Saalax

Surad branch of ex Caare army in Sanaag says they will continue operations against Sland region

Recommended Posts

gooni   

Villa soomaliya lacag badanaa Markay dhali waydo bay tidhaahdaa shaatiga farmaajo ha lay ursiiyo.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr odweyne

Famaajo iskuma diro beelo soomaaliyeed saaxiib, arimahan waa arin jufooyin hoose oo snm u gaar ah, odayaal dhaqameedkaa laga rabaa inay mujaahidka qanciyaan.

Tan Dpworld waa masuuliyad saaran in dalkiisa aan raqiis lagu boobin iyo xaqul qalin. 

Waana mid ka mid ah sumacadii soomaaliya lahaan jirtay oo dib usoo noqotay.

Ogowna waxaa jira aayad quraana oo oranaysa, waxaa jira waxaad shar moodayso oo khayr kuugu jiro, iyo waxaad khayr moodayso oo shar kuu ah.

Waxaan hubaa hadii laydin aqoonsan lahaa inaad si fudud aad ceel aadnan kasoo bixi karin ugu dhici lahaaydeen anigoo ka cabir qaadanaya aqoonyahanada ku doodaya farmaajo yaa na cuna qabateeyay.

Biixi dalka soomaaliya masuul kama aha walaal, waa farmaajo qofka masuulka ka ah sharuucda dawliga ah.

Waxba ma qaban karto dpworld hadaysan haysan damaanad dawladeed oo sax ah, fadhi ku dirirka faraha badan iska daa ninyahow xaqiiqda mar un u dhawaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.