Suldaanka

Listen to this old fool - No wonder they call him Guulwade.

Recommended Posts

Waxa hore loo yidhi doqonta xadhiga u dhiib ayada laasim isku dabi doonta. Siduu u socday, aakhir wuxu yidhi, Terrorist attacks Afgoi xaq waaye, xaasuuqi hargeisa xaq waaye. ahahahah :D 

Ilaahay caqliga fuud kaaga shub.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is Cagjar talking intelligently talking about this.

Ficil walba iyo go'aan walba oo qofku ama dawlad gaadho, aakhir results keeda ama natiijadeda halku saldhigto ama ku danbeeyo ayuunba daliil u noqota inu go'aan fiican ahaa ama go'aan lagu khaasaray. 

Maanta kuwii yidhi midnimo Somaliyeed ayaan doonaynay inaan ilaalino, ilaahay amarkii waxa maanta ka jira geeska africa ayaa daliil u ah. 

Raggi hargeisa dumiyay, waxay si fiican uga shaqeeyeen in aanay Soomaali mar danbe isaaminin oo la kala irdhoobo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The irony is deafening. These goons were yesterday making life hard for ordinary people in Hargeisa with around the clock curfews not to mention daylight robberies of private property, extra-judicial killings and disappearances. 

Today, the same people are stuck inside a hotel or houses, and cannot go to the local Masjid to observe their religious duties. 

And still, they have not grown one or two brain cells. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

C/raxmaan guulwade waa dadka yar oo fara ku tiriska ah oo fahamsanaa ajandaha snm allaha noo xafido inta hartay.

Nuxurka hadalkiisana waa cadaw dadkaaga kala qaybinaya oo dagaalamaya, masaakiin la laayay bay ahaayeen inaysan wax shaqaynaya ahayn.

Caadifada iyo xaqiiqdu yaysan isaga kiin qasmin.

Midnamadu waa wax loo wada baahanyahay ma'ahan sida snm u taqaan.

Hadii qof runta sheego ama ra'yigiisa dhiibto, dhinicii nabarku ku yaalay yaan u seexanaynaa sheeko rageed ma'ahan waxa dhintay waa dad soomaaliyeed labada dhinacba alaha u naxariisto dhamaantood.


Dr oodjiite.

Longfooted waligood siyaad barre maysan difaacin  qabiil iyo qaran ahaan midnaba waa dad ilaahay xaalkooda ogyahay.

Dadka difaaca waa dad wax garad ah oo beelahoo dhan ka mida, marka lagu daro beesha aad u walaatay aqoonsigeeda.

Iska hubi C/raxmaan guulwade beeshiisa adigoo ku cabir qaadanaya caqligiisa.

Qabiilada hadaadan kala aqoon anigoo waraaqahayga ka qaatay waad iga fiicantahaye, ee maad iska daysid?


Ciidanka guulwadayaashu waxay ahaayeen (جيش الشعب)
Ama ciidan bulshadoo dhan ka kooban rag iyo dumar, oo hoos taga X.H.K.S

Barigii aad nabada ku aadi jirtay jaamacadii lafoole waxay ahaayeen dadkii ku ilaalin jiray inaad noqoto kii naftiisa dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca.

Balse waxaad noqotay taas cagsigeed daciif beel ku indho beelay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

@maakhiri1

This is not about being happy or not. I couldn't careless what he says, but the only reason I am sharing this here is to drive an old point, today's pseudo nationalists are remnants of Afwayne's regime and their offspring. They have zero credibility and crying about 'Midnimo' and 'Somaliniom' is just a shameful way of them to hide their deep seated hate. 

With regards to Talks, that is not even possible. Not a chance. Somaliland is not going to throw a lifeline to a sinking boat. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
6 hours ago, Che -Guevara said:

These so-called talks are pointless!

Absolutely useless talk.
Westen time and money.

They wasn't freedom fighters,they made fake history and dreamed British empire ones again.

Ma dhalan mana dhalan doono madaxweyne raali ka noqon kara in dhul soomaaliyeed beel habawsan ku wareejiyo.

Dr oodjiite
Gobolada soomaaliya waa 18 gobol, kuligoodna khayraad baa ka buuxa ma jiro gobol aan gaar u leeyahay.

Kala baro gobolada dalkaaga
Waqooyi galbeed waxuu kaga fiicantahay gobolada kale jawiga qabaw iyo biyaha macaan hadii laga helo.

Gedo labajeer yuu ka wayn yahay waqooyi galbeed, labo wabina way maraan, labo xuduud ganacsina waa leeyahay, dad badana ma degana dad buu u baahanyahay ka shaqaysta.

Bari waa gobolka ugu wayn soomaaliya, wuxuu dhacaa meel u dhaw gacanka khaliijka carabta waana istaatiiji ku fiican ganasiga

Gobolada dhexe waa dhul san ku wanaagsan xoolo dhaqashada iyo kaluumaysiga labadaba.

Koonfurta oo dhan waad garanaysaa khayraadkooda  shabeelada hoose, hiiraan, shabeelada dhexe, baay iyo bakool.

Jubada hoose iyo jubada dhexe waa beero xoolo iyo kaluun isku af-jaran

Barwaaqadaas dhulka soomaaliyeed yaala waxaad cuni doontaa markii ingiriisku ku aqoonsado.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

He is already replaced by beloved XILDHIBAAN DALXA. Hargeysa people may know Dalxa from Somali Bantu community. Late 80's many of Somali soldiers were from Somali Bantu community but DALXA was also member of Waaberi and spent time in Hargeysa. It will be interesting how he manage his new duty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.