Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Reer Qashqashaad

Recommended Posts

Reerkaan iyo qash qashaad maxaa kala heysto. Hal moos kuma heshiin karaan, samir, tanaasulid iyo dulqaadasho ma jirto. Wax walba waa banad.

Siyaasiyiintii ugu badnaa oo gaaray GAALKACYO iyo dhisme maamul oo socda

Siyaasiyiin u badan wasiirradii iyo baarlamaankii hore ee Galmudug ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaas oo ay sheegeen inay ka yagleelayaan maamul aan ahayn ka dhismihiisu ka socdo magaalada Dhuusamareeb.

Xubnaha gaaray Gaalkacyo waxaa hoggaaminaya wasiirka waxbarashada Galmudug  Sheekh Ibraahim Guureeye, sidoo kalena soo noqday guddoomiyihii seddxda gole ee ururkii Ahlu-Sunna Waljamaaca.

Sheekh Ibraahim oo u waramay Idaacadda Kulmiye ee Muqdisho, isaga oo jooga magaalada Gaalkacyo, ayaa waxa uu sheegay halkaas ay ka bilaabayaan dhismaha maamul cusub, maadaama sida uu sheegay ay iyagu yihiin dadkii horay loogu igmaday hoggaanka maamulka, isla markaana ay hadda doonayaan inay Gaalkacyo ku qabtaan doorasho madaxbanaan.

Ibraahim Guureeye ayaa sheegay in howlaha ka socda Dhuusamareeb ay yihiin kuwo aan loo dhameyn oo sida uu sheegay ku kooban xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre, isagoo eeda ugu weyn ka dhigay in xukuumaddu ay bedeshay inta badan odayaashii saxda ahaa ee beelaha Galmudug.

Waxa uu sheegay in xubnaha baarlamaanka ee looga dhawaaqay Dhuusamareeb ay yihiin kuwo aan ku imaan saxiixii saxda ahaa ee odayaasha beelaha, isla markaama ay cabasho uga timid odayaashii beelaha qaar, sidaasna ay u garwaaqsadeen inay doorkooda qaataan oo soo dhisaan maamul ay ku qanacsanyihiin beeluhu.

Xogta aan ka heleyso magaalada Gaalkacyo waxay sheegeysaa in kulamo ay uga socdaan siyaasiyiin badan oo reer Galmudug ah, kuwaas oo ka mideysan ku qanacsanaan la’aanta dhismaha maamul ee ka socota magaalada Dhuusamareeb, kaas oo gar wadeen ay ka tahay xukuumadda federaalka.

Sidoo kale Gaalkacyo waxaa ku sugan Madaxweyne Xaaf oo horay u sheegay in aysan ogolaa doonin howlaha ay xukuumaddu ka wado magaalada Dhuusamareeb, isagoo kulan isugu yeeray siyaasiyiinta iyo waxgaradka reer Galmudug, si buu yiri looga tashado dhismaha maamul loo dhanyahay oo ay yeelato Galmudug.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
4 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Here comes the sewage-dweller boosaneero creature, as always meesha wada urinaayo. Waxa uu hunqaaco yaa u aqrinaayo moodaa waqti u haayo.

Adiga always come with Caay/Insults, whenever someone with an intellect faces you, you begin to sprout insults like an child who wont get its way, sxb chill out and talk like an adult, starting with stopping the petty insults like ''Sewage-dweller'' or your favourite insult against me ''Isbaaro crew'' etc.... you sound petty in all sense.

 

Back to topic, whats happening in Galmudug is exactly by fact explained by Mudane OOdweyne, that the Failed Farmaajo is having difficulties parachuting in his man into Galmudugs Presidency just as he succeeded in Bay and Bakool.

Failed Farmaajo has been struggling in Galmudug for almost a year, just understanding the Basics of Galmudug has been difficult for N&N, its been almost 7 months since the Election in Galmudug was due yet no success for N&N yet, but since we all know Who live in Galmudug Beesha Iljeex it wont be as easy as it was in the Bay iyo Bakool, the joke fest of a state called Bay iyo Bakool has been subjected to farmaajos whim ever since he was elected President for Somalia, Baidhoba is the playground for every Somalia's Presidents.

So MMA, Instead of focusing on the puppet Lafta-Gareen you and your ilks of Bay and Bakool tend to focus on matters of unconcern such as that of in Somaliland, Mogadishu and even Galmudug, so forgodsake focus on your rotten Bay and Bakool before all hand and mind your business.

