Saalax

Hargeisa mayor, Somaliland region begs for recognition from Farmaajo after apology

Recommended Posts

Saalax   

Even if Farmaajo wanted he can't, it is against the constitution of Somalia it would never pass in the parliament & other mamuul goboleeds would demand the same.

 

image.png.f2e6c3d21b74c07520fda7a5b98ce1d7.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

First of all, let me say that a mayor of a city doesn't make a policy of a government. Secondly, it seems that the vernacular Somali language (of the sort they speak in Somaliland) is too strong of a suit in which some of the Ilma-Gumeed around here of SOL are not that familiar with.

And I say that since Mayor Solteco is not actually begging anything from Mr Farmaajo per se. But rather crucially he is saying how it's impossible for us in Somaliland to accept the glib and trite arguments from Mr Farmaajo, since now we are not a two separate and legal states, each of its own right. Given that if matters were in that sort of situation, then issues of this kind could of been dealt with appropriately, in-terms of either "affording" a general forgiveness to those who perpetrators such crimes if they recant from them. Or in-terms of exacting justice for the victims against same perpetrators, in which these sort of crimes would have warranted.

Hence he is not saying that Mr Farmaajo has the "gift" or "wherewithal" of any kind to which to bring about such state of affairs in the first place.

There is crucial verbal construct in a plain Northern's Somali language in there, which in turn tells you the "inherent meaning" of what he is getting at.  

In other words, xataa Af-Soomaaliga caadiga ah ee reer Somaliland ku hadlaan waa ay naxwe keeni layihiin oo waa ay garan la'yihiin Ilma-Gummeedkan halkan isugu habar wacdey. Halkaana waxa kaaga cad kan sheeganaya in uu Somaliland iyo Sanaag kasoo jeedo sida aanu u aheyn. Sababta oo ah nin Reer Sanaag ahi ma fahmi waayi laheyn, xaqiiqatan, nuxurka "dadan" ee uu u jeedo Mayor Selteco oo ah mid u dhiganta dooda odhaneysa: 

"......Maxaan Kaa Dhegeystaa Kuumaba Bilowne......" (or words to that effect).  

Share this post


Link to post
Share on other sites
29 minutes ago, Saalax said:

Even if Farmaajo wanted he can't, it is against the constitution of Somalia it would never pass in the parliament & other mamuul goboleeds would demand the same.

 

image.png.f2e6c3d21b74c07520fda7a5b98ce1d7.png

Never heard of this dude. As unrecognizable as the mayors of Kismaayo, Baydhabo, Boosaaso, Beledweyne and whatnot. Duq magaalo muu saan ku yahay. Duq degmo iga dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Hello Folks,

Su'aasha kasii muhiimsan ee in aanu isweydiinaa ay waajib tahay waxa weeye in nin kasoo jeeda Reer Ilma Nuux Ismaaciil, isla markaana magaaladiisii Hargeysa-na ka taliya, oo mayor lasoo doortey u ah (si kasta oo uu ugu fashilmey kurisgaas loo doorteyba, oo ah sida ahadda uu yahay, Mr Solteco), tolow ma ogyahay Ina-Gummeed Baydhabo kasoo ambadey. Canada-na fly 13th ku tegay. Meel SOL layidhaahdana qashin-gure ka ah. Tolkiina darbi-iyo-laami-ka-tuugsasho hiddo-raac kuwada ahaayeen yar iyo weyn.

Su'aashaas ayaa muhiim ah in dadka qaarkii ee halkan ka tororog lehi in ay isweydiiyaan.

Waxaanse ku dari lahaa sadar ku jirey gabay dheer oo uu tiriyey darwiishkii Mr Ismaaciil Mire oo ahaa:

"Guuguulihiiyow Gaagaabso Yaan Gaadh Lagaa Qabane".

Taas oo aan ula jeedo yaa u sheega oo ku yidhaahda, gaagaabso Ina-Gummeedow, yaan Mayor Solteco eelaayda looma-ooyaanka ah ee Hargeisa dhooban, ee waliba ku xamaalata garab-ku-daaqa, aanu gaadh isku wareeg ah ka qabane.

Oo aanu ku soo rogin canshuur xad-dhaaf ah oo "adhax-jabisa-ah" oo la yidhaado: "Kooyte Eelaay Canshuurtood".

Oo dabadeed-na dowladda hoose ee Hargeisa ku amrin in ay usoo daabacaan buugii canshuurtaas lagu qori lahaa, oo kuwan darbi-ka-tuugsashadda Xamar ka sameyn jirey, ee maantana Hargeysa ka xoogsada lagu amro in ay qaataan dhamaantood. Isla markaana, bil walbana ay soo bixiyaan "canshuurtaas" sida gaarka iyaga oo ah "Kooyte Eelaay" loogu talo galey.😎

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.