Saalax

Several dead after clashes in Laasqoray between Somaliland region & Puntland federal state

Recommended Posts

Saalax   

Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in waaberigii hore ee saaka halkaas uu dagaal ku dhex-maray Ciidamo kala taabacsan Somaliland iyo maamulka Puntland. Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar uga dhacay Degamda Laasqoray, wuxuuna dhexmaray Ciidamo ay kala wateen Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Degmada Badhan ee Somaliland Maxamuud Xaamud. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya inay maqlayeen rasaas labada dhinac ay isku dhaafsanayeen gudaha Degamda Laasqoray ee Gobolka Snaag, isla markaana dagaalka uu ka dhashay Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

WARGANE.COM

Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in waaberigii hore ee saaka halkaas uu dagaal ku dhex-maray Ciidamo kala taabacsan Somaliland iyo maamulka Puntland. Dagaalkan ayaa...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.