Suldaanka

Buulo Xaawo oo lagu kala cararay

Recommended Posts

Shimbir ayaa maalin dab qaaday oo gurigeedii ayay gubtay. Cheeseman will leave a legacy of burning down his own home region. 

The town of Buulo Xaawo is a tinderbox waiting to explode, with at least 2 armed clan melitias on either side of the town and the Kenyan Defence Forces stationed not very far from the flash point region. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Kenya and their criminal associates are on  the other side of the border not in Beled Xaawo. Ahmed Madoobe probably kicked them out and told them to takeover their region or else do not comeback to Kismaayo.

They are not hiding their intention anymore. Defeating Ahmed Madoobe should be a priority for the federal government.

Jabhadan Kenya ka soo duushay ee ay hogaaminayaan Madoobe iyo Canjeex waa in laga hortegaa. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

One wonders why these Somalia clan melitias fight inside civilian cities?

Why can't they face each other some where that is far away from urban areas? 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dagaalka balad-xaawo waxaa ugu muhiimsan, waa markii ugu horaysay taariikhda ku dhawaad sodon sano, oo la aaso askari somaaliyeed.

Laguna aaso dagaal xaq ahna ku dhintay asagoo difaacaya xuduudka dalkiisa iyo dadkiisa oo aan qabiilaysi ku dhiman iyo iska daba wareeg.

Shahaadadiisuna fii jano insha-allah.

Inta dabo-dhilifka u ah kenya waxaan kula talin lahaa dhabarka yaysan xabadu idinkaga dhicin adinkoo nadiifinaya xniinyo nin kale.

Geeri waa mid, waxaa kala saaran qaabka loo dhinto.

Hadii qabiilaysi iyo iska dabo wareeg la aado xataa, waxaa kale oo dagaalkan yaab ku leeyahay.

Kismaayo waxaa jooga sadex madax-weyne oo ilmo adeera oo aan is dilayn shaaha wada cabaya, amaankooda guudna kenya  korka ka ilaaliso. 

Maxay janan,iyo ina sayid aadan uga doorteen madoobe labada kale, oo hooyadood ugu dilayaan balad xaawo? 

May marka hore kismaayo u xoreeyaan madaxweynahooda ay jecelyihiin?
 

Share this post


Link to post
Share on other sites

@gooni

Ma waxa la gaadhay kolkii khiyaaliga la isku akhrin jiray? 

Awoowe, meesha waxa isku dilaaya waa awrkiraale Kikuuyo wadato iyo awr-kiraale kale oo Ethiopia wadato. 

Anigu waxaan odhan lahaa kan shaatiga dawladnimo ku adeegsanayaa ee jaajuuska Xabashida ah ayaa sii liita labadda. At least kan kale waa warlord cid uu matalaa ayaa iska yar aan ahayn dantiisa shakhsiga ah. 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.