Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Jawawri: Waa la wiiqay awooddii beesha caalamka ee Soomaaliya

Recommended Posts

Guddoomiyihii baarlamaanka hore now admits how toothless and hapless dowladii Xasan Sheekh was vis a vis beesha caalamka; corrupt beesha caalamka wax walba ka dhameysan jireen.

Jawaari: Sida xukuumadan ay talada u qabatay, waa la wiiqay awooddii beesha caalamka ee Soomaaliya

Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, oo xalay ka qeyb galay Barnaamij Dood Wadaag ah oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, ayaa waxa uu kaga hadlay arrimaha Dastuurka, Doorashooyinka iyo waliba faragelinta Beesha Caalamka Soomaaliya.


Mudane Jawaari ayaa sheegay marka hore in muhiimad gaar ah leedahay dhameystirka Dastuurka oo soo afjaraya is qabqabsiga iyo loolanka u dhaxeeya madaxda Dowladda iyo kuwa maamul Goboleedyada.


Jawaari ayaa naqdiyay danaha caalamka uu ka leeyahay Soomaaliya xiligan waxaana uu si dad badan u taageeray inaan warkooda muhiimad gaar ah la siinin, isagoo yiri, "Intaan leenahay Beesha Caalamka maxey tiri, safiir hebal muxuu yiri horay uma soconeyno, safiirada jooga wadanka waa Danjireyaal, danahiisa inuu kaa fushado mooyee ujeedo kale malahan.”


Waxa uu intaa ku daray Jawaari in Beesha Caalamka warkeeda meel la iska dhigo, isagoo tilmaamay ineysan ka hor imaan karin dowladda Federaalka maadama aan dano kala duwan ka leeyihiin.


Jawaari ayaa xusay iney Soomaalida u kala dab qaadaan oo midba midka kale oo ay la kulmaan uga sheekeeyaan wixii dhexmaray kii ka horeeyay.


Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ayaa qirtay in Dowladii Xasan Sheekh in Beesha Caalamka ay galaan gal weyn ku laheyd go’aamada la gaarayo islamarkana faragelin nuuc walba ah ay ku heyso dalka, wuxuuna uu tibaaxay in hadda aysan sidaas aheyn oo ay Ilko beeleen.


“2016-kii Doorkii ay ku lahaayeen Beesha Caalamka Soomaaliya iyo maanta farqi weyn ayaa u dhaxeeya, maanta waa ilka beeleen, laakiin markaas qoorta bey nooga dhaganaayeen, hadda waxey xooga saarayaan danta ay Dowladda Federalka ka rabaan, hadda doorkooda ma ahan in Dowladda Federalka ama maamul Goboleed ku soo hogaamiso danahooda, marnaba laga sugi mayo iney dadka isku keento iney Soomaalida isku imaadaan mooyee” ayuu yiri Professor Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya hadana ah xubin katirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

You have it from the horse's mouth- former insider- saying that the current administration is not being toyed with by every one in the so called IC. 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Somali government  has moved from it is place when it was able to collect  locally 200 million revenue and got friends that can contribute another 100 million a year. It is a position where it can survive and can negotiate better deals. It is also the  best alternative that others can deal with. Jawaahiri is right, there is no space for the IC any more, rather each country is looking their interest.

Share this post


Link to post
Share on other sites
23 hours ago, Duufaan said:

Somali government  has moved from it is place when it was able to collect  locally 200 million revenue and got friends that can contribute another 100 million a year. It is a position where it can survive and can negotiate better deals. It is also the  best alternative that others can deal with. Jawaahiri is right, there is no space for the IC any more, rather each country is looking their interest.

Waa runtaa. What tipped the scales in dowladda dhexe's favour was after kicking out kii Reer Koonfur Afrika ahaa ee Qaramada Midoobay u fadhiyey Soomaaliya. Many, including some so-called Soomaalis midnimada Soomaaliya ka soo horjeedo, were expecting severe repercussions. Others, especially Western diplomates based in Muqdisho, saw Soomaaliya fledging its newly re-acquired muscles that they started paying to respect more.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Dhagax-Tuur said:

You have it from the horse's mouth- former insider- saying that the current administration is not being toyed with by every one in the so called IC. 

 

 

 

Qof walba ayaa arko taas. Xataa Xasan Sheekh would readily admit if he was honest to himself.

Waxaa qosol iyo yaab ah Shariif Sh. Axmed ka soo yiraahdo London in Xamar maamulaan kuwii afka duubnaa, intaas ay ka tahay dowladda ku xumee laakiin uunan arkin as a former president his words could be misused by kuwa ka soo horjeedo horumarka Soomaaliya.

Kuwaas afka duuban waagee dowladiisa jirtay Tarbuunka ayee si toos u xukumi jireen iskaba dhaaf meel kale.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

I 100% with Jawaari,  SOMALIA regressed big time under CULUSOOW, he was a thief, and had no idea of how to govern,and steal as much, ASAP

Dawacadu meeshay macal idaad ugu barato bay macaluul ugu bakhtidaa AND still TUUGII baa raba in mar danbe la doorto.

 

Well done to Farmaajo and his team

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   
23 minutes ago, Dhagax-Tuur said:

Create or form proper federal regions that know their powers and then slowly mould them into governors and bang you have a country that works. 

I like your thinking. Federal member states is the best solution for all Somalis. SFG is on the right track.

Share this post


Link to post
Share on other sites

When Russia was weak, prior to Putin,  Russia's federation republics governors called themselves presidents.  Putin came to power, cleaned politics in Moscow and laid down the rules. Eventually law was passed they can't president title.  Roughly. 

 

I think this is the direction we need to go.  Federal yes, mini states within a state,  no. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   

^^ 😁

Clean elections do not mean an improvement in GDP over time. Look at China 600 million people lifted out of poverty in 20 years (stunning achievement) better than South Korea and Japan who are both U.S allies. Democracy did not do it. A clear scientific approach and a deep understanding of market forces turned China into a manufacturing power house and a holder of $2 trillion U.S treasury bills. The west is scared of China because they got rich without democracy and this may awaken African countries (Rwanda, Nigeria and Ghana) to the prospects that you don't need elections to get wealthy.

Democracy does not equal prosperity, only an illiterate bushmen from English schools; who's ancestors were intellectually decapitated by the British Empire hold such unproductive understanding. Basic economics that anyone with a grounding in statistics and data driven approach can digest. But alas as i have said bushmen need not apply.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.