Suldaanka

Khudbaddii Sanadlaha ahayd ee Madaxweynaha Somaliland

Recommended Posts

Here is an excerpt of the Addis Abeba meeting

 

----------

Waxaynu wada ogayn in wada-hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya muddo hakad ku jireen. Hase yeeshee, 11-kii Bisha February 2020, ayaa aniga iyo Madaxweynaha Soomaaliya, si kedis ah ugu kulannay magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.

09-kii February 2020, waxaan safar shaqo ugu baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, si aan u xoojiyo wefti uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibedda, oo ka ololaynayey wufuudii Shirka 33-aad ee Midowga Afrika iskugu timi. 11-kii Bisha February 2020, waxa igu marti-qaaday Xafiiskiisa Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya, Dr. Abiye Ahmed. Salaan, soo dhawayn iyo kulan kooban kadib, waxa uu ii sheegay in Madaxweynihii Soomaaliya uu isna soo galayo Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha in yar kadib. Halkaa ayuu ka bilaabmay kulan kedis ah, oo saddex geesood ah, oo aan hore loo sii qorshayn, oo dhexmaray saddexdayada.

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya waxa uu soo jeediyey in uu dhex-galo dhibaatada dhex-taala labada dal ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya, maadaama ay tahay qadiyad ka aloosan Gobolka Geeska Afrika, oo uu Ra’iisal Wasaaruhuna u ololeeyo nabadda, horumarka iyo Iskaashiga Gobolka Geeska Afrika. Dabcan, Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo ah shakhsi ku guulaystay Abaal-marinta Nabadda Adduunka ee (Noble Peace Price), isla markaana hoggaamiya dalka labaad ee ugu dadka badan Qaaradda Afrika; Somaliland ahaan waanu aqbalnay soo jeedinta Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya. Kulanku intaas ayuu ku ekaa. Waxa loo ballamay in faah-faahinta iyo ajendaha la galo wixii intaa ka dambeeya. Waxa jira Dawlado kale oo iyaguna hore ugu hawlanaa wada-hadalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya, hase yeeshee, kulanka Ra’iisal Wasaaraha lagagama wada-hadal wax tafaasiil ah oo ku saabsan cidda ka qayb noqon doonta wada-hadalka, waxaanu ku koobnaa kulankaasi soo-jeedin iyo aqbalaad.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
11 hours ago, maakhiri1 said:

MAXAA kuu baxay Suldaanka?

I see Garnaqsi, a massive shifts and open to negotiation

No, that is really not the point in which President Bihi is making in here. And his point is that Somaliland is ready to talk as she had always wanted it. Provided the other party is serious too.

Moreover, our position, if you read and listen to his penultimate line is that Somaliland and Somalia can't be anything other than "two separate legal states", each of its own right, at the end of the said talks. And therefore if the Somalia are not willing to concede before the talks even starts that is where we are likely to head and therefore come prepare to talk about how to get there and modalities in which we can take to go that "ultimate two states solution", then it's best to stop wasting everyone's time now.

However personally, I would really advise the president to end all these sort of talks till Somalia has proper elected government in place in Villa Somalia, like we have one now in Somaliland. And in the mean-time, we should double down our old diplomatic route in which President Rayale was following between the years of 2004 till 2010. For I believe that approach will bare fruit more than this fruitless and endless talks with the likes of the current Villa Somalia, will ever do.

In short, President Bihi said it best and said this as a sort of a fitting poetic peroration, which was: 

"......Qosol beena, Foolal Qayaxan, Qiil aan Garanaayo, 

Booraan Afkii Laga Qafilay, Qabarna Hoos Yaallo, 

Doqonbaa Halkii Lagu Qatali Qoorta Soo Dhigane, 

Ma Anaa Mindiyo Lay Qarshaa Laygu Qali Doono?......"

Understand that, then you may stand a good chance of getting to grips with what the whole argument of President Bihi actually amount to. And you will do it in verse and in chapter sort of a way.  

