Sign in to follow this  
FARIID

British summer time: the farce of changing time

Recommended Posts

FARIID   

Every year we have to change our clocks twice. In March its 1 hour forward in October its 1 hour back. What I don’t get why these people change the time. Can anyone tell me why I had 1 hour less sleep last night? I hope it’s a good reason because I take my sleep seriously!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

i thought it was 21:03 but turned out to be 20:03, I wsnt aware of this change today, or was it yesterday, don't know

Share this post


Link to post
Share on other sites
FARIID   

nuune if it wasn't yesterday i will be very disappointed because i slept 1 hour less in anticipation of time change and now you telling its tonight yarabi

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

looooooooooooool@fariid, I really don't know when the change of time took place, and still I am confused, jus like u are, am totally confused with all this craap,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol u two. It happened in the early hours of Sunday or very late Saturday night - however it makes sense to you. I'll take a longer day over an hour's sleep any day. Bring on Spring. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mafia   

Fariid, I gues if you are Fariid, you would have figured this out by now, but anyway, you made me laugh when you said you take your sleep seriously!

 

I am not expert on this, but the idea of playing with time has to do with "energy" saving (electricity). sounds funny, but that is the essence of it. And as you are aware, there are many countries that do so and, and it started awhile back. By taking you 1 hour backward, they are exposing you to more light (day light)in the evenings, so you cut your electricity consumption by 1 hour. By taking you forward 1 hour, they are exposing you to light earlier(in morning) than you should, and thefore you save 1 hr energy consumption. I think that is the big picture.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^^Good theory that has an element of truth. However, in the case of the UK, as I understand, the changing of the hours was done to help the farmers of Scotland. It’s irrelevant now. Every year, at this time, the British broadsheets are usually full of arguments why this practice should be abandoned. A hundred years ago though, it was important and helpful to those farmers on the far side of her majesty’s land. An extra hour a day was after all very important during the short winter nights.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

i found this, is good help of understaning what all this MEANS.

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

SOMALITALK.COM

 

Maalinta oo Lagu daro ama Laga dhimo Saacad

 

 

FAA'IIDOOYINKA IYO XIGMADA WAQTIGA

 

Waxaa meelo badan oo woqoojiyga aduunka kamida la adeegsada waxa loo yaqaan "Daylight Saving Time" iyadoo xilliga Gu'ga (ama kulaylaha) saacad la hor marinayo waqtiga, iyo in xilliga jiilaalka (ama qabowga) hal-saac waqiga dib loosoo celinayo.

 

Habkaan oo si loo xusuusto la adeegsado oraahda "Spring forward...Fall back...", waa nidaam macne weyn kujiro, kaas oo ujeedada ugu weyn ee loo asaasay ay ahayd in la Tashiilo Tamarta ay adeegsadaan guryaha. Waxaana nidaamkaan adeegsada qiyaastii 70 waddan oo dunida ah.

 

Waxaa la ogyahay in korontada guryaha ay adeegsadaan qiyaastii 25% ay kubaxdo Nalalka iyo qalabka yaryar ee kale oo la adeegsado sida TV-yada, VCR-ka iyo raadiyayaasha, kabuyuutarada, iwm. Tan oo badanaa la adeegsado marka fiidkii qoysaska oo dhami ay guryaha joogaan, haddii markaas saacadda hal-saac la hormariyo waxaa la yaraynayaa xadigii korontada ee qoys walba adeegsanayey, taas oo markaas wadanka oo dhan faa'iido u ah.

 

Marka lagaaro bilaha kulaylaha (March/April) ayaa waqtiga la hormariyaa hal saac, taas oo halsaac did u dhigaaya dhicitaanka qorraxda. Arintani waxay yaraynaysaa waqtiga u dhexeeya qorrax dhaca iyo waqtiga laseexanayo, taas oo markaas sida aan kor ku xusnay yaraynaysa xadigii koronta ee qoyska. Intaas keliya maahee waxaa yaraanaya xilliga qoysku uu guriga joogo maadaama ay qorraxdu waqtibadan maalintii soo jeedo oo markaas guriga dibada looga maqanyahay.

 

Marka lagaaro xilliga qaboobahana waxaa waqtigii dib loo celinayaa hal saac, taas oo faa'iido u ah in subaxnimada la helo iftiin.

 

Qaabkaas saacada marna la hormarinayo, marna la dib dhigayo, wuxuu sannadka oo dhan faa'iido u yahay yaraynta xadiga tamarta ee guryaha ku baxaya, marka laga reebo afarta bilood ee ugu mugdisan woqooyiga dunida, afartaas bilood oo ah Nofeembar, Diseembar, Janaayo iyo Febraayo, waqtigaas oo inta badan ku beegma baraf iyo hoosiis dhulka hareeya oo lagaba yaabo in qoraxda arageedu ciriiri galo.

 

GOORMA AYAA KALA BEDELKA SAACADUHU KUBEEGANYIHIIN

 

Wadamada Woqooyiga Ameerika waqiga saacadaha lakala bedelo:

 

wuxuu bilaabmaa 2 a.m Axada ugu horaysa bisha Abriil [waqtigan oo saacada la hormariyo]

wuxuu dhammaada 2.am Axada ugu dambaysa bisha Octoobar. [waqtigan oo saacada dib loodhigo]

Wadamada Yurub

 

Wuxuu bilaabmaa 1 a.m. GMT Axada ugu dambaysa bisha Maarso.

wuxuuna dhammaadaa 1 a.m. GMT Axada ugu dambaysa bisha Octoobar.

Wadamo badan oo dunida ah wuxuu bilaabmaa 30ka Maarso, wuxuuna dhammaada 26ka Octoober.

 

Dhammaan wadamadaas kore waqtiga hal-saac ayaa lahormariyaa xilliga kulaylaha, hal-saacna dib ayaa loo dhigaa waqtiga qaboobaha, waxaa taas kaduwan dalka Ruusha taas oo waqtiga laba-saacadood la hor mariyo xilliga kulaylaha, hal-saacna dib loo dhigo xilliga qaboobaha.

 

Xigmad ahaan marka aad u fiirsatid, waxaad arkeysaa wadamada kuyaal woqooyiga dunida in maalintu ay aad uga dheertahay habeenka, taas oo aad siwacan u fahmeysid xigmada quraanka ee ah in Allah habeenka iyo maalinta uu midba midka kale dhexgeliyo.

 

Waxaad kale oo xusuusnaataa "hadii aad dhaqaalaysid in yar oo tamar (energy), waxaad u faa'iidayneysaa naftaada dhaqaale ahaan oo aad lacag yar bixineysid iyo wadanka oo dhan oo kharashkii uu ku bixin lahaa soo iibsiga waxyaabaha lagu socodsiiyo quwadaas ay yaraaneyso, taas oo weliba u wanaagsan degaanka guud ahaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this