gooni

Listen Carefully.

Recommended Posts

This was the press release from Cheeseman's government. How can you reconcile that to this.

I am eagerly looking forward to Sanbaloolshe's tell all interview about this saga.  

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan
Ma difaacayo farmaajo sinaba hadii sanbaloolshe ka kor baxay waa dhaawac wayn oo u baahan in khibrad laga dhaxlo.

Waxaa la rabaa hay'adaha sirdoonka in aan qof kaligiis lagu aaminin waa sil-silad aan quful lahayn hal nin kaligiis ma jiidi karo.

Waa waraysigii iigu cajiibsanaa oo aan dhagaysto waayahan.

Odaygu waa ugu yaraan 70 jir waana masuul sare oo xilkas ah, been ku tuhmi maayo. 

Markhaatigiisuna ma dhiman waa labo ninoo masuula hadana nool.

Waxay noqon kartaa aragtidayda....

In sanbalooshe iyo qalbi dhagax ay ahaayeen walaalo,ama labo kornayl oo tigreega u shaqeeya, looguna talo galay in lagu dhaawaco shacbiyada dawladda oo markaas xoog ku socotay.

Sababta aan uga shakiyay dhibanaha waxay tahay sida uu wadciga isaga indho tirayo ilaa maanta.

Way dhici kartaa inuusan hubaal ahayn aragtidaydu balse nin wayn oo og inuu yahay gabal sii dhacaya been buu sheegayaa marnaba i mari mayso.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu odhan maayo odeygu been cad ayuu sheegaya, waa laga yaaba inay sidaa ula eekoonaatay. 

Meesha ka hadli mayno odey hebel oo gurigiisi iiyo xaaskiisi ka sheekaynaya. Waxa aan ka hadlayna waa madaxtooyadda iyo arin dhiibis nin Somali ah oo loo gacan galiyay Ethiopia. 

Sida uu hadalka u dhigaayo, Cabdi Xaashi waa ogaa in arinkani aad xasaasi u yahay. Laakin wuxu hadana ino sheegay inay ka hoostay oo aanu siinin misaanka ay leehayd iyo xog-doonkii dawlad lagu ogaan jiray. Wax caqliga gali kara maha, labadaa marxaladood ee Cabdi Xaashi kalmahada aadka u raqiiska ah isku dhaafiyay. Hadii Wariye fiican meesha joogo, su'aalo badan oo muhiim ah oo qaawin kara hadalka Cabdi Xaashi ayaa meesha ka soo baxayaa. 

Sidee ku dhacday nin dhan oo uu ogyahay inu la soo qabtay oo waliba Passport Ethiopian ah wata, inu Dawladda isku soo dhiibo? Halkee ka keenay Passport ka cusub? Maxaa keenay degdega ka muuqda sida wax loo dhameeyay?  

Cheeseman waa ogaa siday wax yihiin oo waa kan yidhi Cabdi Xaashi saqdii dhexe ayu telephone u soo diray oo ku yidhi Madaxtooyada iigu kaalay. 

Waxa waax oo dhan fuuqsanysa, Dawladdu press release kii ay sheegtay in la soo qabtay qof argagaxiso ah falal danbiyeed ku jira oo loo gacan galiyay Dawladda Ethiopia maadaama aanu Soomaali ahayn, se yahay nin Ethiopian ah. 

Waxaan sugnaa waa facts aan ka helno Sanbaloolshe. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

SANBALOOSHE CAADI MAAHAYN, meesha waa dad wada hurda, waxii doono laga dhameeyn  karo anaga waxaan aaminsahay in Farmaajo iyo Cabdi Xaashi indhasarcaad uuna ku sameeyn, Sanbalooshe, Farmaajo sheekadan si fiican uga dheregsanaa, ka dibna si loo qanciyo Cabdi Xaashi, (Iyo masuuliyiinta kale) passport fogery LASOO sameeyey Farmaajona wax ka ogaa. Yes sida Cabdi qirey, waa seegtay in  dhaho ii keena Dhagax

Ogadaa,  wadanka madaxweeyne waxaa ka ah Farmaajo,  100% masuuliyada  isagaa leh.

