Sign in to follow this  
General Duke

Somali's and the caste issue in marriage

Recommended Posts

Blessed   

^I'd be too if I was from Qaloocan? icon_razz.gif Besides, hada Hargaisaa la isku wada shubay even went to a few newbie initiation session when I was there.

 

Ngonge,

 

Oo waa tee? Aan ku diree. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^Unless of course your tuulo is more insignificant than Qardho or Burco. At which you will be excused for claiming Mog :D

 

Haha Blessed. Was thinking same smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by NGONGE:

quote:Originally posted by Che -Guevara:

 

Has anything been accomplished in this thread so far?

I got me a Qardho daughter-in-law but nothing much besides.
Who's the unfortunate sodoh, so I can beat some sense into her with the Burco Budh (borrowed from Ibti)!!! :mad:

 

 

After 18 pages of hollering, reer Burco reer Qardhood bey tartan aan meesha oolin kula jiraan! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Blessed.*:

^I'd be too if I was from Qaloocan?
icon_razz.gif
Besides, hada Hargaisaa la isku wada shubay even went to a few newbie initiation session when I was there.

 

Ngonge,

 

Oo waa tee? Aan ku diree.
:D

Hayeey, Ibti is from Qaloocan. Where in Somalia is Hargeysa :D

 

 

Punto-I have no particular tuulo icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

'Inan yahay gob baad tahay

Gob gobi dhashaa tahay

Gacal iyo xul baad tahay

Haween gola istaagoo

Haybad gaar ahaaneed

Guullaheena siiyoo

 

Loo geed fariisto

Gudi ay ku kulantoo

Gola laysku siiyaa

lagu doontay baad tahay '

 

Gobanimo is not an attitude or some fancy social adornment any honky heathen can claim to have, or to have been bestowed with. No. It has history. It has tradition. It has noble mannerism! And a gob girl is the very one the above song describes. Here listen to it fully:

 

 

Marka guudka loo dabo

Timaha gadafta loo xiro

Tiigsadaan ku qaan gaar

Gayaankooda soo baxo

 

Ee geedka loo tago

Wadahadasho Guurtidu

Gacan qaadku uu dhaco

Laga keeno guunyada

Gibladiyo cayaaraha

La gimgimo arooskii

 

Waa gaari nolol wacan

lagu soo gargaarshee

Gobsanaa hablahayagu

 

Guudka

 

PS: I am not being supremacist or anything approaching it. But I reserve the right to keep my Somaliness as gob and as pure as possible.

 

And the Qur'an and Islamic schools of thought are not incompatible my decision.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

paragon mayeeeeeee ka daaaaaaaaaaaaa.

 

by the way heeskaa anigaa la iqaaday (inanyahay gob baad tahay) waana ku adkeysanayaa it is mine

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

CL,Looooooooooool@ sijui kabila..lol,hiyo nakata,itakuwa hasara mafundisho yote ya umoja na ujama ya Mwalimu. Lazima tusaidie ndugu zetu,ndio uungwana huwo mpenzi...Mungu ibariki Africa..hehehe icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

MIDGAHAA KA MUDAN INTII MAGAC NASABNIMO KU MARMARSOON JIRTAY

Posted to the MOL January 2, 2010, 9:25 am

 

 

Ereygan ******* ayaa ah mid soomaaliyi intii mudo ah dad gaar ah isticmaali jirtay, tanoo dhaxalsiisay dadkii loo qoondeeyay magacan in umadii soomaaliyeed ee kale laga sinji sooco iyadoo wax walba oo xuna la caadeystay in dhabarka loo saaro dadkan, waxa la bilaabay in dadkii soomaaliyeedi meel walba oo ay joogaanba ay iska dhadhacsheen in dadku yahay Sab iyo Soomaali, tanoo dad badan markan lasoo galinayo xayndaabkan Sabta, sida muuqatana uba egtahay in xitaa Soomaalinimadii dadkan lagala bakheylayo, walow dhankoodana ay isticmaaleen erey ay ayaguna ula baxeen wixii aan xayndaabkooda ku jirin, kaasoo ah AJI.

 

 

Masaladan *******imada iyo waxa ay salka ku hayso asalkeedii hore ayaan jeclahay in mowduuceygan maanta aan si tafaftiran ugu faaqido, si aan u daahfuro in sheeko baraley hore, dad aan kala sareyn, wada dhashayna isku kala takooraan, iyadoo laleeyahay labo walaalo ah midna waa *******, ka kalena waa nasab, tanina na tuseyso maangaabnimada umadan Soomaaliyeed.

