Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Another useless Council

Recommended Posts

Scared Sacuudis (scared of Turkiga influence in Soomaaliya and Suudaan and Iiraan's intervention of Yemen) waxee soo dhoobeen another magac u yaal gole - as useless and ineffective one as Arab League.

I have no problem dowladda Soomaaliya ka shaqeysato, daneysato this new toothless Council. Milk it.

Saudi Arabia and 7 countries form council to secure Red Sea and Gulf of Aden

redseamain_2dff03d4-e055-431a-a82f-c1a40

1916731-1272898393.jpg

RIYADH - Saudi Arabia’s King Salman praised on Monday the formation of a new council aimed at securing the waterways of the Red Sea and Gulf of Aden.

The council, which includes Egypt, Jordan, Eritrea, Yemen, Sudan, Djibouti and Somalia, will increase cooperation between the countries and aims to tackle piracy, smuggling and other threats in the seas that are key international shipping routes.

King Salman met the foreign ministers of the countries involved in Riyadh on Monday.
They discussed a number of issues related to developing joint cooperation in order to enhance security and stability in the region.

The ministers signed a founding charter for the Council of Arab and African States bordering the Red Sea and Gulf of Aden.

Prince Faisal bin Farhan, Saudi Arabia’s foreign minister, said the meeting came at a sensitive time when cooperation needs to be increased capabilities enhanced “so that we can deal with any risks or challenges facing our region, and work to protect the security of the Red Sea and Gulf of Aden.”

"The Kingdom is very keen to coordinate and cooperate with the member states of this council, to face these challenges and the risks that surround us from every side,” he added.

The Red Sea and the Gulf of Aden are two of the world’s busiest shipping routes connecting Europe to Asia and the Middle East.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
12 hours ago, cadnaan1 said:

Labada calan we Somalia ee meesha suran keebaa sax ah kalarka wey Kala duwan yihiin.

Waa midka khafiifka buluugga ah.

Anaga keenu waa cirkoo kalo'ee aan caadna lahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 hours ago, cadnaan1 said:

Labada calan we Somalia ee meesha suran keebaa sax ah kalarka wey Kala duwan yihiin.

Kan dhanka bidix markaa fiirneysid jiro ayaa saxsan. Midabka 'azure' ayaa la dhahaa, xataa Axdigii lixdamaadkii la qoray ereygaas ku jiray marka afka Ingiriiska lagu turjumay. Ma'ogi Sacuudiga kan kale baluugan meesha ee ka keensadeen.

Dowladda hadda jirto waxee ku da'daashay inay si standard ah u habeyso calankeena iyo midabkiisa. Xafiis walba ayee dhigtay asagoo habeysan; shir, kulan, gole, fadhi walba la qabanaayana gadaashooda ayuu suranyahay ama tiiranyahay. Awal saas ma'ahaan jirin, but few notice the little things.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Newest envoy to this council is nominated to be Yuusuf Garaad, it seems.

Yuusuf Garaad oo ballan-qaad sameeyey, kadib xilka cusub ee loo magacaabay

yuusuf-garaad.jpg

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Yuusuf Garaad Cumar oo shalay loo magacaabay ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa soo dhoweeyay xilkaasi loo magacaabay.

Ugu horreyn Yuusuf Garaad ayaa uga mahadceliyey madaweynaha Soomaaliya, kalsoonida uu siiyey iyo xilka sare ee uu u magacaabay.

Sidoo kale wuxuu ballan-qaaday inuu si daacadnimo ah, kartina ay ku jirto uu u gudan doono mas’uuliyadda culus ee loo xil-saaray.

Yuusuf Garaad ayaa sidoo kale intaasi ku daray inuu si hufan oo khibrad leh uga qeyb  qaadan doono xilli kasto arrimaha waa weyn ee mandiqadda Geeska Afrika.

Halkan hoose ka aqriso:

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaan uga mahadcelinayaa kalsoonida uu ii muujiyay in uu ii magacaabo Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee arrimaha Gobolweynaha aan ka tirsan nahay oo bad iyo berriba leh kuna baahsan laba qaaradood.

Waxaan ballanqaadayaa in aan si daacadnimo ah kartideyda, khibraddeyda iyo  aqoonteyda oo dhan aan u dul dhigo mas’uuliyadda la ii xilsaaray aniga oo ka amba qaadaya halka la soo gaarsiiyay, lana kaashanaya howlwadeennada iyo hey’adaha Soomaaliyeed ee ay khuseyso.

Xilli doorasho iyo xilli kastaba, Arrimaha waaweyn ee mandiqaddan ka taagan waa kuwo toos u saameeya Dowladnimada, nabadgelyada, dhaqaalaha iyo horumarka dalka iyo dadkeenna Soomaaliyeed.

Saameyntaasi waa mid maanta ah iyo mid istaraatiijiyadeed oo mustaqbalka ah.

Waxaan u mahadcelinayaa saaxiibbada iyo taageerayaasha tirada badan oo ay ardaydeydu ugu horreyso oo fool-ka-fool, farriin cod ah, mid qoraal ah iyo baraha bulshadaba iigu hambalyeeyay, i dhiirri geliyay, iiguna duceeyay.

Ducada Aammiin.

Dalka waan wada leennahay, waana in aan u wada adeegnaa. Sabab kasta ha keentee, qofkii aan taasi suurta gal u ahayn am aka ahayn, ugu yaraan waa in uu dalku ka nabad galaa, sidoo kalena ay ka nabad galaan inta u adeegeysa iyo inta hore ugu soo adeegtay.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.