Sign in to follow this  
Abtigiis

Rer Mudug in the Movie

Recommended Posts

Kool_Kat   

^Hayeh, Yarka Sanadka, sheekada 'far bukto iyo meesheedaa is og' miyaa adi...Yaa loo jeedaa afkeen? Ar Reer-Mudug wax iigalay iyo waxaan iigalin walaguu yaqaan, ee isoo xanso...

 

PS, maanta xoogaa waa fahmay waxaa qortay, jilcis uma baahni... icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cakku Ina Libaax-san-ka-taabte. Hadduu maanta Alle-u-baahne :D joogi lahaa miyyaa reer Mudug A & T wax ka sheegi lahaa...

 

Edi;

And speaking about Jacaylbaro gabaygiisa, waxaad isoo xasuusisay nin reer Gaalkacyood ahaa oo sidaa doo kale xiniinya badnaa :D , laakiin aan sida loo gabyo aqoon.

 

Waxaa la yiri ninkaa baa nin gabyaa ahi u gabyey. Wuxuu ballan ku qaaday inuu ninkaa iska dhiciyo [that's classical reer Mudug mantra, yaan lagaa badin. Laakiin in laga badinayyo isbaa waa ogaa ee xiniinyihii baa ka battay sida Jacaylbaro. Habbeenkii danbe buu maqdarad [gathering] dhigay. Reer Galkacyood kii oo dhan buu casumay oo yiri ilma adeerayaalow caawaa inaan Faarax ugabyaan rabaa ee ha la i dhegeysto.

 

Waa lasyku yimid.

 

Ninkii asaga ahaa inta istagay oo Faarax usoo dhawaaday buu yiri:

 

Najjisyahow, najjisku dhalay waa kuu gabyahayaaye,

Doofaar baad tahay, oo sidaad iigu soo baxday baan kuugu soo baxay'e

Nacallaa waaridkaa iyo walcankaagaba :D .....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Oday Xiin, kolkaad Shariifkii iga reebtay, eed faraskii aan iska saaraa iga dajisay, miyaa hadana wali ila daba socotaa wadhaf? :D

 

lool@najisyahoow najisku dhalay inaan....

 

Koolkat: Baleeg waad i caayaysaaye; wiilka sanadka ma waxaad u jeedaa "wiilkii wareerka ee Sanadka"?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Mayyee markaan adaan kuu baqay :D adeer! Reer Gaalkacyoodku 20 kii sano ee lasoo dhaafay waxbay diliyeen, and I don not want an intellectual like you inuu waxaan macno lahayn ku dhinto...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Walee yaabay

Madax ku dhiigle, xaad la yaabtay?

 

A&T, cuqdad aa kaabuuxdaa umaleynaa...Wax kasto is not caay ama wax laguu hoosgalinaayo, wah...

 

As Tuujiye would say 'Wareer Badanaa'!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^LOOOOOOOOOL, you are just too cute for your own sake...Upset kuyeh...Ani iyo upset isma daaqilno, sowtaan kuu sheegay...Ee dhibaatada wexey ka taagantahay, kaftankeygaad sikale u qaadataa, markaasaa adiga is calool xumeysaa...Ha iga calool xumaan, meeshaan nacnac uun baan ku hayaayee... :Dicon_razz.gif

 

PS, toloow mexey eheed wexey Soomaali ku maahmaahi jirtay? Hmmmm, something about 'qofkii kujecel aa ku caayo'... icon_razz.gif Iga leexo hade, caku shiirbadan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooooooool@xiin ,,,,,

 

Waxaad i xasuusisay ninkii reer hawd ee iyada oo beeshu guurayo intuu qayliyay yidhi hayaaay ,, waar awrta joojiyaaay gabay baa i haya e ,, awrtii baa la joojiyay oo ninkii la isugu soo ururay ilayn waakan yidhi gabay baa i haya e ,,,, markiisii horena inuu gabyo baa loogu taag waayay oo waa laga quustay,,, waxa la yidhi ninkii waakan hagaagay ee bal dhegeysta ,, markii la isu yimid buu gabaygii bilaabay oo yidhi:

 

hobaalayeey hoobaalayeey hooye

gabay baa i haya oo waa gabayo ciilkoode

Uubaale xaabaale waa lagaga hoydaaye (2 tuulo magacood)

Banka tuuyo waxa laga helaa soofayaal jabane ,,

 

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awoowgaagii 20 naad haddii lagaaro labadeenna isku soo dhacayna. Anna ninkaa waxba iima geli.

 

Laakiin bal sidiisiiyo kale markii gabay ku qabto iskugu kaaya yeer aan ka dhegeysannee...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this