 

#GalmudugIsNotBayAndBakool

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 hours ago, Dalmar1 said:

So MMA, Instead of focusing on the puppet Lafta-Gareen you and your ilks of Bay and Bakool tend to focus on matters of unconcern such as that of in Somaliland, Mogadishu and even Galmudug, so forgodsake focus on your rotten Bay and Bakool before all hand and mind your business.

 

#GalmudugIsNotBayAndBakool

Ma hubtaa, fudeed badne? Xaaf calooshiisa u shaqeysanaayo maa maanta difaaceysaa? Dabeesha maanta dhanka Xaaf ayee u socotaa miyaa? Beri ha isbadalin yaah marka la soo dhiso maamul goboleedka Dhuusamareeb, sankana lagaa galiyo. Even tuugii weynaa Mahad Salaad and et al support this process and progress.

Horumarka Mudug Soomaali dhan ayee u roontahay, taas la soco yariisoow fudeedbadne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Ma hubtaa, fudeed badne? Xaaf calooshiisa u shaqeysanaayo maa maanta difaaceysaa? Dabeesha maanta dhanka Xaaf ayee u socotaa miyaa? Beri ha isbadalin yaah marka la soo dhiso maamul goboleedka Dhuusamareeb, sankana lagaa galiyo. Even tuugii weynaa Mahad Salaad and et al support this process and progress.

Horumarka Mudug Soomaali dhan ayee u roontahay, taas la soco yariisoow fudeedbadne.

Sxb MMA, i like you as an individual, you are a man of worthy Principe, but laakin you need to change your all loving, turining the other cheeck for failed leaders like farmaajo, and start holding them accountable.

My stance was always the same, im an straight-shooter that is against any fake leader that represents Somalia's highest office under hypocrisy, this failed current President Farmaajo is literally an criminal (Qalbi-dhagax, and Baidhoba fiasco) with countless bloods on his hand, and yet folks like you support him blindly, i at least supported Xaaf because he was an stable and peace leaning President for the Central Region's Galmudug State,  so when Xaaf is compared to Farmaajo its like comparing any western Democratic President with the Middle Eastern wannabe Dictators who abuse their citizens right, just as farmaajo abused your folks rights in Baidhoba killingcountless using Ethiopia Tank as he installed his Nephew Puppet Lafta-Gareen.

 

I guess after all this discussuin its clear that Mudane Oodweyne is right, that some folks do indeed have Low-Born Mentality that just happily and Easily  accept Subjugation like the Bay and Bakool folks that are Resident Member Mudane Miskiin-Macruuf-Aqiyaar represents.

I guess some were born to be ruled as slaves, citizens and aspiring rulers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Gal-mudug
La mid ma'ahan gobolada kale sida bay iyo bakool oo diinta loo raadsan jiray iyo masagada.

Dhaqan ahaan gal-mudug waa dad dhib badan, axdigana ma oofiyaan. 

Nabada, colaaday ka jecel yihiin.  

Xalaashana xaarayntay ka jecelyihiin 

Waa intooda badan dadka laysma raaciyo aqlabiyadda ama ilaa man raximalaah.

Ilmaha markii loo xiiro waxaa lagu dhahaa orodoo facaa iskasoo celi asagoon ilko lahayn.

Labaatan jir mudug ku dhashay ilaahay uma xil qarin, macnaheedu waa inuu ama dilaa noqdaa ama isaga tagaa gobolka.

Tusaale waxaa kuugu filan dadka wax loo qaybinayo oo loo dadaalayo waa hal jufo oo sadex jufo usii kala baxday 

Waxa federaalka oo aysan sharuudihiisii buuxin uga mid noqdeen gobol iyo rubuc si shartooda looga nabad galo.

Mid waxay leedahay madaxweynaha.

Midna waxay leedahay caasumadii dhaqaalaha ugu badan soo galayay.

Midna waxay leedahay gurigii baarlamaanka  oo lagu talinayay

Waxaa loogu daray suufiyadii oo sadbursi iyo mixnad kale ah.

Maxaa soo haray?.... Waxba.

Juhdiga intaa le'eg waxa lagu bixinayo waa hal beel ah oo aan timo waligood usoo bixin.