 

GOONI, Dib isugu noqo, ma waxa leedahay ninkii silsilada ku xirnaa iyo Sanbalooshe baa isla socdey!!!!!, Mumarada intaas le'eg  wax aduunka ka dhici kara maaha, iskaba dhaaf Afrikee. Waxa kaaga fudud Sanbalooshe waxa dhan Qorsheeyey ,  hadana caqliga askari 1977 naftiisa uhuray Somalia,  cadow u dhiib,  adoo madaxweeyne ah xagee ka keenay weliba si aad isku asturto fekerkaa ka dhaadhici saqdii dhexe Gudoomiyaha Aqalka Sare!

Hadana markii arinkii fashilmey oo ninkii sidaa loo galey weli noolyahay,  Eebe mahad leh badbaadshey,  lakiin wareeysiyadiisu iyo maleegi dilkiisa/xarigiiisa yayna ku dhibin, si kastoo u foolxuntahay.

Hadii xukuumada Somalia ay taag daran tahay ayna ka baqdey Ethiopia,  waxa u dhaantay in dhahaan,  Dhagax waa askari Somali ah,  dawlad deriska ka galey danbi anagaa ciqaabi oo maxkamad saari.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Suldaanka said:

This was the press release from Cheeseman's government. How can you reconcile that to this.

I am eagerly looking forward to Sanbaloolshe's tell all interview about this saga.  

 

Yaab badanaa maskiinkii dhiibeen waa noolyahay,  waanna xor,  Yariisow Waa xijaabtey 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Qalbi dhagax ma halgame ha ahaado markii hore amase yuu ahaanin. Waxaa hubaala inuu lakulmay Gabre, oo ay heshiis ahaayeen, baasaboorkii uu haystay waxaa  loogu dhuftay Visa, waxaana larabay inuu itoobiya kunoqdo, balse sidii lagula balamay muusamayn, oo wuu kacaga jiiday, itoobiya iskama xaadarin, waqtigii larabay. Shanbalooshe iyo kooxa mudug joogay way kawarhayeen qorshahoo dhan. Dabadeed markii imaaraadka lacag keen, waxay noqotay qorshe lafuliyey oo Shanbalooshe qayb kayahay, farmaajo baduu ayuu kudhex dhacay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Arinka basaboor Ethiopian ah, dhor Visa/Dalkugal oo la tusay Farmaajo iyo Gudoomiyaha waa tan ugu fudud , saacado gudahood baa lagu sameeyn karaa, iyagoo xitaa ay isticmaali passport qof kale, , Sirdoonka Ethiopia saacado kusoo saari karaan. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
On 1/17/2020 at 4:39 AM, maakhiri1 said:

GOONI, Dib isugu noqo, ma waxa leedahay ninkii silsilada ku xirnaa iyo Sanbalooshe baa isla socdey!!!!!, 

 

Haa walaal, ninkii lahaa qoraxdu dhanka ay iga hayso yaan qiyaasayay waana sida shaqadu u socoto.

Sirdoonku wuxuu ka bilawdaa (malo) wuxuuna ku dhamaadaa Run ama Been.

Qofka wayn kama caqli badna dadka laakiin wuu ka khibrad badanyahay.

Sirdoonku wuxuu u qaybsamaa labo

Mid shacabka ku dhex jira iyo arimaha gudaha ku shaqo leh, waana "hay'ad" darajada ay wataana cid taqaana ma jirto islaanta yaanyada iibisa yaa u shaqayn karta.

Midna waa hogaanka sirdoonka ee ciidanada qalabka sida, shaqadooduna waa gudaha iyo dibadda labadaba waana halbawlaha dalka

Ma sheegi karo inuu dhisantahay iyo inkale balse u malayn maayo inay jiro wakhtigan.

Tan ma nin 77 dagaalkeedii galay yaad ugu shakisan tahay inuu camiil ahaa?

Haa oo dagaalkii 77 dadkii dhufayska soomaalida ku dhimatay qaarkood tacsida itoobiyana waa looga dhigay walaal.

Iminka xagjirka waxa dila waa kan shaqada u diro oo aysan waligood ka shakin karin.

Dawladda xoogga leh, ilna, ayagay isaga ilaalisaa tan kalena cadawga kale lama garan karo.

Farmaajo dawladiisu waa dawlad ka kooban qabiil laysku kakabay, 
Waxaan difaacayo Mr.gooni ahaan waa shakhsiyadiisa ee ma'ahan dawladiisa.

