Che -Guevara

Mandera politicians ask Abdirashid Janan to leave the county

Recommended Posts

galbeedi   

These are the real native Somalis of Kenya who are moderate in their thinking. They did not go against their Kenyan government , yet they are calling for peace and the rule of law in Kenya. nor did they attack verbally those who transgressed in their home land. These are  100% of Mandera county leadership.

 THese are the silent majority and natural Somali citizens of Kenya.

Apophis and company would make you believe everyone in Kenya is either backing their deluded agenda or belongs to their narrow clan agenda.

Let us hear what those in Wajeer would say about this. I can assure you that 70% of Somali Kenyans oppose their agenda of dragging their region (NFD) against their brothers in Somalia. 

This Kenyatta Junior kid is getting bad advice from Barre Aden Ducaale ( Bare Uunsi) and company which will eventually destabilize Kenya. 

There are credible reports that indicate, the Kenyans are arming Borana residents in the border regions of Ethiopia to destabilize  Ethiopia by pitting the Oromo against the government and  the Somalis residents. 

Furthermore, if Kenya want to ride the criminal scarface called Janan to destabilise Somalia, they are playing with the fire. I have seen certain Twitter Hashtag about the presense of Somali soldiers in GEdo. Do these people realize that the Kenyan army used to bomb local Somali nomads in Gedo with airplanes and destroy telecommunications equipment almost every other month. 

Maybe some of these fools  forgot that Gedo is in Somalia and the Somali National Army has every right to secure the border.

Well, if a new group of Somali traitors want to be headquartered in Kenya and attack us in 2020 , by all means, go ahead. The Gedo nomads of Somalia are not alone anymore this time around. We do not wish war, but if an aggression through Kenya and its warlords come to us , we will defend ourselves.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
On 2/10/2020 at 6:05 PM, Apophis said:

70% of NFD is 0G. The fact that a few g arre politicians have spoken to their media anxiously should tell you that.

who said all OG are against Somali government? I heard the largest Bu'aale settlement of OG are welcoming Somali government. 

Anyway, I do not like  Ethiopian army being used to subdue other Somalis. Either use your own Somali army to secure the country or find political agreements with your Somali brothers.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

My enemy is not Ethiopian or Kenyan.

My real enemy is my own brother wife's son.

Galbeedi

70% usii kala qaybi 68%

Labada soo hartay waa saçab cusbo ah oo aad badda ku shubtay.

Nimankan kenya la jooga iyo kuwa Ethiopia la jooga waa dad muwaadiniin ah oo u dhashay labadaa dal.

Waxaa lagu dhaariyaa kitaabka dalalkooda yaala.

Waa soomaalida kale waxa confuse'ku, ku dhacay oo wax walba qabiil ku cabiraya.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
19 hours ago, Apophis said:

Like all cockroatches, your enemy is the sun.

Marka iska nac nac le ila 2021.

Try to liberate yourself and your people instead watching cockroach crossing the road.

Year 2021 will be good year insha-allah, koofiyadda sheekha ha dhigin dhulka.

Reer mandheera way kala saari karaan khaladka iyo saxda, dhibna lama rabaan naftooda iyo walaalahood reer beled-xaawo.

Wax hadal ah miyaad ka maqashay gaarisa, aan ka ahayn raggu ha uunsado?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
3 hours ago, Apophis said:

I will bring Ethiopians and Kenyans with me and watch while they step on all the cockroaches.

We will see who needs liberation.

Don't  bring please i hope we don't kill each other.

By the way don't imitate mandarian people, they are great people.

Waa niman xniinyahoodu banaanka yaaleen markay dhasheen, halka kuwiina gacanta lagu raadiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mandheera inuu ku fakanaayo ayuu mooday Janan kan la baxay. Tuugga baxsadka ah waa in la soo qabtaa.

Mandheera oo ‘dagaal qarka u saaran kadib markii ay galeen ciidan Soomaali ah’

Barasaabka Mandheera Cali Rooba ayaa sheegay in ciidamo Soomaali ah ay usoo gudbeen dhankooda, islamarkaana xiisadda ka dhex oogan dowladda federaalka iyo Jubaland ay halis ku hayso.

