Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Heesta Isbuucaan Igu socoto..............

Recommended Posts

money   

Of all youtube Somali songs - this is my favorite

 

http://www.youtube.com/watch?v=z8MBwCK5TEk&feature=related

 

Dhabtuu yaal jaceeylku

 

Sida aad dhalaan tahay

oo aan ku dhalay

dadka kaa dhaweeystee

 

Dhinacyada kalgacalkiyo/xubnaha iyo

dhuuntuu kalgacalkuna

dhamuu iigaga yaalaa

dhabtuu jaceeylku yaalaa

dhabtuu jaceeylku yaalyaa

 

Sida dhiraha miraha leh

oo dhibici deeyreed

galabnimo/subaxnimo ku soo dhacay

 

ooy dharabtiyo malabkuba

dhirta dacalka saareen

 

 

aan kuu dhaweeyoo

marna aan ku dheehdee

adiguna ha dheeraan

 

 

damn! walaahi she killed me so softly ! never ever will i hear such a sweeter, smoother and sultry voice! R.I.P Mama Magool!

 

 

http://www.youtube.com/watch?v=PXtyXwggGC8&feature=related

 

tan ayaan heesaha kaskeey igu socoto oo kaliya

 

Nafta aramidaa hogaamisoo

waxa uurka gubay

waa aamuskee

ma adkeeysibaa

ufo looga dhigay

ilintiyo huqdiyo

ololaha jaceeyl

ma aawadaa baan

**** deeyr baxdiyo

taan eegayaay

 

Ambiyeey walaal

alif iyo kun jeer

nafta ku aamintaa

ubax kuu sidee

ubax kuu sidee

ilo biyeeysan iyo

ufo iyo xareed

eegaan lahaa

qalbi ooman baa

kuu ololaayee!!

 

the best lyrics and tune of all kaskeey songs

Share this post


Link to post
Share on other sites
money   

Nephthys ma maqlin miyaa sheekadaas ma igu socoto ee iga dhaaf ---- ma ii dhiimeeyso? -- ma ii baxeeyso?

ma ii dhadhameeyso? -- ma i mareeyso?

I guess u haven't been ciyaalka xaafadda? or been around them? the slangs are many and ever evolving ... I like when they say...Innaba caadi maaha!

 

or trainka waa ka dhacsanahay! or you still on jiq eey igu tahay? and maxaa isku dhacaa era/stage? even waaweeynka don't use that any more! so get on the train and la qabso -- heesta igu socoto ....is the new thing ...you will soon hear from the guy who has crush on you telling his posse that ...macalimadaas aan u bogbogaayo aa lee igu socoto...nooh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

L0L. ahhh! dhiimeyso? ka dar oo dibi dhal. "Aboo waa kaa helay waa ii dhiimoosaa, makugu socdaa?" ma la dhihi karaa? :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Saan u gaabsannaayaan gaboobayoo

Gabdhii iyo Gayaankaygii waan gabee

Goblamaaye God aakhiro aan galee hehe

Intii aanan gu'in i GUNAANADEE!!

 

Cid ay khusaysaa majiro in SOL?? :D:D

 

I like that song, walaahi. Mohamed Jammac Joof buu ahaa. Yaa yaqaan horta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^ adigu kuma jirtid dadka wax la waydiinayo. :D Waad naga wayntahay! :D I expected you will know runtii. Waqooyi is the home of Somali suugaan. Sorry- I mean Somaliland!

Share this post


Link to post
Share on other sites

i know abwaan Max’ed Jaamac Joof Allaha u naxariistee becouse i knw Mohamed Abdi(Aar) he's realii Good ....

 

garbahayga gamuun

baad ka taagtayo

gibilkeyga suntii

wada gaadhayee

goblamaaye god

aakhiro aan galee

naa inta aanan go'in

i gunaanadee

 

GOOD Chice

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this