 

 

U soo laabo aragtida kow lagu salgooyo *******imada, oo ah tan sheekada oranaysa waa waxa jiray labo walaalo, labada walaalaha ah ayaa waxa soo foodsaarey gaajo aad u daran, iyagoo waayay wax ay afka gashaan, dabadeedna helay bakhti, iyagoo bakhtigii nafta kula tacaalay, markii nafi kusoo laabatay ayay socod bilaabeen, iyagoo helay dad marti soora, mid ayaa is matajiyay, markii soor loo keenay, halka kii kalena diiday in uu is matajiyo, tanoo deeto la yiri, maadaama uusan iska matajin bakhtigii kani waa *******.

 

 

Kaba dhig in sharaftii iyo xurmadii dadkani Soomaalida walaalaha ay ahaayeen ku lahaayeen ku waayeen bakhtigan uu diiday ninka loogu abtirinayo in uu iska matajiyo, sidoo kalena aan ku sifeyno in bakhtiga oo lacuno ay *******imadaba horseed u tahay.

 

 

Hadaba su’aashu waxa ay noqonaysaa Waa ogtahay, ama waan wada ognahay, in Qabaa’ilkii shalay Gobanimada sheegan jiray, maanta horseed u yihiin wax walba oo xun, iskana ilow in Bakhti buusan iska matajin daliil u aheyd *******imada, maxey noqonaysaa Ajigu Bakhtiga iyo xumaha kale ee uu labacanleynayo maanta, isaga oo aan baahiyu u keenin, daliilka uu la imanayo?

 

 

Maxey tahay Nasabnimada uu ku faanayo ninka calan iyo ciid uu lahaa habeen casho ah dhaafsanaya?

 

 

Sarkaal Ethiopian ah, ayaa laga soo xigtay isaga oo leh Somalida maanta waxan u naqaanaa ama ugu yeernaa “ANDHI BIIRAA” oo uu ula jeeday (Hal dhalo oo Biir ah), taasoo uu kawaday damiirkooda iyo dadnimadoodu halkaas dhalo oo khamriga ah ayaa kaa xiga.

 

 

Hadaba kuwa magacani ku baxayo ma ahan Sabtee la soco, waa kuwa Ajiga nasabnimadu qoorta ugu xirnayd ku faani jiray.

 

 

Ku dhawaad labaatan sano, dal iyo dadkii Soomaaliyeed waxa ciida afka u gashey damac fool xun, oo beelihii ku hadaaqi jiray “Eebow Hanagumeyni” ku kala bixi waayeen!

 

 

Yaa Nasab ah? Yaase ku faani kara manta Nasabnimadaas?

 

 

Waa marqaati ma doonto, in manta Midhibaanku ka nasabsan yahay Soomaali oo dhan, waxaana nasabnimadaas lawadaaga in alla iyo intii xiligan xun ee Somaliyi Labaatanka sano ku dhexjirtay, aan wax hagardaamo ah ula soo bareerin, si dal iyo dadkiisaas daleesha maran yaala uga durdursan.

 

 

Xiliga xun ayaa la isbartaa, miyaysan aheyn Soomaali mid ay isku baratay xiligan, marka kuwa nasabka ku faani jiray aysanba kala aqoon Xalaasha iyo Xaaraanta, Xaqa iyo Xaqdarada, Samaanta iyo Xumaha.

 

 

Baqti aan la iska matajin, iyadoo waliba baahiyu kuu geeysay, tanoo laba oran karay waa kuu banaan tahay, ayaa waxa ay aheyd daliilka *******imada loo cuskaday.

 

 

Maxay noqonaysaa, xumaha iyo fawaaxishta ka daran, Bakhtigii la iska matajin waayay, ee kuwa nasabka sheegan jiray xalaaleysteen?

 

 

Mase is weydiisay, hadii Bakhti la cunay ******* la iskugu baxshay, waxa ay noqoneyso in la iskugu baxsho fawaaxishta manta Soomaaliyi la timid?

 

 

Miyaysan cadeyn in *******IMADU aysan aheyn wax aan kuba fadhin xumaha lagu tilmamayo, ee waxa ibtilada dhaliyay tahay ceebaha aan hidaha iyo dhaqanka loo laheyn, maantana yaal Daas walba oo kuwii Nasabnimada ku hadaaqi jiray.

