Saalax

Former PM Ali Geddi replies to Ali Mahdi & other politicians "they are stress ridden"

Recommended Posts

Cali Maxamed Geedi was:

Ragga Geela leh (Xabashida)

Ninka daba-yaal (Col. Yey)

Ka sii daba-yaal (Cali Maxamed Geedi). 

Qof taariikhdiisu ku bilaamatay Jaajuusnimo waliba ka ugu xun oo ah inu jaaajuus kale ka sii hoos shaqaysto. Inu dadka ka dhuunto ama is deldelo ayaa ku haboon, inu microphone ka soo muuqda waa liignimo. 

Halkani waa Xalane. Waa Ciidankii Xabashida ugu horeeyay inta la xasuusto taariikhda ee xeeb Soomaaliyeed calankooda ka taaga, sanadku waa 2006. Taariikha waxa aabe u ahaa Col. Yey, waxa jaajuus ka ahaa waa Cali Maxamed Geedi.

Guulaha uu gaadhay Meles Zenaawi ee diwaanka u gali doonta. 

soldier_combat_field_dress_military_unif

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxamed cali Geedi waa runtiisa. Waa gartooda dadkaas - sida Shariifka, Xasan Sheekh iyo Cali Mahdi - ilmahooda iyo waxee sii dhaleen u joogaan dibadaha inay masaakiinta Muqdisho ku nool qal qal ku abuuraan.

Hadduu Cali Mahdi runta sheegaayo, Soomaaliyana dan u haayo asaga iyo kii kale qabqablaha weynaa Xamar dhulka lama simeen 1991-92, dagaalkii kala joogsiga lahayn ee afarta bilood ahaa.

Salaad Jeelle, too, jawaab siiyey dadka dib u socodka wado.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.