Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaf oo kala diray golaha degaanka Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) – Madaxweynaha Galmudug ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa.

Sidoo kale, wuxuu kala diray Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo.

Wuxuu si ku ku meel gaar ah u magacaabay gudoomiye iyo gudoomiye ku-xigeen cusub iyo gole degaan.

Hoos ka akhriso qoraalka

82211636_870632046686208_4776441539427565568_o.jpg?_nc_cat=111&_nc_eui2=AeHKiUUByfqTGHoJ31unN8DAHP0_1o3Z1omz0C12bPL8feNDzSScPgbnryu6yqJEkubtId5wvYikcGbmbTuEvV-vGtXxV_ryZacMhTBoUMew-w&_nc_oc=AQllyqr4zrJSctNSnpkP9azVmEqH-BuORZY6DYus354_k1XOsvbuQke-rzr2jlsxZNc&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&_nc_tp=1002&oh=059467cef5c9c2aa195991ad998a4af1&oe=5E983D6A

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this