Soo sidaa ma'ahan ajandaha noo wada qarsoon?

Ma dhagaysatay shekh shariif oo leh waxba kama ogayn in badda la saxiixay?

Qof walba meeshii loo dhiibo yuu madaxweyne ka yahay asagoo ay gabaad ay u tahay awood qaybsiga dastuurka ku qoran.

Sanbaloolshe haduu dawlad caadi ah u shaqayn lahaa asagoo dhanba lama arkeen meel uu jaan iyo cirib dhigay geeri iyo nolol midna.

Maantana TV'ga yuu fadhiyaa asagoo leh dawladu muqdisho haka baxdo.

Arrintaan waa arrin la xiriirta amnigeena qowmiga ah waxayna ahayd inaysan dadka caadiga ah ogaan dad badana godka u dirto ayadoon la ogayn.

Waxaadna ogaataan inta turkigu jooga soomaaliya in cadawgeedu kaa dhaqaale iyo takhdiid badan yahay dadkaagana adeegsanayo.
 


 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is an interview with Sanbaloolshe

key points:

1. He got involved only after getting news about Puntland/GalMudug both vying to get their hands on this man in Gaalkaio and Ethiopian Secret Services closing on him.

2. He ordered to transfer him to Mogadishu and alerted the PM and Cheeseman about the captive man.

3. He trashed the idea that Qalbi Dhagax was giving himself in, but rather said he was forcefully handed over to Ethiopia

4. He says he never had any direct discussions with Ethiopians, only fullfilled the orders from PM Khaire and Cheeseman.  

5. He underscores that Country to Country  Rendition policy is not part of his job. 

6. Asks Cheeseman and his gov't to de-list ONLF from the Terrorist List, since Ethiopia has long removed ONLF from its Terror List.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is Qalbi-Dhagax talking about the events that led to his release and how Cheeseman left no stone unturned to keep Qalbi-Dhagax in prison or even suggested for death penalty. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Suldaanka said:

Here is an interview with Sanbaloolshe

key points:

1. He got involved only after getting news about Puntland/GalMudug both vying to get their hands on this man in Gaalkaio and Ethiopian Secret Services closing on him.

2. He ordered to transfer him to Mogadishu and alerted the PM and Cheeseman about the captive man.

3. He trashed the idea that Qalbi Dhagax was giving himself in, but rather said he was forcefully handed over to Ethiopia

4. He says he never had any direct discussions with Ethiopians, only fullfilled the orders from PM Khaire and Cheeseman.  

5. He underscores that Country to Country  Rendition policy is not part of his job. 

6. Asks Cheeseman and his gov't to de-list ONLF from the Terrorist List, since Ethiopia has long removed ONLF from its Terror List.

You miss intentionally or unintentionally, the most important point, that  MU'Marada loo sheegay Godoomiyaha , he wants to go  back to Ethiopia,  Ethiopian passport being true, who came up with this idea?  Yes the bucket stops with Farmaajo, but this Sanbalooshe, as many said here, was the mastermind.

This interview looks more like he still wants a job from Farmaajo, nothing new.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, maakhiri1 said:

You miss intentionally or unintentionally, the most important point, that  MU'Marada loo sheegay Godoomiyaha , he wants to go  back to Ethiopia,  Ethiopian passport being true, who came up with this idea?  Yes the bucket stops with Farmaajo, but this Sanbalooshe, as many said here, was the mastermind.

This interview looks more like he still wants a job from Farmaajo, nothing new.

I was watching it while on a crowded train to work. Probably I missed that point. 

Another point he raised was that he said "Qiimo Raqiisa in Qalbi Dhagax lagu bixiyo ayaan ka ordaynay". Which in my opinion, think that Cheeseman could have bargained with the Ethiopians to get favours from them. Which is even more sinister. 

With that said, What Qalbi-Dhagax revealed on release biles to the Handing over episode. Cheeseman begged Abiye Ahmed and his officials to keep the man in jail or send him to the firing squad. 

 

1 hour ago, maakhiri1 said:

BTW, why are secessionist really interested in this affair?  is it Wadanimo? or as Sanbalooshe said, crocodile tears?

Why ask?

This is an interesting story. It is worthy of a feature film, the man they sent to the 'Death on the Gallows' as the Texans speak goes, has returned to haunt them for the rest of their lives. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.