Soo kama fiicnayn juhdiga intaa la'eg, in dawladu geliso geella Australia lagu laynayo.
 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Gal-mudug
La mid ma'ahan gobolada kale sida bay iyo bakool oo diinta loo raadsan jiray iyo masagada.

Dhaqan ahaan gal-mudug waa dad dhib badan, axdigana ma oofiyaan. 

Nabada, colaaday ka jecel yihiin.  

Xalaashana xaarayntay ka jecelyihiin 

Waa intooda badan dadka laysma raaciyo aqlabiyadda ama ilaa man raximalaah.

Ilmaha markii loo xiiro waxaa lagu dhahaa orodoo facaa iskasoo celi asagoon ilko lahayn.

Labaatan jir mudug ku dhashay ilaahay uma xil qarin, macnaheedu waa inuu ama dilaa noqdaa ama isaga tagaa gobolka.

Tusaale waxaa kuugu filan dadka wax loo qaybinayo oo loo dadaalayo waa hal jufo oo sadex jufo usii kala baxday 

Waxa federaalka oo aysan sharuudihiisii buuxin uga mid noqdeen gobol iyo rubuc si shartooda looga nabad galo.

Mid waxay leedahay madaxweynaha.

Midna waxay leedahay caasumadii dhaqaalaha ugu badan soo galayay.

Midna waxay leedahay gurigii baarlamaanka  oo lagu talinayay

Waxaa loogu daray suufiyadii oo sadbursi iyo mixnad kale ah.

Maxaa soo haray?.... Waxba.

Juhdiga intaa le'eg waxa lagu bixinayo waa hal beel ah oo aan timo waligood usoo bixin.

Soo kama fiicnayn juhdiga intaa la'eg, in dawladu geliso geella Australia lagu laynayo.
 

War ka qaleey, see camal hilfahaa u qaatee.

Laakiin waxaa dadkaas ka mid ah igaarkaan yar Dabeelmar - err Dalmar - la baxay meeshee dabeesha u socotana iska raaco. Danta gobolka uu sheegto ma kala jeclo, xataa boosaneero ku nool, nolosha ka dhacay secessionist, whose hatred for and against anything positive for Koonfurta and has no limits, ayuu u sacabtumaayaa maanta ceebtiisa. The same sewage-dwelling secessionist caaynaaye dadkiisa shalay, berina afgalaadeen doono ayuu u gacmo haadinaayaa, in order to insult madaxweynaha Soomaaliya. The same madaxweynaha ka soo jeedo this same Mudug region and want to develop and invest it, including having a major port. Yariisoowgaan waxaas ma arko, qabyaalad qurunkeeda ayuu arkaa and cheerleading the sewage-dweller creature who hates his gobol and people.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 1/13/2020 at 12:38 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waxa uu hunqaaco yaa u aqrinaayo moodaa waqti u haayo.

Aaaah ar beerka!   Matag buu meesha la yimaadaa and thinks anyone is going to read.  Go back under your bridge,  troll. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha baarlamanka GALMUDUG oo la doortay

IMG-20200116-WA0088.jpg?mrf-size=l

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa doortay Guddoomiye cusub oo uu yeelanayo Baarlamaanka Labaad ee Maamulkaas.

Kursigaas oo ay ku tartameyn labada Musharax ee kala Dr. Maxamed Nur Gacal iyo  Cabdinasir Aaden Cismaan ayaa waxaa ku guuleystay Dr. Maxamed Nur Gacal oo ah Musharixii ay wadatay Dowladda Soomaaliya.

Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee Baarlamaanka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inay ku dhamaatay natiijada doorashada sida soo socoto:

Dr. Maxamed Nur Gacal  54 cod

Cabdinasir Aaden Cismaan 34 cod

Guddoomiyaha ayaa sheegay inuu halaabay hal cod.

Natiijada kasoo baxday doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Galmudug ayaa muujineyso inuu weli furan yahay tartanka loogu jiro xilka madaxweynimo ee maamulkaas maadaama farqiga labada musharax u dhaxeeyo uu yahay 19 Xildhibaan.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddoomiye ku-xigeenada baarlamaanka maamulka GALMUDUG oo la doortey

Faduma.jpg?mrf-size=l

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug ayaa la doortay kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusomareeb, oo ay codeeyrrny 89 xildhibaan.