 

 

Caaqil ka mid ah kuwii *********ka ee Gobalada dhexe ku noolaa, ayaa laga soo sheegay in uu u tagay mid ka mid ahaa caaqilada qabaa’ilada kale, asaga oo ku leh “Hebelow hal maalin oo aan Bakhti cunay, ayaan Midgo kunoqonay, Idinkuna maalin walba bakhti ayaad cuntaan, ee waxa aad noqoysaan kawarama”.

 

 

Ceeb allaha asturo, kama warami karaan, waayo? Wax *******imo ka xun ayaa meesha yaal.

 

 

Marag ma doonto weeye ceebihii gunnimada ku aslanaa ee ka dhacay magaalooyinka Soomaaliyeed, Muqdishana horyaalka u aheyd, waxa foolxumadaas walwaalayayna waa kuwii Nasabnimada Doodoodu aheyd.

 

 

Miyaysan aheyn manta in lagu dhawaaqo magacooda ay mudan yihiin, amase si gesinimo leh, loogu sheego in Nasabnimada iyo ficilkoodu is laheyn.

 

 

Halkaan ka akhriso Maansadii “NASABNIMO MA SHEEGAA”oo isla mowduucaan aan ku daahfurayay

 

 

Shamsadaa dusheena ah

 

 

Shucaacaa ileyskiyo

 

 

Shacnigaa ka muuqdaa

 

 

Sharci bay ku joogtaa

 

 

Shimbirahaa ordaaya

Sharqi iyo galbeedka

Badahaa shixnadu mari

Buurahaa shashabaniyo

Dhulka shamac loo dhigay

Cirkaa ku shoolaqan

Shukrigii illaahiyo

Sharci bay ku joogaan

 

 

Anna oogta aan shidi

 

 

Inta xumaha shiishiyo

 

 

Ceebaal Shashabiyaha

 

 

Ku shirkoowday waxan jirin

 

 

Baalaleey Shuf bay oran

 

 

Shuuxshuux horeetoo

 

 

Dadyow lagu shirqoolana

 

 

Shukadii lasaariyo

 

 

Shiraac in aan ka feydaa

 

 

Sow shacuurtu ima barin

 

 

Runta shaabad wadatana

 

 

Mu’min iyo shariikuba

 

 

Ruuxa sheega weheshade

 

 

Taas waxaa u shaahida

 

 

Hadii shaleyto oday

 

 

Bakhti uu shifeystay

 

 

Shiikhsaday baruurtiis

 

 

Sharaftiis ku waayay

 

 

Kuwa maanta shixirka ah

 

 

Sheydaankiyo ibleyska ah

 

 

Shabahaaya aadmiga

 

 

Ka shiraacday diintoo

 

 

Shaqfaduna ka maqan tahay

 

 

Miyaadan u sheegteen

 

 

Magacii shalay baxay

 

 

Midkaloo ka shisha maray

 

 

Ajiguna sidii shaal

 

 

Lashuxleyn dariiqyada

 

 

Maxaa sheeko baraleey

 

 

Anaa shuunsareetiyo

 

 

Anaa shishe u sii ridan

 

 

Ama taajka shaaska leh

 

 

Ama shiikha duula leh

 

 

Ama cudud la sheego leh

 

 

Soo xirantay sheekadaas

 

 

Warkii Aji shushubi jiray

 

 

Isku sheegi jiray waa

 

 

Gunimaday shareysteen

 

 

Saaka may ka sheexaan

 

 

Sow yagaan sidii shini

 

 

Ku shamuumay xumihii

 

 

Warxun sheegoow lagu sheeg

 

 

Adiguna is sheegtay

 

 

Waayuhuna ku shaaciye

 

 

In aad sheyb u tahay xumo

 

 

Taas waxaa u shaahida

 

 

Ninka aan shaqo u kicin

 

 

Abidkiisna shaah shuban

 

 

Shantu in ay u hoortoo

 

 

Shaxaad dooni mooyee

 

 

Aan shuqul kale u dhalan

 

 

Shafka waxuu u taagoo

 

 

Nasabnimo u sheegtaa

 

 

Sharuucdeeda maan helin

 

 

Ninka shaaricaa u xiray

 

 

Shandad in uu ku baartoo

 

 

Shuftay xaabe khaate ah

 

 

Shafka waxuu u taagoo

 

 

Nasabnimo u sheegtaa

 

 

Sharuucdeeda maan helin

 