Hence, this being part of Mr Farah Nur memorable and indeed historical poem, then see to it if you are enough of a literate person in our Somali language, to really understand that beautifully encapsulated Somali earthly philosophical argument, in which he is saying to the collection of the "political chancers", who are now in Villa Somalia. Which is what he "conveyed" to them with that four lines of simple Somali poetry. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Markii uu ii yeeray abbey ahmed oo ku guulaysta biladda nabada aduunka ahna dawladda 2aad ee afrika ugu xoogga badan 

Halhaleel yaan sariirtii ugasoo booday waana filan waayay runtii, dhawr saacadood gudohood yaana ku gaaray Ethiopia.

Taa markii qof wayn fasiro waxay ka dhignantahay asagoon is ogayn yuu farmaajo salaamay oo maskaxdiisu joogin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^^

Lool, waa sida ay kula tahay, laakiin waa muuqataa ninka baryadda la tegay Addis-Ababa si loo geeyo Hargeysa ninka uu ahaa. Oo ku darsoo ilaa maanta doonaya in uu Hargeysa booqdo ee lagu leeyahay, kuuma baahnin ee haddaad wada hadal dooneyso meel fagaare ah isku keen sii. Oo waliba ah meel loo wada dhan yahay, beesha caalamkuna (IC) ay "markhaati" ka tahay, ama ka noqon doonto.

Laakiin Hargeysa inta cirku uu kuu jiro ayey kuu jirtaa in aad timaado oo aad kasoo degto. Ama madaxweyne Soomaaliya ah sheego, ama Mr Abby Ahmed ka bari in uu shandadiisa kugu soo qaado.

Waataas laguu cadeeyey sida dhuumashadda leh ee uu u doonayey Ina-Faqash-Farmaajo in uu ula kulmo Madaxweyne Biixi. Halkaas ayaana laga arkaa ninka baahida u qaba in nin kale uu ku sooryeeyo ama ku casuumo gurigiisa iyo ninka aan dan iyo muraad ka laheyn in nin kale uu ku marti galiyo gurigiisa. Waana muuqataa Madaxweyne Biixi iyo Ina-Faqash-Farmaajo kooda ah ninka baahida u qaba in guryo dad kale leeyihiin lagu casuumo oo lagu soo dhaweeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 hours ago, gooni said:

Markii uu ii yeeray abbey ahmed oo ku guulaysta biladda nabada aduunka ahna dawladda 2aad ee afrika ugu xoogga badan 

Halhaleel yaan sariirtii ugasoo booday waana filan waayay runtii, dhawr saacadood gudohood yaana ku gaaray Ethiopia.

Taa markii qof wayn fasiro waxay ka dhignantahay asagoon is ogayn yuu farmaajo salaamay oo maskaxdiisu joogin.

Ninkii tiisa daryeelay ayaa tu kale u hanqal taaga.

Abiye Ahmed diyaaraddiisa khaaska ah ayu maalin walba sidii naag uu mehersaday honeymoon geynaayo, kolba Cheeseman magaalo kala dagaa oo dalxiis u geeya. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
3 hours ago, Suldaanka said:

Ninkii tiisa daryeelay ayaa tu kale u hanqal taaga.

Abiye Ahmed diyaaraddiisa khaaska ah ayu maalin walba sidii naag uu mehersaday honeymoon geynaayo, kolba Cheeseman magaalo kala dagaa oo dalxiis u geeya. 

 

Mowduucu aad noo furtay waa khudbadii adeer biixi.

Farmaajo waa la gartay oo diyaaraduu u saaran yahay sidii la doonaba haloo qoro. 

Muxuu adeer biixi u leeyahay filan waa iyo hambabar yaan ka qaaday yeeritaankii abbey ahmed, waana jabi gaaray, halhaleel yaana ku gaaray Addis?

Intaa kaliya oo ah inta ugu muhiimsan khudbadiisa noo fasir mudane suldaan adigoo mahadsan.

Muxuu jacaylkiisu u gaax-dilaacay mar qudha?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Asc, 

 

I really don't see the point in engaging discussion of any with Oodweyne persona here.  How can anyone debate an individual that calls people 'ina Gumeed', and why the f@@k does this site accept the continued membership of this person? It's baffling,  really.  

I don't know,  and in really holding back,  cuz I don't want to stoop as low as he/she does,  but it's beyond acceptable. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^

Ooh lordy, did that "fitting description" ruffled your feathers in such a way that you have decided to run to the nearest and precious "mommy" you have around here, which is SOL's janitor, namely the gudhuu-boy, who is always around here?

