Saalax

Terrorists in Somaliland region celebrate after deadly bombings in Mogadishu

Recommended Posts

BK AND this boy have the same mentality and large number of pple in Jeegaanta triangle,  was nasiib daro but predictable of 30 years of brainwashing and living under cult 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

They do not even know who is who in  the south. They just assuming everyone in modish area is from H tribe. The victims of the last accident seems majority Somali Bantu. Soon you reach Afgooye, you will not see many people from H tribes.

  • Thanks 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm not entirely sure why people are fixated with Maxamed BK and what he's allegedy said. He didn't say anything that is not true. 

It's easy to blame someone else for their issues. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

The old man is back to comment, just time of one of biggest Moqdisho bombing, while hiding and despaired when he was needed to comment issue he beleived in. Jidh xun will always be jidh xun.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ciyaalkan wax dambi ah malaha weel walba wixii lagu shubto yaa laga cabaa.

Dadkooda waa wayn yaa marin habaabiyay, ayaga qudhoodana dad ka sir badan yaa marin habaabiyay sidoo kale.

Ujeedka snm loo aasaasay ma'ahayn xukun diid, mana ahayn gooni isu taag. 

Horta intaas waa in la fahmaa ayadoo si fiican oo cilmiyaysan loo baarayo, taariikhda snm ee saxda ah.

Snm waxaa asaasay yuhuuda reer galbeedka waxaana loo ogolyahay in xataa qowm luudkoodu booqdaan, oo caruurta dhunkadaan, sheekha muxaadaradiisuna waa ka mamnuuc.

Waxay ka bilaabatay xukunka military'ga iska rida, waxayna ku dhamaatay waan ka go'nay dalka intiisa kale.

1990 kii ka dib, waxaa lagu war geliyay inay gooni isu taag ku dhawaaqaan ayagoo ingiriis ku abtirsanaya.

Xagjirka waa laga ilaaliyaa oo waxaa loo sheegay madaxda xag-jirka  in qaybtii ingiriisku gumaysan jiray ay yihiin somaali sax ah oo caqiido fiican haysta, qaraxa iyo dhibkana laga ilaaliyo.

Koonfurtuna yihiin dad gaalo iyo mushrikiin isugu jira dhiigooduna baanaanyahay oo aan lakala saarin caruur, iyo hooyadood. 

Warka markii lasoo koobo dad hal caqiido haysta oo isku af iyo midab ah dhul khayraad badana deggan waa inaysan jimcaha ku ducaysan ilaahow gaalada naga kor yeel.

Aqoonsiga

Aqoonsigu muqdisho ma yaal sida caruurta loo sheegay, shaqadii kala furfurka soomaaliya yaan weli dhamaan, markay dhamaatana ama waa la aqoosan ama walaalahood itoobiyo yaa lagu dari.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
5 hours ago, Oodweyne said:

Salaaan sare iga gudoon, inaadeer. Long time no see, my dearest. Halkan SOL ah waxa weeye arrinteedu: “Nin-na caadadii ma baajo, bahal-na qaydhinka ma daayo, nin itaal ama quwad iska waayeyna waa ciil ciyaa ama waa ciil hadlaa

Oodweyne;

Gacal ku arag, Cadowna argagax. Salaan qiimo badan Halyeey.

 Inaadeer cudurka haya kaarkiisa/xummadiisa waxay ku jebiyaan  Somaliland  iyo dadkeedda . Kiniinkii koodhiinka la odhan jiray baan u noqonay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Looma ooyaanku ma oga in Maxamad Siciid BK kaga karaamo iyo sharaf badanyay Mogadishu.  :D 

Maxamed Siciid BK waa Super Star. Hadii maanta go'aansado inu Mogadishu ka dego, waxaan hubaa in sidii Madaxweyne safaf dhaadheer loo istaagi lahaa, waliba who-is-who Mogadishu's elite. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 minutes ago, Oodweyne said:

Suldaanka And Barwaaqo,

Ilmaadeerayaal, salaan-sare. Midda kale sidaad aragteen hadhaagii f-aqashta ayaa ciil iyo cadho heysa darteed isku qarinaya qiiq iyo hadal tiris ay isleeyihiin ceebta heysata saaqidkii siyaasadda Soomaaliya ee Ina-Farmaajo, dadka reer-Muqdishu kaga sii jeediya. Markaas, waa naxli hadlayaan. 

Ilaahay amarkii Soomaalidii dhamaanteed waxay si fiican u baratay waa Hadhaagii Afwayne. Hadii aad aragtid qof 'Somalinimo' iyo 'midnimo' meelahaa ku dawarsanaaya, waa hadhaagii Afwayne, afka laad kaga jiid. :D 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
biyo-cad   

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Allaha uwadanaxariisto inti dhimatay iyo inta dhaawacaba. Aamiin.  Aamiin.

 

Haladaayo the good people of the Republic of Somaliland and their government.  Muqdisho madaama magaca caasimad wadato group kasta ama local ha noqdeen ama international target ayeey utahay.  Unfortunately this slow genocide will continue. 

I agree with MR.BK Somalia is better without Somaliland and vice-versa. 
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.