 

Innan aan shinkeed galin

 

 

Ninka buntukh ku shiishoo

 

 

Ku kufsaday garoonshiid

 

 

Waalidkeed o shishay iyo

 

 

Ka arkaaya sheedana

 

 

Illin shagax leh mooyee

 

 

Waraabaha shush orankarin

 

 

Shaleygaa midkaa dhigay

 

 

Shafka waxuu u taagoo

 

 

Nasabnimo u sheegtaa

 

 

Sharuucdeeda maan helin

 

 

Warxun sheegoow lagu sheeg

 

 

Adiguna is sheegtay

 

 

Waayuhuna ku shaaciye

 

 

In aad sheyb u tahay xumo

 

 

Taas waxaa u shaahida

 

 

Ninka shacab walaala ah

 

 

Konton shaadh u kala xiray

 

 

Cadowgana la showroo

 

 

U shirqoola calankiis

 

 

Shafka waxuu u taagoo

 

 

Nasabnimo u sheegtaa

 

 

Sharuucdeeda maan helin

 

 

Ninka qaran shilmaaniyo

 

 

Shaqshaq uun ku doonoo

 

 

Ciidii shubtoo raray

 

 

Badahana shisheeyaha

 

 

Midba shan u kala qoray

 

 

Shafka waxuu u taagoo

 

 

Nasabnimo u sheegtaa

 

 

Sharuucdeeda maan helin

 

 

Ninka shuufay Dowladnimo

 

 

Shafeecana ka raadsaday

 

 

Dudo shan iyo tobanoo

 

 

ayaguba shifeeysnayn

 

 

Shafka waxuu u taagoo

 

 

Nasabnimo u sheegtaa

 

 

Sharuucdeeda maan helin

 

 

Warxun sheegoow lagu sheeg

 

 

Adiguna is sheegtay

 

 

Waayuhuna ku shaaciye

 

 

In aad sheyb u tahay xumo

 

 

Taas waxaa u shaahida

 

 

Ninka sheikha ahee

 

 

Shubho galiyay aadmiga

 

 

Sharkana horseed u ah

 

 

Ku shabaaxa ehelkiis

 

 

Dhiigana ka shaaruba

 

 

Shafka waxuu u taagoo

 

 

Nasabnimo u sheegtaa

 

 

Sharuucdeeda maan helin

 

 

Beenbaa shaqeeynine

 

 

Dadoow mays sharbixinaa

 

 

Shukaantii illaahiyo

 

 

Xaqa maan ku showrnaa

 

 

Shaamareer ma tuurnaa

 

 

Shareecadu siday tiri

 

 

Waxa noogu sharaf badan

 

 

Agtiisana shafeec kuleh

 

 

Midka eebe shaafiyay

 

 

Qalinkii: Muxyadiin X Ciid

alcarab1@yahoo.co.uk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Paragon,

Daka laga hadlayaa Somaali maha? Waxba mahaa, dookhaaga la ciyaar oo illahay hakuu barakeeyo. Nice song btw. but I thought gobanimada uu sheegayo is about upbringing and nothing to do with chance.

 

Touche, Che. It isn't and that is the attraction. You'd be interested to know that your beloved Al Shabaab plays a major role in the upward migration too. Meh!

 

Ibts. knows the deal. Sowta Burco ku faanta. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Achan uhuni nawe mpendwa. Hasara gani tena, na ndugu gani tena unwamongelia? We mwanamke, koma nakwambia, piga break kabla sijakuchukulia hicho kitabulisho chaku. Tumsaidia nani? Walendo? Kisa. Wewe mapenzi yako yana hitaji re-orientaion, umepata mshefa wa kisonja ama? Sima tu, sita lia. P.s mungu ibariki Tanzania alafu ndo afrika…acha kukimbiza maneno nawe nakum’use mwalimu namna hivyo. Eboo!!! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Blessed-Then you should thank Al-Shabaab for bringing little diversity to rather boringly homogenous tuulos. My beloved Al-Shabaab shall come up north soon, Redsea is spearheading the effort.

 

I didn't know you visit maano koombiyo aka politics section.

 

Ibti is pragmatic, of course Burco weyku faaney while keeping her credentials.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Ha is isku halayn, As-North waa Red Sea oo miidhan.

 

Pragmatism? Is that what it is? I shall start parading my tuulos then, might find me a few more relatives.

 

Yur@Paragon. Bal waa ku kaasee la dakee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this