Sorry to disappoint you, dear plonker, but in here of SOL we clean all the defeated lot and their coward's scalps. And we do it good and systematic way of the verbal kind, at least.

Hence, if you do not have what it takes to tussle with other men then it's best to stick around in the ladies's corner. Whilst wearing your most expensive dirac and talking about the latest nail-polishing thingy in which have spied on the high-street's shopping malls. 

In other words: halkan rag baa xiniinyo ku kala baxayee oo gowrac isula fadhiya ee ama wax aad xiniinyo ku goosan karto oo dood-rageed ah meesha keen. Ama qolka gabdhuhu duruucdooda iskaga waraystaan iska xaadari. Sababta oo ah mid yidhaahda waar waa lay sigay oo "afka ayaa laygu kufsan gaadhay", halkan raggu isku maqaar siibayaan loogama baahna.

Ma garatey, ooyaayow?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
13 hours ago, gooni said:

Muxuu adeer biixi u leeyahay filan waa iyo hambabar yaan ka qaaday yeeritaankii abbey ahmed, waana jabi gaaray, halhaleel yaana ku gaaray Addis?

Intaa kaliya oo ah inta ugu muhiimsan khudbadiisa noo fasir mudane suldaan adigoo mahadsan.

Muxuu jacaylkiisu u gaax-dilaacay mar qudha?

Gooni,

Intaas waa intii aan kugu ogaa ee Ilma-Gumeednimaddu kaa keentay. Sababta oo ah ma aragtid bahdilista heysata Inaadeerkaa Ina-Farmaajo oo sidii gabadh mehersan marba meeshii la doono loola sii laafyoonaayo. Oo Mr Abby Ahmed marna Kenya uu u sii kaxeysanayo, marna Eritrea uu u sii ka xeysanayo. Laakiin waxa kuu muuqato Ina Biixi oo si cad u sheegay waxa uu u jeedo.

Mida kale ma aragtid nin sida Mr Farmaajo baryaya nin kale oo ajanabi ah (i.e., Mr Abby Ahmed) oo leh dhul ka tirsan dhulka Soomaaliyeed ee aan sheeganaayo in aan xukumo walaalow waa ku tugaa oo waa ku baryaaye ee igee oo iga deji. Waakaas dhaqanka bahdilan ee Ina-Farmaajo maanta lasoo fool cadyahay ee aan kuu muuqan. Sababta oo ah Ina-Gumeednimadda aan kugu sheegaa waa dhaqan noocaas oo kale ah. 

Kaas dhaqanka ah oo ah dhaqan dadnimo liita ah, oo aan waxba ka diirin, oo aan waxba diidin, oo aan waxba ka damqanin, oo aan waxba damiirkiisu aanu u diidin in lagu sameeyo. Waana mid dhaqan-siyaasadeed ah oo aad kala siman tahay Ina-Faqash-Farmaajo. 

Hadii aan u soo noqdo Madaxweyne Biixi haddii aanad fahmin waxa uu u jeeday, waxa uu si cad u sheegay in uu Addis-Ababa uu u joogey sidii uu madaxdii Africa ee halkaas joogtey ay isu arki lahaayeen. Oo "xod-xodosho" ayuu meesha ka wadey. Markuu uu berito oo kale soo bixi lahaa oo aaney wali is arkin PM Mr Ahmed Abby ayaa habeenkii xafiiska PM-ku ku wargeliyey inta aanu dhoofin berito oo aanu ku noqonin Hargeysa in uu Berito xafiiska PM shir ugu yimaado.

Taas oo u aheyd fursad uu doonayey Mr Biixi in uu kula kulmo Mr Abby Ahmed. Waana mid uu sameeyey oo meeshaba waxa uu u tagey arin Somaliland khuseysa, PM Abby Ahmed-na waa furaha arimahan, gaar ahaan xagga AU. Maadaama ay AU ay ku taalo Addia-Ababa. Markii uu aroortii tagey Xakiiska PM-kana sidii balantu aheydna waxa uu Mr Abby Ahmed ku wargaliyey in uu Mr Farmaajo isna imanayo Xafiiska isla markaana uu doonayo in uu labadooda uu kulansiiyo.

