Suldaanka

Clans accuse Cheeseman of murder, Demand handover of Janan's body

Recommended Posts

Tallaabo   
10 hours ago, Apophis said:

They probably killed him. Reer Gedo are very angry with the invaders from cabudwaq.

My first thought when I heard the news was Alshabaab kidnapped him and Villa Somalia is too embarrassed to admit it. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Markuu xirnaa maxay u hadli waayeen? 

Hada lafahooda, bay u baqeen sidaan filayo,  waa inay iska dhigaan wiilkoodii ay jeclaayeen oo la waayay.

Ninkanu mujrim axmed madoobe dadkiisa ku laayo yuu ahaa, wax yar yuu kasoo reebay reer doolow.

Waa midkay lahaayeen ina (canbaashe) ee reer sool oo kale. 

Labaduba jufadooda hoose bay xasuuqeen xoogaa dhadhama ah darteed.

Kismaayo waxay noqotay meel dadka dambiilayaasha iyo gangster lagu xanaaneeyo kenyatigu ku ilaaliyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Tallaabo said:

My first thought when I heard the news was Alshabaab kidnapped him and Villa Somalia is too embarrassed to admit it. 

That is plausable. But is the alternative better? not disclosing the faith of Janan is, in my opinion, a crime against humanity. Khashojjigii Saudi Arabia yay masalayaan mise China ayay is moodeen? ileen China ayuunba prisoners organs intay kala baxaan nolol iyo dhimasho la waaya. 

 

@gooni

Maskax guur ayaa kugu dhacay maalmahan. Qofka binu aadamka ah ama sifo sharci ah ku xidhaano, ama dil toogasho ah lagu fuliyo ama waa la sii daaya. Laakin waa la waayay, wax caqliga gala maha.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Scarface,  Mr. Janan will soon surface in Nairobi. . He  probably belongs to one of those subclans in Gedo that isn't from Diini group and Farmaajo doesn't want " Aano Qabiil" so they let him slip quietly.

Anyway, the killer Scarface is lucky . He should have been sent to Hague to face crimes against humanity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan
Dawladaha waa wayn oo xabsiyadooda aadka loo ilaaliyo yaa maxabiistu ka baxsadaan siiba kuwa mafia'da ah, wax cusub ma'ahan ama lala yaabo.

 

Galbeedi
Saaxiib farmaajo hadii dawladiisu boqol isku jufo ah ay disho cid reerkiisa wax u haysata ama aano qabiil ugu imaan karta ma jirto.

Jufooyinku waxay ka xaalaan wixii dhex mara degaankooda balse siyaasad dawlad kale dhexdeed iskama raadsadaan, farmaajana jufo uma shaqeeyo.

Hadii la dhaho ninkii kaluun baa cunay gacantiisa kaliya yaa la helay maysan shireen nin dhintay asagu uguma horayn.

Dhanka qabiilka hadii lasii raaco farmaajo iyo asagu waa isku jufo.

Dawalada waxaa dhib uga imaan karaa 2 arimood

In sidii qalbi dhagax shaqo aysan ogayn loogu labiso, oo ninkaas si dadban loo khaarijiyo.

Iyo inay laaluush badan ku bixiyeen kenya iyo axmad madoobe siduu u baxsan lahaa, uguna dhigan lahaayeen machine ay kula dagaalamaan dawlada iyo reer gedo caam ahaan.

Dhaliisha dawladda.
Dawlad hadaad maqasho waa ciidan

Ciidanku wuxuu leeyahay laba malaku-mowd ama labo jeer buu dhintaa.

Kan koowaad waa sharciga oo dili kara

Kan labaadna waa cadawga oo dili kara.

Hadii hal mida shaqeeyo ama beelo looga baqo, ciidan ma noqonayo waligiis, layskumana halayn karo.

Waxaa la rabaa inay sharciga ciidanka ka hor mariso kan cadawga 10 askari oo sharciga ka baqa, way ka fiican yihiin kumanaan askari oo aan sharciga ciidanka ka baqin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.