Suldaanka

N&N's social media rats start jumping off the sinking boat... Duqbilow oo fashilyay sida Cheeseman lacagta u siinjiray

Recommended Posts

Farmaajo has been paying social media hacks for a long time. No surprise there. The only thing different is that only his clan's social media hacks are now supporting him. Everyone else dropped off. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Barnaamijkan mediaha waxaa lagu magacaabaa isxilqaan. 

Waa barnaamij iskaa wax u qabso ah oo qaranka looga badbaadinayo cudurada faafa iyo beenta cid lacag ku bixiso ma jirto.

Wuxuu la mid yahay kan lagu dhisayo tiyaatarkii qaranka, maktabadii dhaqanka taalooyinkii iwm.

Ciyaalkan markii gaari ka banjaro dariiqa ku dib jiraya farmaajo ma yaqaan lacagna ma siiyo waa muwaadiniin soomaaliyeed oo iskood u dhaxamaysan. 

Inta badan dadka isticmaala live waxay bulshada ka codsadaan ayagoo baryootamaya ama ducaynaya inloo share gareeyo, waxa ay sheegaayaan si ay wax un faa'iido ah uga helaan.

Bulshaduna mar walba waxay xiiseeyaan xumaanta waayo siday u dhasheenba wanaag maysan arag.

Dhibka live'ku keeno waxaa ka mida ayadoo markii horaba caqligoodu yaraa bay hadal bateen, waana mida keentay aakhirka in ayagoo live ku jira is qaawiyaan, si ay uga raad gataan khaladkii horay uga dhacay oo aan kasoo noqosha lahayn, loona dhaho ha la quraan saaro iyo jinigii facebook yaa madax maray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.