Saalax

Terrorists in Somaliland region celebrate after deadly bombings in Mogadishu

Recommended Posts

2 hours ago, Saalax said:

 

 

Waa ayaandarro weyn suntii xumeyd lagu talaalaaye tan iyo intuu dhashay ka dhex hadleyso. Marka waxaa dhaho ma aqaan ka ahayn Rabi ha caafimaad siiyo. Hadduu ogaan lahaa asagoo saas u quuqleynaayo nafta ka bixi kartaa.

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
54 minutes ago, cadnaan1 said:

Doqonkii Mohamed BK ahaa oo xalay xaflad London hadalka ka yiri 

Wuxuu isku xiray qaraxyada xamar iyo ictiraaf la aanta Somaliland taasi shaki galjnaysa inay Somaliland la shaqeyso alshabaab.

Eeygaan waa in lagu dacweeyaa dowladda Ingiriiska. Meesha baasaboor iyo aqoonsi Soomaaliyeed ku joogaa. Safaaradda Soomaaliya ee Ingiriiska ku taalana haka ceshato baasaboorka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Moqdhshoow I maqal:

Cudurka kaa gala fadhaha Hadii laga gubo dameer dawadda lama gaadhayo’ waa maahmaah Somaliyeed.  Dawadda kama helaysaan BK hadal hayntiisa iyo hadal uu yidhi. Dawadda  saxda ahi  waa idinkoo ka raadiya dhexdiinna.

Moqdishoow gumaadka  la idinku hayo yaan lagu qarin ama la idinku maaweelim fanaan  baa hadal yidhi.

Moqdishoow maaweeladda caruurta yaan laydinKu seexin.

Moqdishooy, reer Somaliland waa Soomaali muslin ah oo idiin damqanaya, nacayb idiinma hayno..

Moqdishooy Madaxdii qarankayaga ayaa ka jawaabtay dareenkii shacabkayaga oo tacsida idiin soo dirtay. .

Moqdishoow halka  dawadiinnu ku jirto raadiya si aad u caafimaadaan.
 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waa ayaandarro weyn suntii xumeyd lagu talaalaaye tan iyo intuu dhashay ka dhex hadleyso. Marka waxaa dhaho ma aqaan ka ahayn Rabi ha caafimaad siiyo. Hadduu ogaan lahaa asagoo saas u quuqleynaayo nafta ka bixi kartaa.

 

Amiin, Wa la yaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.