Cali Rooba ayaa sheegay in qabsashada ciidamada dowladda Soomaaliya ee degmada Beledxaawo ay soo barakicisay ciidamadii Jubaland, kuwaas oo usoo baxsaday, haatanna ku sugan Mandheera.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la rumeysan yahay inay ceyrsanayaan wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan, oo isna la rumeysan yahay inuu ku sugan yahay Mandheera.

“Ciidamadii soo cararay waxay usoo gudbeen Kenya, waxayna hadda ku sugan yihiin gudaha Mandheera. Tani waxay halis amni oo weyn ku tahay shacabkeena,” ayuu yiri Cali Rooba oo la hadlay golaha Mandheera.

Maamulka Isbitalka weyn ee Mandhera ayaa heegan la geliyey si ay ugu diyaar-garoobaan inay u gurmadaan dhaawacyada, haddii dagaal uu ka dhex qarxo ciidamada Jubaland iyo kuwa dowladda federaalka.

“Arrintan kama sii aamusi karno. Inkasta oo aan qadarineyno mowqifka dowladdeena ee ku aadan xiriirka Soomaaliya, haddana ma aqbali karno halista ay wajahayaan shacabkeena. Waxaan dowladda ka dalbaneynaa inay arrintan si wanaagsan iyo deg deg ah ula tacaasho,” ayuu yiri Cali Roba.

Cali Rooba ayaa ka digay in Nairobi ay mas’uul ka noqon doonto haddii dhib uu soo gaaro shacabka Mandheera.

“Waxaan ka codsaneynaa dowladda inay sida ugu dhaqsiyaha badan magaalada uga saarto ciidamada Jubaland, si loo nabadgeliyo Mandheera. Xaaladda waa ay sii xumaaneysa, waxaana qarka u saarannahay dagaal weyn oo shacabka waxyeeleeya.”

Hadalka Rooba ayaa imanaya ayada oo horey ay u jirtay cabsi laga qabo in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka gudbaan xuduudda, si ay halkaas uga soo qabtaan Cabdirashiid Janan, oo 28-kii Janaayo kasoo baxsaday Muqdisho.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sadex bilood ka dib, he is back. Maba quusto.

Xiisad Colaadeed oo ka soo cusboonaaneysa magaalada Baladxaawo

Xiisad colaadeed ayaa laga soo sheegayaa  magaalada xuduuda Soomaaliya ee Balad-Xaawo iyada oo ay jiraan warar sheegaya in Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan uu u diray ciidamo badan oo u diyaar garoobaya la dagaallanka ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay magaalada.

Dadka deegaanka ayaa muujiyay cabsi ay ka qabaan in dagaalo cusub ka dhex-qarxaan gudaha magaalada Balad Xaawo iyadoo dhawaqa rasaasta goos goos ah laga maqlayo magaalada gudaheeda. 

Waxaan ka cabsi qabnaa in dagaalku qarxi karo waqti walba sababta oo ah ciidamada Jubbaland oo uu hogaaminayo Cabdirashiid Janaan, oo sida la sheegay ka baxsaday xabsi kuyaala magaalada Muqdishu, ayaa u soo dhowaaday magaalada waxaana suuragal ah inay qaadaan weerar gaadmo ah." ayuu yidhi qof deegaanka ah.

Bishii Maarso ee la soo dhaafay, ayaa ugu yaraan toban qof ku dhinteen kumanaan kalana ka barokaceen ka dib dagaalo halkaas ku dhex-maray labada ciidan..

Labada ciidan ayaa la sheegay inay raadinayeen gacan ku haynta magaalada Bulahawaay ee gobolka Gedo, iyadoo warar kale ay sheegayeen in ciidamada dowladda Soomaaliya ay doonayeen inay soo xiraan wasiirka amniga Jubbaland oo ka baxsaday xabsi kuyaala magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.