Halkaas waxa aad ka aragtaa in ay aheyd arintu mid Mr Abby Ahmed soo alifey oo aanu isuu sheegin Mr Biixi oo markuu yimid xafiiska in Mr Abby Ahmed ku yidhi la kulan Mr Farmaajo. Waxana muuqata in PM Mr Abby Ahmed uu ka baqayey in hadii uu u sii sheego in Mr Biixi in uu jeclaan lahaa in uu berito kula kulmo Mr Farmaajo xafiiskiisa in Mr Biixi ka cudur-daaran lahaa oo uu iska soo noqon lahaa Hargeysa mar hadii Mr Biixi uu awalan uu dhameystey wixii uu u joogey Addis-Ababa oo ah in uu la kulmo madax badan oo African ah intuu uu shirka AU ka socdey meesha oo uu la yeeshay shirar-doceedyo gaar gaar ah.  

Waakaas warkii guud ahaantiis oo waxaad meesha ka raadisaa ama aad ka macaashtaa maba yaalo, saaxiib. Inta aan ka aheyn in aad dooneyso in aad ka sii jeedsato oo aad indhaha aad ka qarsato nin sida Farmaajo oo kale ah oo "bahdilan" oo ah nin "shandad lagu wado". Ama nin u dhaqmaya siidii gabadh-yar oo xishooneysa oo dooneysa in rag kale ay u hadlaan oo sidaas oo kale u dhaqmaya. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Oodweyne said:

Hence, if you do not have what it takes to tussle with other men then it's best to stick around in the ladies's corner. Whilst wearing your most expensive dirac and talking about the latest nail-polishing thingy in which have spied on the high-street's shopping malls. 

What a hot f@cking coming your backside.  Being a knobhead aa you're is manliness then you can shove it you-know-where. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
31 minutes ago, Dhagax-Tuur said:

What a hot f@cking coming your backside.  Being a knobhead aa you're is manliness then you can shove it you-know-where. 

They say in some quarters that a "man is all measure of things". Which they mean that man (or at any rate, any living creature, since such rarefied definition is not what you are capable of being equal to) is the measure of only what he knows and nothing else.

Hence, since by the looks of it you know so well about "knob-head" and "hot-stuff-coming" from back-side, all one can say to you and tell you in rather contemptuously manner will be to say that when you done "projecting" your "seedy existence" onto others, then see to it to notice that no one around here of SOL is really that eager to learn what you shove up into yourself in most days.

No thanks, I will give it a pass, if it's all the same to you. But still I thank you anyway for letting me know what "tricks" of the seedy and undignified sort in which you actually perform onto yourself in most freaking days of the week. 

Anything else?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   

^^Yes there is something else...you can piss off Oodweyne nobody wants you here anymore. Your clan has no history or cultural achievements you can name here on SOL; I have challenged you to produce your clan historical achievements but you can't because there is none to speak of. Now f*ck off back to the bush...waryaa were you belong you naked aborigine. 😎

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
15 hours ago, Dhaqaale said:

Piss off Oodweyne nobody wants you here anymore. Your clan has no history or cultural achievements you can name here on SOL; I have challenged you to produce your clan historical achievements. There is none to speak of. Now f*ck off back to the bush were you belong you naked aborigine

Lool, reading that I recall the age-old Somali proverb (or was it social warning sign?) which says: "Hadaad caruur u qososho ka filo in ay dabadooda ku tusaan" (or words to that effect).

Which I gather they may have meant it, that, because of the laxity of moral conducts in which toddlers and children are liable to exhibit, then it ought to be tolerable to you if given sweet smiles to such adorable kids results them "flinging their feces" or some such degrading thing to you in return.

Hence, I distinctly recalled that proverb when I have read this troll-ish kid in here with his silly version of "flinging feces" onto others. Particularly when I did actually went out of my way in some fashion in some of the other exchange I have had with him in here and subsequently had shown him a common courtesy of smiling for him. And indeed, I did that by actually taking his argument that tad seriously.

In short, stop hijacking this thread and the serious argument in which its pregnant with, will you, yea dear pillock.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.