Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Nacnac Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Dalka Jabuuti.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “Nacnac” oo ka tirsan xildhibaanadda aqalka Wakiiladda ayaa Weerar Afka Ah Ku Qaaday Dalka Jabuuti oo dhawaan sheegay in xadhiga fiber optica ah la keenayo magaalooyinka geeska affrika oo ay ka mid noqon doonton magaala xeebeedka Berbera, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this