Doorashada ayaa waxaa ku tartamay Cabdullahi Xirsi Maxamuud iyo Saadaq Sheekh Yuusuf Sheekh Ibraahim, waxaana 59 cod helay Cabdullaahi Xirsi Maxamuud oo loo doortey guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee baarlamaanka Galmudug, halka Saadaq Sheekh Yuusuf uu heley 29 cod.

Saadaq Sheekh Yuusuf ayaa waxaa aad u taageerayey kooxda Ahlu-Sunna, waxaana guul-darradan ay ka dhigan tahay in kooxda ay u muuqato inaysan wax jago sare ah ka heleyn hoggaanka Galmudug

Dhinaca kale, Cabdullahi Xirsi Maxamuud ayaa kasoo jeeda beesha ***, waxaana la sheegay inuusan kooxna ku xirneyn.

Dhinaca kale, guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Galmudug ayaa waxaa loo doortay Fadumo Cabdi Cali, waxaana ay ka guuleysatay Maxamed Axmed Maalin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddiga doorashada madaxweynaha Galmudug oo maanta lagu dhawaaqey

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug.

Xubnaha Guddigaan ayaa ka kooban 13 Xubnood oo ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug, kuwaasinoo soo diyaarin doona hanaanka doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa.

WhatsApp-Image-2020-01-19-at-7.51.10-AM.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Dhuusamareeb iyo arrin cusub oo soo korortay

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in kulan deg deg ah la isugu yeeray Xildhibaanada Maamulkaas.

Kulankaan ayaa waxaa iclaamiyey Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Maxamed Nuur Gacal oo farrin u diray Xildhibaanada maamulkaas iyadoo aan farrinta lasoo raacin ujeedada iyo ajandaha laga hadli doono.

In kastoo ajandaha kulanka Maanta ee Baarlamaanka galmudug la isugu yeeray aan la shaacin ayaa haddana Caasimadda Online waxay ogaatay inay ka hadli doonaan Xubnaha guddiga doorashada Galmudug ee muranka uu ka dhashay.

Xaalka siyaasadeed ee Galmudug ee ku saleysan doorashada ayaa waxaa hareeyey khilaaf xoogan, waxaana hoggaana Ahlusunna oo diidan sida ay wax u socdaan ay kulamo kala duwna ku leeihiin Xarunta Inji ee Magaalada Dhuusamareeb.

Khilaafka Dowladda iyo Ahlu Sunna ayaa ka bilowday sida loo marayo magacaabista Guddoomiyaha guddiga doorashada madaxweynaha, waxayna Ahlu Sunna dalbatay inuu iyaga ka imaado maadaama dowladda ay horey u keensatay guddoomiyihii guddiga Doorashada Baalrmaanka ee Maamulkaas.

Waxaa laga yaabaa in Magaalada Dhuusamareeb ay ka dhacdo laba Doorasho oo ay kala hoggaaminayaan Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe, waxayna dowladda qorsheeneysaa inay adeegsato awood ciidan taasoo ah mid ka baxsan Dastuurka u yaalo maamul Goboleedyada iyo midka Soomaaliya.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Qaar waxay leeyihiin dawladaa fara gelin ba'an nagu haysa

Qaarna waxay leeyihiin dawladii yaa isu kaana daysay oo isaga kaana dhex baxday suuro galna ma'ahan la'aanteed.

Qaar kalena waxay leeyihiin baarlamaankaan ku jirnaa hadana lama shaqayn karno waa inaan ka mid ahaano, hadana si gooni ah u tukano.

Qaar baraxley bay kitaab ku mariyeen dad aan aqoon kitaabka quraanka iyo waxa ku qoran.

Kuwo waxay leeyihiin sida puntland aan arimaheena u madax banaano

Kuwana waxay leeyihiin puntland kuma dayan karno waa dad nooga horumarsan dhanka qabiilaysiga iyo sida qaran lookala kaxeeyo.

Kuwa kalana waxay leeyihiin dhaqaalaha yaan nalaga hor istaagin si gunooyinkii iyo mushaarkii laysu soo raaciyo doorashada ka dib.

M00ryaan ama xoog baa lagu xukumaa ama hadaad awoodi waydo turkiga yaa guryo laga dhistaa sidii kuwii kaa horeeyay.

Ĺaakiin walaalow iyo soo culumo ma tihidin iyo aaway cahdigii aad gasheen shaqo kuma leh.

Isbaaro iyo ribo dad ku koray xaq gacanta u taagi maayaan waa inaysan dawladu fuusto daloosha buuxin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.