay soo af-jaraysaa koonfurtaa shisheeye u taliyaa iyo waan isku filanahay bitibiti aan qaydhiin lagu daynayn.

Gudi doorasho bay waxay isku haysteen dhawr sano ina riyo-raac ha lagu badelo ina ido-keen.

Waxaase hubaala waligayna aan maqli jiray, ilaa sayidkii iyo gabayadiisa, snm inay wax ka maqlayso nin gaala oo cad oo hadana indho buluuga leh, haduu doono kuwa ragga guursada ha ahaado.

Dhagayso xisbiyada hadalkoodii shalay iyo kan maanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr oodweyne
Intaadan duurka aadin maydka wax kaga tuko.

Sodon sano yaad soomaali la hor taagnaydeen  waan is dooran karnaa oo faankiina laga joogi waayay

Ma taqaan sababta aad isu dooran jirteen?

Gaal cad baa idinku yiri sidaas sameeya oo is doorta si aan idiin aqoonsano.

Ma rabtaa inaad warkayga xaqiiqsato shalay intuusan iman u qaybsanaha Europe ee soomaaliya, dhàgayso hadalkooda waxaan aad xisbiyada ku sheegaysaan.

Labo saacaadood yuu midba mar la qaatay kulan gaara ka dibna arintii ina riyo-raac waa xaliyeen waana loo mashxaraday.

Waliba wuxaa lagu heshiiyay in sadex gaal ku kala dhex-jirto marka sadexda habrood is doorsnayaan.

Adeer wax iga gar qaata yaan waayay meesha waxba kuma haysaan

Koonfurta oo kun qabiila yaa rajo fiican ka muuqataa, ayada iska suga intaad gaal sugi lahaydeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

@gooni

Somalidu sideedaba horta caqligeedu si fiican uma shaqeeyo, waliba kuwa reer koonfurka ah. Ayagoo aduunka ugu liita ayay hadana faan iyo fadhaadhaq meelaha la joogaan. 

Sheekooyinka ugu qosolka badan (in a sad way), waa Airport Magaaladda Mogadishu naag la yidhi Guerilla ayay u eegtay oo Security Joogta. Naagtaasi waa Ugandese, ilaahay quwad iyo laxaad ayuu siiyay. Waxyaabaha qosolka badan leh waxa la yidhi ragga Soomaalida farteeda ayay futada ka galisaa, kolkay baadhayso oo gacanta dul iyo hoosba ka marinayso. Odey wayn oo cirkaa u boodaya ayaad arkaysa, ileen waa shaaric meeshu qof wayn ma odhan karo wax-hil-leh ayaa qabsaday, wuu iska aamusaan oo hadhaw ayay si private ah dadka ugu sheegaan. 

Kolka Gooni adigoo farta futada lagaa galiyay, inaad dadka aad la hadhashid waa kuu naaqus iyo damiir la'aan. 

 

Mida kale bal yaa kuu sheegay inay Cadaan indho blue'ga ah yihiin? Bal inaad cuqdad nafsi qabtid, miyaad sawiran kari wayday inay rag Soomalilanders ah noqon karaan? waar ileen tanoo kale.

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waan jeclaan lahaa inaan garta idin siiyo hadii aad taqaanaan sida loo kala gar qaato

Kun jeer ka badan intaan idiin sheegay in koonfurta shisheeye ka taliyo oo aysan masiirkooda u madax banaanayn.

Doorashooyinka qarashka ku baxaya beesha caalamka yaa laga rabaa iyo nooca doorasho oo ay doonayaan soomaaliya oo dhan.

Taas ma'ahan waxa muranku ka taagan-yahay.

Gumaysigu waa labo nooc 
Mid xoog iyo dhaqaale lagugu haysto sida kan koonfurta

Iyo mid damiirka iyo dadnimda lagaa haysto sida kan snm.

Hadii reer yurub la fariistaan 15 daqiiqo muuse biixi oo ku dhahaan meeshaad fadhido haka kicin si laguu aqoonsado. 

Ma u malaynaysaan inuu dhihi lahaa ii ogolaada xoogaa inaan yara istaago, markaan daalo?

Suldaan
Sadexda nin oo snm kasoo jeeda oo hadana beesha reer yurub ku qabiilka ah ma Australia  joogaan?

Adeer waxa gaalku ku kala dhex jiro waa sadexdii habrood oo is aamini la' maxaad dadka indhaha uga xanjaynaysaa?

Dhagayso adeer faysal maalin ka hor intaan gaalku imaan..

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awoowe Gaalka adiga wax wayn u haysta. 

Gaalka 'interest' ayuu leeyahay, anaguna 'interest' ayan leenahay. Suuqa 'danaha' lagu kala waydaarsado nin walba dhankiisa ayuu ka soo galaa. Gabbish! :D 

Gaadhhayaha Dalka Waliyullahi Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweyne Dalka Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, hadii isku xanaaqaan iyo hadii is gacan qaadan iyo hadii laabta laabta la isu saaro, wax personal ah maha. Waa Danha ka dhaxeeya ayaa ka wayn oo marna la isku seegaya marna la isku af garanayaa. 

Laakin adigu meel heerka sare looga ciyaaro kubadda wali ilaahay nasiib kuuma siin, oo waxaad ku cabiraysa experience ka adiga kuu gaarka ah oo ah tii ka dhacday Garoowe ee Deni ciidanka ilaaladda Dhoobo Daareed dhegta dhiiga u daray. 

Somaliland taariikh ayay u leedahay inay sidii cadaawe u xisaabtanto sidii walaalo wax isu siiso ama isu ogolaato aakhir/laazim.

Doqonta ayaa hore loo yidhi rag meeshu ku xifaaltamo in lagu kala tagay ayay mooda. Meeshii rag ku heshiiyay adigu kolay waad ka indho iyo dhego xidhantay. 

Af-lagaadadii shalay iyo xaaladdi kacsanayd, waxa xigtay islaab xaadhasho iyo gacanta oo la isa saaro oo wada shaqayn sidii hore ka dhaw la wada yeesho. Kolka aad heerka ilaahay ku soo gaadhsiiyo ayaad maskax lagu fahmo yeelan doonta. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 2/26/2020 at 6:55 AM, Suldaanka said:
joint_press_statement_eng_22_6.png
Mogadishu – Somalia’s federal electoral law has now been approved by the House of the People and was signed into law by the President on 20 February. This law is part of the essential electoral legislative...

 

The highlighted is illegal and unconstitutional.

Neither the parliament nor the president have the right to determine ways and means of their own election.

There should be another body or institution to determine these systems. Senate or general public/population through election, referendum..etc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   
19 minutes ago, Old_Observer said:

The highlighted is illegal and unconstitutional.

Neither the parliament nor the president have the right to determine ways and means of their own election.

There should be another body or institution to determine these systems. Senate or general public/population through election, referendum..etc

The last civilian government in Somalia was 1969, that is more than 50 years, so you have to start from somewhere. You are right in a normal political climate it would be illegal and unconstitutional for a parliament and the president singing off on elections. But Somalia does not have a strong electoral commission institution to over see the process, maybe in the 2024 elections but not now. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.