Sign in to follow this  
General Duke

Somali's and the caste issue in marriage

Recommended Posts

Kool_Kat   

Allamagan, dhageysi diyaar ma'u tahay? Hayeh, gacmaha fur, kor fiiri, iga daba dheh 'ilaahoow adaan kuugu shugriyay maanta inaan helay fursad ee abaayadeey KK iigula hadasho inaan helo'... :Dicon_razz.gif

 

War bas bas, sida Che aan ka baqaa inuu ciridka ikala tago...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Che caadi waayo duqa, tareesoyinka waad soo gemi karta xididtinimadeenu wax u dhimimayso under waanu kaftamaynay banner aa la soo galina wax halawa malahan smile.gif

 

KK, ma waalanahay markaan kaa daba-hadlaayo haddii oo rebtid in on kula hadlo telfonkaada meeqa waaye isheeg noo? :D wara KK aniga adiga wa ogtahay dagaal nagama dhaxeeyo ee jooji rabshada. Duke camal haddi oo ahan lahed mar horan ruqubada ku jari lahaa nooh. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Duceysane, mid igu duceystaa iqaba...

 

Che, Allamagan waxaa rabto ka samee kadibna gadaasheey soogal, xanbaa wexey igu soo gaartay inuu iga baqo...

 

Allamagan, ha'idhihin lee kuwa Duke ku qarwaa ku biirtay? Naga daa hee sxb...Teeda kalena ani miyaa mise reer Xamar maa iska dhigoysaa 'nooh' daadaa badatayee? MANA KULA DAGAALOOYI EE RABSHADA DHAAF ADI, Allamagan miyan dhib, dagaal ama aflagaado uquraa? :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Fadlan axsaan inoo suubiya Duke mar lee dhaqan celis haloo diro. Qardho geeya ciir qardhawi soo cabsiiyo iyo subug sabeen 2bil jir ah. Fiiri an heer xamar in wax igaleen shimeed ogaatay, haddaa? iyaa.. in amiin caamir abtigey mahino! medina caamir igaarkeed ma ihiyo arrrr sheeko ku haysa geber dhessha jooji nooh, an afkasta waa ku hadlaa heer waqqoyi kasoo bilow, reer bari ku xiji, sory I mean reer qardho reer kaalkacyo so dul mar af-may bas le an aqonin inta kale waa ku kasaa abay af heer markod, af buulo-xaaji afki dontid :Dsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

So after all the outrage,huffing and puffing, the smoke cleared you all agree with me and now each one is fanninin his/her clan. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Unlike you, it is all kaftan...So :rolleyes: back at you! icon_razz.gif Maxaase saacadan kusoo kiciyay?

 

GDwonder, sorry I don't speak German! lol War arladaa ka hadleysid magoradaaw...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ [meant for Ibti] No...this is a testament to when you say my qabiil is better than yours, that everyone will succumb to saying the same thing to defend their honour (well it happened to the Sahaba RA) what do you expect. On the other hand, you have started a bad sunnah... it is all your fault! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^Loool @ bad sunnah; you mean bidca icon_razz.gif:D

 

KK, where there is smoke there is fire. Some people just take longer than others to say things.

 

Anyway KK kul fitnah ciinda, I blame you, it is all your fault as LOz would say.

 

P.s. ya ku yidi waan saxdey baa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOL@ya ku yidi waan saxdey baa...

Never took you to be the type to pull an all nighter dee...

 

Ibti, blame this maskiina oo aan qabiil iyo qurunkiisa waxba ka ogeyn...

 

LOZ,not you too! :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this